Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanaka ay ku Caan Tahay Degmada Boorame oo lagu soo ban dhigay Magalada Henley oo la matana Boorame Dawasho wacan
London 08Jun14(SDN) waxa maagalada Henley ee ku tala wadanka boqortoyada ingriiska lagu qabtay bandhig hidaha iyo dhaqanka ay reer boorame ku caanka yihiin taas oo lagu qabto magalada Henley oo Boorama la Matana ah waxa ka soo qayb galay Mayarka Magalada Henley dadwayne aad u tiro badan oo ka soo jeeda Degmada Boorame oo halkaa…
