Webmaster

    Somalia’s Al-Islah Movement Condemn President Hassan’s Attendance of the Egyptian President’s Inauguration

    The Somali people are freedom lovers and against dictatorship, oppression, fighting and killing based on leadership. The Somalis and the people of Egypt are brothers and have long and historic relationship based on cooperation and support one another, the group said in a statement. The Somalia’s Al-Islah movement, (Muslim Brotherhood in Somalia )has today condemned…

    Read More

      Measles threatens thousands of children in Somalia: UN

      Thousands of children in war-torn Somalia are facing death or disability due to an outbreak of highly contagious measles, the United Nations said Tuesday. Recent rates of infection are four times higher than the same time last year, and a vaccination campaign must be “urgently conducted to prevent thousands of avoidable deaths”, the UN children’s…

      Read More

        Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

        Hargaysa 10.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

        Read More

          Shirweynihii Beesha Arab Sheekh Isaxaaq oo Jewi Degan ku Furmay iyo Odhaaho laga Jeediyay (SAWIRO)

          Balli Gubadle 10.June 2014 (SDN/QJ)- Shirka Beelaha Afgarad 3 ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Magaaladda Baligubadle ee xarunta Gobolka Hawd. – Shirkan oo ay ka qsoo qayb Galeen Sulaadiin, Cuqaal, Siyaasiyiin, Xildhibaano, Wasiiro, aqoonyahan, Haween, dhalinyaro  iyo dadweyne aad u tiro badan. – Suldaanka Guud ee Beelaha Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan…

          Read More

            Ra’isal Wasaaraha Somalia oo Addis ababa kaga qayb galay Xal u Helida Mashaqada Konfurta Sudan

            Addis Ababa 10.June 2014 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa xalay gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, si uu ugu qeybgalo shirka aan caadiga aheyn ee madaxda IGAD maanta uga furmaya magaalada Addis Ababa, kaasoo looga hadlayo xal u helidda dhibaatooyinka ka taagan dalka Koonfur Sudan. Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya…

            Read More

              “Waxaanu ka codsanaynaa baarlamaanka Soomaaliya in ay ku ciqaabaan Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo saarka Madaxweyne dadkiisii laynaya” Urur Diineedka Islaax

              Muqdisho 10.June 2014 (SDN/QJ)- Urur diimeedka Al-Islaax oo awood badan ku leh dalka Soomaaliya,ayaa ka soo hor jeestay mooqashadii uu Madaxweynaha Soomaaliya ku tegay dalka Masar ee uu kaga qayb galay caleemo saarka Madaxwynaha dalka Masar Cabdifataax Al-Siisii o doorasho millatarigu taageerayo ku soo baxay. Urur  diimeedka Al-Islaax,ayaa sheegay in kulanka uu la yeeshay Madaxweyne…

              Read More

                “Waa Nasiib-darro In Maanta Ay Madaxtooyaddu La Wareegto Hawshii Sharci-Dejinta Dalka” Xildhibaan Rayte DHAGAYSO

                Hargaysa:10,June,2014(SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali,oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiiladda Jamuuriyada Somaliland,ayaa ku Eedeeyay Madaxtooyada Somaliland inay Gabi ahaanba la wereegtay Shaqadii ay u Xil saarnaayeen Baarlamaanka Smaliland ee ahaa Dejinta iyo Jaan-goynta Shuuruucda Dalka. Waxaana wuu Tusaale usoo Qaatay Xeerka Diwaagalinta Muwaadinka oo uu Sheegay in laga soo Curiyay Madaxtooyada Somaliland. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA…

                Read More

                  Xisbiga Ucid oo Jawaab ka Bixiyay eedayn uu Xildhibaan C.raxmaan Dheere u Jeediyay Gudoomiye Faysal {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 10.June 2014 (SDN/QJ)- Xoghayaha Xisbiga Ucid Cabdi Naasir Qodax ayaa ka Gil gilishay Hadal ka soo yeedhay Xildhibaan C.raxmaan Cismaan Caalin oo ka Tirsan Golaha Wakiilada kaas oo ku eedeeyay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid inuu aabo iyo hooyaddaba u yahay qabyaalladda isla markaana uu xisbi dhan u nisbeeyay inuu reer leeyahay. Xoghayaha Xisbiga Ucid Waxa…

                  Read More

                    Suldaan Maxamed C.qaadir oo Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin ku Sifeeyay Muhaajiriin,Mujaahidiin iyo Munaafiqiin! Muxuu Maanta ka Yidhi {DHAGAYSO/DAAWO}

                    Hargaysa 10.June 2014 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo dhawaan Si toos ah u Weeraray Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Ku Xigeenkiisa 1aad Maxamed Kaahin Axmed kuna sheegay inay ka haajireen Taliskii Siyaad bare oo ay Noqdeen Muhaajiriin markii danbena Mujaahidiin ku noqday Ururkii SNM haatana ay Noqonayaan…

                    Read More

                      Shirweynihii Beesha Arab (Sheikh Isixaaq) oo Maanta Balli Gubadle ka Furmaya iyo Ajandihiisa oo La Isku Mari Waayay

                      Balli Gubadle 10.June 2014 (SDN/QJ)-Shirka Beesha Arab (Sheikh Isixaaq) Ayaa Maanta Ka Furmi Doona Magaalada Balli-Gubadle Ee Caasimada Gobalka Hawd. Shirkan Oo Qaban Qaabadisa Laga Dareemayo Guddaha Dalka Iyo Dibbadiisaba Ayaa Ergooyinkii Shirkaasi Ka Qayb-Gali Lahaa Waxay Gaadheen Isla Goobta Shirkani Ka Qabsoomayo Oo Ah Guddaha Magaalada Balli-Gubadle . Ergoyinka Beesha Arab Ee Dagan Ethoipia…

                      Read More

                        DHEGEYSO Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee xisbiga UCID:Guddoomiyaha Guurtidu khilaafyadii hore ee dalka ka dhacay wuu ka dhoofay khilaafka Kulmiyena wuu u soo dhoofay

                        Edmonton June 10,2014(SDN/QJ)-Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Xisbiga UCID Md Yusuf Budle ayaa wareysi uu siiyay qurbejoog.com waxa uu uga waramay sida ay Gollaha Guurtidu u maareeyeen dhexdhxaadintii khilaafkii Kulmiye. Xoghayuhu waxa kale oo dhaliilay sida ay Garabyada khilaafka Kulmiye dalka dib uGu celiyeen nidaamkii qabyaalada ee laga gudbay. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/budle.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD U…

                        Read More

                          Sheekh Umal Oo Markii uu Somaliland Ka Baxay Ammaandarro Darteed Loogu wareejiyey Ciidamo Si Gaar ah u Ilaalin Doona

                          Garowe:June,10,2014(SDN/QJ)-Sheekha caanka ah ee Maxamed Cadbi Umal oo Safarro diimeed ku marayeyey Goobo Badan oo ka mid ah somaliland, ayaa Haatan gaadhay Xarunta Maamul-g0boleekda Puntland ee Garowe, waxana  is beddelay Qaabkii uu u waday Sodaalkiisa. Sheekh Umal oo maalintii shalay Gaadhay Garowe ayaa Halkaas  lagu soo dhaweeyey, waxana  si weyn loo adkeedyey ammaankiisa, iyagoo gacanta…

                          Read More

                            Guddoomiye Cali Gurey oo dhaliilay xeerka diiwaangelinta muwaadinka iyo ujjeedada dhaqangelinyiisa ee xukuumada

                            Hargeysa June 10, 2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha sadexaad ee xisbiga UCID Md Cali Gurey ayaa waxa uu dhaliilay xeerka diwaangelinta muwaadinka ee uu madaxweynuhu shalay hirgeliyay. Guddoomiyuhu waxa uu xeerka iyo xukuumada ku sifeeyay in aaney ka muuqan daacadnimadii hawshaasi u baahneyd, qoralka guddoomiyahana sidan ayuu ahaa”Diiwaangelinta Muwaadiniintu sida ay xukuumaddu wax u waddo lagama yaabo in wax…

                            Read More

                              Xubin Sare Oo Ka Tirsanayd Masuuliyiinta Dawladda u Qaabilsan Magaalada Baydhabo Oo Xalay La Dilay

                              Baydhabo:June,10,2014(SDN/QJ)-Waxa Habeenkii Xalay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay  kooxo Hubaysani ku dileen Xogyahihii Guddoomiyaha xaafadda Mursan ee  isla-magaaladaas. Xoghayaha Guddoomiyaha xaafada Mursal oo lagu magacaabi jiray Maxamed Deeq Cabdullaahi ayaa waxa la sheegayaa inay Khaarajiyeen koox ku Hubaysnayd  bastoolada, iyadoo sidoo kalena la dilay mid ka mid ah ilaaladiisa. Wararka ayaa sheegaya in kooxaha…

                              Read More