“Waxaana meesha taala in aanay jirin sabab dib loogu dhigo Doorashada”. Axmed Muumin Seed
Hargaysa 09.June 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI,ayaa ka digay in Xukuumadda muddo kordhin loo sameeyo isla markaana doorashadau wakhtigeedii dib uga dhacdo. Guddoomiye ku xigeenka xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md:Axmed Muumin Seed ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aadan go’aamadii Khilaafka Xisbiga KULMIYE lagu dhameeyey,waxaana uu sheegay in khilaafka Xisbiga KULMIYE uu saamayn…
