Webmaster

    Somali Information Minister: Weekly Updates

    Mogadishu, 07 June 2014(SDN/QJ)– H.E. Mustafa Duhulow today spoke to the media in Mogadishu to provide an update on government progress over the last week. The Minister spoke on issues such as good governance, security operations in Mogadishu, military operations against al-Shabaab, UNSOM’s 1st Anniversary, the London Conference (on Combatting Violence Against Women) on 10th…

    Read More

      “Xisbigu Waa inuu Murmaa oo Wada hadlaa,Hadana Waa inaanu ku Kala Tegin,oo Loo Ciiraa halka Madaxweynuhu yahay” Xaaji Cabdi Waraabe {DHAGAYSO/SAWIRO}

      Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gudida Joogtada ee Golaha Guurtida Somaliland Xaaji Cabdi Xuseen Cabdi Waraabe ayaa hadalo dhinacyo badan leh oo Waano iyo Hoga Tusaale ah ka soo Jeediyay Madashii ay Ergadii Golaha Guurtidu ku Shaacinayeen Soo afjarida Khilaafkii Xisbiga Kulmiye . Xaaji Cabdi Waraabe waxa uu Xasuusiyay labada dhinac inay Saaran tahay Mas’uuliyad…

      Read More

        Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo Ku baaqay in Deg Deg loo dhamaystiro Hanaanka Diiwaangelinta {DAAWO}

        Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Sheegay in loo baahan yahay sidii loo dedejin lahaa Diiwaangelintii Codbixiyeyaasha . Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland waxaa kale oo uu Xusay in Somaliland ay ku Guulaysatay Hananka Axsaabta badan sidoo kale waxa uu  ka hadlay Habka Xalinta…

        Read More

          “Isku Heli Mayno Siyaasadu Waa Ceeb,oo Waa Wax Xun,Hadana Xil baanu u dhiibaynaa oo Wax Wanaagsan ayaanu doonaynaa” Muuse Biix {DAAWO}

          Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay dhaliilaha Loo soo jeediyo Xukuumada iyo xisbiyada qaranka isagoo dhanka kalena Jawaab siiyay Asxaabta Qaranka. Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi Waxa uu ka Hadlay Cunfiga Dimuquraadiyada iyo Saamaynta uu Qabiilku ku leeyahay. Mudane Muuse Biixi Cabdi Waxa uu ka Maro kacay in…

          Read More

            Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Xukuumada ku Eedeeyay Soo Noolaynta Qabyaalada iyo Qaraabo Kiilka {DHAGAYSO}

            Hargaysa:07,June,2014(SDN/QJ)-  Gudoomiyaha Xisbiga Mucaardka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe,ayaa Maanta Si Kulul Uga hadlay heerka Qabyaladda ee Somaliland.Waxa sheegay inay Nasiib-daro tahay in Waxii aynu kazoo Dagaalanay ee ay Qabyaaladda iyo Qaraabo-kiilka ahaa ay Maanta Halbeeg inoo noqdaan aynu wax ku Jaangoyno. Waxaana uu si dadbadn ugu Eedeeyay Maamulka Haatan jira inuu Qayb ka…

            Read More

              Gudoomiye ku Xigeenka Guurtida oo Shaaciyay Go’aamo u adeegaya Guddidii Shirguddoonka Shirweynihii Kulmiye {DHAGAYSO}

              Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ)- Guddidii Golaha Guurtidda ee ku jirtay Dhex dhexaadinta Khilaafka Xisbiga Kulmiye ayaa ku dhawaaqday go’aankii ay ka soo saareen dhagaysiga labada garab kaasoo u janjeedha dhinaca Xukuumadda. Go’aanka Koowaad waxay Guddidu ayiday go’aamadii ka soo baxay gudidii shirweynihii kulmiye iyo liisaskii ay soo saareen ee golaha fulinta iyo golaha dhexe, kuwaasoo…

              Read More

                Khudbadii Gudoomiyaha Golaha Guurtidu ka Jeediyay Soo afjarida Khilaafka Kulmiye {DHAGAYSO}

                Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ) Ergadii Golaha Guurtida ayaa Maanta Si Rasmi ah Madal ay ku Sugnaayeen Labadii Garab ee Xisbiga Kulmiye ee Khilaafka Baahsani soo kala dhex galay Ka Jeediyay Go’aamo ay ku soo Afjarayaan Khilaafka Kulmiye. Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamud Aadan ayaa Sheegay in ergadoodu ay labada dhinac ka qaateen Kalsooni isla…

                Read More

                  Culimada Masaajida Magaalada Burco oo Kulan loo qabtay iyo Wasiirka Awqaafta oo ka Hadlay

                  Burco 07.June 2014 (SDN/QJ)- Kulan aqoon is weydaarsi ah  ayaa magaalada Burco uga furmay  iimaam-yada masaajidda ku yaalla magaaladaasi. Kulanka oo socon doona laba maalmood ayaa waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda diinta iyo Aw-qaafta maamulka Somaliland. Wasiirka diinta ee maamulka Somaliland,  Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed oo ka hadlay furitaankii kulanka ayaa sheegay in wasaaraddu ay…

                  Read More

                    Safiirka Maraykanka ee Nairobi oo Wadnaha Farta ku haya,Cabsi uu ka Qabo in la Qarxiyo

                    Nairobi 07.June 2014 (SDN/QJ)- Safiir ka safaaradda  ugu awooda badan dalka Kenya ee waddanka Maraykanka,ayaa ka werwersan in la weerarro safaaradiisa isla markaana lala beeqsado qaraxyo is miidaamin ah.   Ku sinnaan muddo hadda laga joogo shan iyo toban sano iyo dheeraad,ayay ahayd markii weerarro is-miidaamin ah lagu qaaday safaaraddan uu Maraykanku ku leeyahay Xarunta…

                    Read More

                      Labada Garab ee Khilaafka Kulmiye kala Irdheeyay Maxay ka Yidhaahdeen Go,aan la filayo inay Guurtidu Maanta ku dhawaaqdo

                      Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ)- Garabyada ku loolamaya Xisbiga Kulmiye ayaa sheegay inay ku qancayaan xalka Golaha guurtidu ka gaadhaan Khilaafka Xisbiga Kulmiye. Barnaamijka Falanqaynta Jimcaha ee Idaacadda BBC-da ayaa lagu soo qaatay Shalay Khilaafka Kulmiye, waxaana ka qayb galay Wasiirka Caddaaladda Somaliland Xuseen Axmed Caydiid oo Garabka Xukumadda ah, Gudoomiyaha Golaha dhexe ee Kulmiye Jaamac…

                      Read More

                        “Waxa laysku haystaa {KULMIYE} Shantaa Boqol ee Shilin ee Islaanta tamaandhada iibinaysa iyo agoonta laga ururinayo”- Sh. Aadan-Siiro {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-siiro) oo ka mid ah culimada waaweyn ee magaalada Hargeysa, ayaa ergada Guurtida ee Isu-xil-qaantay dhex-dhexaadinta khilaafka Kulmiye ugu baaqay inay ka garsooraan wax laysku hayo isla markaana dhinac kastana u sheegaan gartooda oo farta ku fiiqaan Cid kasta khaladka uu khilaafku ka taagan yahay iska…

                        Read More

                          “Doorashada Suuriya waxay muujinaysaa saamaynta Bashaar Al Asad iyo Fashilaadda siyaasadda Maraykanka ” Washington Post

                          Washington 07.June 2014 (SDN/QJ)- Wargayska washington Post ee carriga Maraykanka ayaa Todobaadkan dhamaadkiisii waxa uu daabacay in doorashadii Madaxweynanimo ee ka qabsoontay qaybo ka mid ah suuriya ay fariin adag u tahay awoodda uu weli haysto Bashaar al Asad, taasoo banaanka soo dhigaysa fashilaad ku timid siyaasadda Maraykanka ee ku aaddan mashaqada ka aloosan dalka…

                          Read More

                            Ciidamo Marines ah oo lagu siyaadiyay ilaalada Safaarada Mareykanka ee Nairobi

                            Nairobi June 07, 2014(SDN/QJ)-Ciidamo ka tirsan Marineska Mareykanka ayaa lagu biiriyay ilaalada Safaarada Mareykanku ku leeyahay magaalada Nairobi. Ciidamadan ayaa lagu biiriyay ilaalada ka dib kolkii ay Mareykanku ka war heleen weeraro ay Shabaabku qorsheynayaan in ay ku qaadaan goobaha reer Galbeedka ee Kenya. Safiirka Mareykanka ee Kenya Robert Godec ayaa sheegay in in ay…

                            Read More

                              Somaliland:Bilaash-xayte-yaal Doc-faruuraya Dedaalada Guurtida Oo Labada Dhinac U Kala Dab-qaadaya Oo Loo Maara La’yahay

                              Hargeysa:June,07,2014(SDN/QJ)-Waxa Culays Badani iyo Carqalado aan kala Go’ lahayn  Ka horyimaaddeen Dedaaladii Xubnaha ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland ay ku dhex dhexaadinayeen Labada Garab ee uu u kala jabay Xisbiga Talada Somaliland Haya ee Kulmiye. Carqaladda ugu weyn ee Kooxdan Haysata ayaa sida ay ilo-wareed ku Heshay Shabakadda Qurbejoog.com ah Kooxo aan Ujeeddadooda la fahmin…

                              Read More

                                Severe hunger spreading in southern Somalia

                                Severe hunger is spreading in southern Somalia where al-Shabab fighters have encircled towns controlled by African Union forces. Reports say several towns are now experiencing a famine-like situation due to the lack of food deliveries, and there are deaths from malnutrition and hunger. Al-Shabab fighters have recently been pushed out of the capital Mogadishu and…

                                Read More

                                  Saldhigga Degmada Hiliwaa Oo Habeenkii Xalay Lagu Weeraray Bam-gacmeedyo

                                  Muqdisho:June,07,2014(SDN/QJ)-Waxa Habeenkii Xalay Bambaanooyinka Gacanta laga Tuuro Lagu Weeraray Saldhiga Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir.  Tirada Mambaanooyinka Habeenkii Xalay lagu Tuuray Saldhigga ayaa lagu sheegay ugu yaraan inay ahaayeen Saddex oo Bam oo kala Dambeeyey. Kooxdii Weerarka Geysatay ayaa la sheegayaa inay Goobta ka Baxsadeen Ka hor intii aanay Ciidanka Ammaanku Rasaas ku furin Goobtii…

                                  Read More

                                    Somali pirates release Kenyan hostages

                                    MOGADISHU: Three Kenyan aid workers held hostage by pirates in northern Somalia for close to two years have been freed unharmed, their employer said Friday. International Aid Services was “overjoyed to announce that three of its staff members who were kidnapped in Somalia over 22 months ago have been released and are safe and well,”…

                                    Read More

                                      Jihadist Recruitment in West Difficult to Stop

                                      WASHINGTON — Abdi Mohamud Nur seemed like a pretty average American kid. Part of Minneapolis’ sizable community of Somali-Americans, Nur was obedient and good-natured, his sister, Ifrah, said. He loved basketball. He graduated from a Minneapolis high school last year and enrolled at a local college. In March of this year, Ifrah said, things changed….

                                      Read More