Webmaster

    Springfield officials seek to work with state agencies to help still-homeless Somali refugee families from condemend duplex

    SPRINGFIELD – A lawyer for the city’s Housing office said Friday that the city remains committed to helping two refugee families that were left homeless two weeks ago when their Union Street apartment was condemned. The two families, originally from Somalia and consisting of three adults and 12 children, have spent the last two weeks…

    Read More

      Saddex Kenyan ah Oo Muddo Laba Sano ah Afduub Loogu Haystay Somalia Oo La Sii Daayey

      Gaalkacyo:June,07,2014(SDN/QJ)-Waxa Oodda Laga Qaaday Saddex shaqaale Gargaar oo lagu afduubtay dalka Soomaaliya oo Muddo laba Sano ku dhaw Lagu Haystay Goobo ku Yaalla Deegaanada Puntland. Hayadaha gargaarka caalamiga ayaa sheegay in dadka wax afduubay shaqaalahaasi ay qabsadeen bishii july sanadki 2012, iyaga oo ku sugnaa meel kamid ah maamul goboleedka Puntland. Saddexda  qof ayaa la…

      Read More

        Ethiopia Oo Xasan Sheekh Iyo Ra’isal wasaarihiisa u Gudbisay Liiska Xubno La Doonayo In Lagu Soo Daro Golaha Wasiirrada

        Adis Ababa:June,07,2014(SDN/QJ)-Wali waxa Xawaare dheeraynaya ku socda Dedaalada Ethiopia ugu jirto sidii ay Lug ugu lahaan lahayd Dedaalada laga wado Somalia, iyadoo sii wadata saamaynta ay ku leedahay dawlad kasta oo  laga  dhisayo Halkaasi. Wararka hoose ee Addis Ababa ka soo baxaya ayaa sheegaya  uu jiro Soo jeedin cusub oo Ethiopia ku doonayso in liiska…

        Read More

          Maxamed Kaahin Iyo Odayaal Beeshiisa ah Oo Gondaha Is Daray iyo Dedaallo Labada Kornayl Lagu Kala Fogaynayo Oo Guuldarraystay

          Hargeysa:June,07,2014(SDN/QJ)-Waxa Magaalada Hargeya  uu Kulan albaabadu u xidhan yihiin ku dhex maray Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee Xisbiga Kulmiye Muj. Maxamed Kaahin Axmed iyo  Tiro ka mid ah odayaal-dhaqameedka Beeshiisa. Kulankan ayaa ahaa mid Albaabadu u xidhnaayeen  oo ay Natiijadiisu qarsoodi ahayd, balse wax aka soo baxaya warar dheeraad ah oo   muujinaya wixii Halkaas lagaga wada Hadlay….

          Read More

            Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

            Hargaysa 06.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

            Read More

              Wasiirka Amuuraha Dibada ee Dawlada Federaalka Somalia oo Shiinaha Shir kaga Qayb galay

              Beijing 06.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka qayb galay kulanka lixaad ee waddammada carabta iyo dalka Shiinaha oo lugu soo gabagabeeyey magaalada Beijing ee xarunta dalka China. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo kulanka hadal ka jeediyey ayaa ka warbixiyey furasadaha maal gashi ee xilligan ka…

              Read More

                Laanta Socdaalka ee Somaliland oo Xafiis ka Furatay Deegaanka Ina Guuxa ee Xadka Somaliland iyo Itoobiya

                Hargaysa 06.June 2014 (SDN/QJ)-Taliyaha Guud ee Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland Gaashaanle Sare Maxamed Cali Yuusuf “Ina Canbaro” oo ay Weheliyaan Saraakiil ka Tirsan Laanta Socdaalka iyo Xildhibaano ka Mid ah Golaha Deegaanka ee Magaalada Sallaxley ayaa maanta Kormeer Shaqo Ku Tagay Deegaanka Ina Guuxaa ee Xadka Somaliland iyo Itoobiya iyadoo uu Taliyuhu Xadhiga ka Jaray…

                Read More

                  Raila Wants KDF Withdrawn From Somalia

                  Nairobi — Coalition for Reforms and Democracy leader Raila Odinga says it is time for Kenya to withdraw its troops from neighbouring Somalia. The former Prime Minister who addressed members of the Somali community in Eastleigh said the continued stay of Kenya Defence Forces soldiers in Somalia is hurting Kenyans. “It is high time the…

                  Read More

                    Reer Xudur Oo Xalay ay Hurdada u Diideen Madaafiic ay Shabaabku Ku Badhtilmaameedsanayeen Xeryaha Ciidanku Deggen yahay

                    Xudur:June,06,2014(SDN/QJ)-Magaalada Dudur ee Xarunta Gobalka Bakool ayaa xalay waxa Madaafiic ku garaacay Xarakada AL-shabaab oo halkaas ka ag dhaw. Madaafiicda ayaa loola dan lahaa Fadhiisimo ay Halkaas ku leeyihiin ciidamada Dawladda Federalka ah iyo kuwa AMISOM ooh ore Halkaas uga Saaray ururka Al-shabaab. Wararka ayaa sheegaya in Al-shabaab Saldhiga Degmada Xudur ay Xalay Madaafiic ku…

                    Read More

                      Qoys Soomaali ah oo reer Minnesotta ah oo ka walaacsan in mid inamadooda ka mida ahi uu Syria ku siijeedo si uu uga dagaalamo

                      Minneapolis June 06, 2014(SDN/QJ)-Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa sheegtay in mid ka mida caruurteeda uu ku sii jeedo dalka Syria si uu uga qeyb qaato dagaalada dalkaas ka socda sadexdii sano ee u danbeystay. Hooyada Ninkan Socdaalay oo la yiraahdo Sacdiyo Nuur ayaa sheegtay in aaney hore uga warheyn…

                      Read More

                        Xubnaha Xarakada Al-shabaab Oo Markale La Faray Inay Beddelaan Numberrada Telefoonadooda

                        Baraawe:June,06,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helay Deegaanka Baraawe oo ay Gacanta ku hayaan Kooxa Shabaabku, ayaa sheegaya in hoggaanka sare ee Xarakadu uu amray in Xubnaha Xarakadu Beddelaan Numberrada Telefoonada ay isticmaalaan. Kooxda oo ka cabsaneysa in farriimahooda la akhristo ayaa ku amartay dagaalyahannadeeda inay qaataan nambarro cusub oo aanay  cid kale la ogayn. Al-Shabaab ayaa markii laga…

                        Read More

                          Hoggaamiyaha Mucaaridka Kenya Oo Ku Baaqay In Ciidamadooda laga Saaro Somalia si Nabad Loo Helo

                          Nairobi:June,06,2014(SDN/QJ)-Hoggaamiyaha Mucaaridka Kenya Raila Odinga, ahaana Ra’isal wasaarihii hore ee Kenya ayaa ka Hadlay Joogitaanka Ciidamada Kenya ee dhinaca Somalia. Odinga oo la Hadlayey Dad badan oo soomaali  ah oo ku Nool Xaafadda Islii ayaa tilmaamay inay Haboon tahay in ciidamada Kenya laga soo saaro Waddanka Somalia, isla-markaana haatan la gaadhay wakhti haboon oo ciidankaasi…

                          Read More

                            Madaxtooyada Oo Amartay In Mucaaridnimada Reer Gabiley Lagaga Jawaabo Cabsi-gelin, Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka RRU-dana Geysay Deegaankaas

                            Hargeysa:June,06,2014(SDN/QJ)-Waxa  Galabnimadii shalay Magaalada Hargeysa ka Baxay  Kolonyo Gaadiidka ciidanka RRU-du leedahay ah oo ay saaran yihiin Ciidan wata Saanadoodii iyo Hubkoodii, kuwaas oo Gaadhay Magaalada Gabiley. Sida ay wararka ku Helayso Shabakadda wararka ee Qurbejoog.com, waxa Ujeeddada Ciidankan lagu sheegay mid salka ku Haysa Amar ay Madaxtooyadu soo saartay oo tilmaamaya in laga Hortago…

                            Read More

                              Golaha Wasiirada oo soo dhoweeyey xoojinta xiriirka diblamaasi​yadeed ee Soomaaliya iyo Maraykank

                              Muqdisho, June 05, 2014(SDN/QJ)— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada oo looga dooday xaaladda uu dalku marayo. Golaha Wasiirada ayaa soo dhoweeyey qorshaha ay dowladda Maraykanku safiir ugu soo magcaabayso Soomaaliya, tallaabadaasi oo kor u qaadaysa xiriirka diblamaasiyadeed ee ka dhexeeya…

                              Read More

                                Madal Il yartu is qabatay oo lagu Caleemo Saaray Suldaan Maxamed Ismaaciil Jaamac (Foolgaawe) SAWIRO

                                Burco 05.June 2014 (SDN/QJ)- Waxaa maanta Tuulada Ceesha  oo 10km dhanka waqooyi ka xigta magaalada Burco  lagu caleemo saaray  Suldaanka guud ee Beelaha ARAB BARI  Suldaan Maxamed Ismaaciil Jaamac (Foolgaawe) , waxaana Munaasibada Caleema saarka Suldaanka cusub kasoo qeyb galay Wafti ay ka mid ahaayeen Wasiirka Beeraha, Faarax Cilmi Geedoole, Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Shiikh…

                                Read More

                                  Jidka Isku Xidha Hargaysa iyo Balli Gubadle oo dhismihiisu socdo,Xukuumada oo 100 Kun oo Dollar ku Deeqday,Wasiirka Madaxtooyada oo ka Hadlay Iyo Sawiradii Madashii Maanta

                                  Hargaysa 05.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Mas’uuliyiin kale ayaa Maanta Kormeer Hawleed ku tagay Dhismaha Wadada Isku Xidhaysa Gobolka Hawd iyo Caasimada Hargaysa,Isagoo Lacag Dhan Boqol Kun oo Dollar ku Wareejiyay Gudida Dhismaha Wadadaasi. Waxaa Madashaasi Hadal ka Soo Jeediyay Xubno ku hadlayay Afka Gudida…

                                  Read More