Wararkii ugu Dambeeyey Ee Degmada Taleex Oo Somaliland Gacanta Ugashay iyo Kooxihii shirka Waday oo Kala Yaacay
Taleex:June,12,2014(SDN/QJ)-Wararkii ugu Dambeeyey ee naga soo gaadhayey Degmada Taleex ee Gobolka Sool ayaa sheegay in ciidamda qaranka Somaliland Cutubyo ka tirsan ay si buuxda Gacanta ugu dhigeen Magaaladaas Taariikhiga ah. Wararka ayaa intaas ku daraya in ciidamada oo habeenkii xalay u hogday Goob waxyar u jirta magaaladu ay kallahaad ku galeen Magaalada, isla-markaana aanu…
