Webmaster

    UK Khat ban finally official

    Bristol, UK (GLN)- The debate and guessing is finally over. As of the 24th June 2014 the British government has decided to make Khat an illegal Class C drug. Anyone caught importing it, personally using it or supplying it will risk criminal prosecution. For a Class C drug, which Khat will be, there is the…

    Read More

      Somalia Oo Ganafka Ku Dhufatay Ka-qaybgalka Shirka Saaka Sweden Uga Furmaya Ganacisatada Somalida ah Oo ay hore Somaliland u Qaadacday

      Muqdisho:June,10,2014(SDN/QJ)-Dawladda federalka ah ee Somalia ayaa iyaduna dhinaceeda ku dhawaaqday inay qaadacday Shirka Dalka Sweden Maanta ka Furmaya ee lagaga Wada Hadlayo Arrimaha Ganacsiga, waxana ay ku  Biirtay Somaliland ooh ore u qaadacday ka qaybgalka Shirkaas.  War saxaafadeed ay si wada jir ah ay usoo saareen wasaarada ganacsiga iyo warshadaha ee dowladda federaalka ee Soomaaliya…

      Read More

        UK oo Goaan kama danbeys ah ka gaartay Qaadka

        London June 10, 2014(SDN/QJ)-Dawlada dalka UK ayaa shaacisay goaan kama danbeys ah oo lagu mamnuucay cunida,ganacsiga iyo keenida maandooriyaha qaadka. Dawlada ayaa shaacisay in xabsi dheer lagu muteysan karo istcmalka iyo ganacsiga Qaadka oo mudo dheer laga doodayay dalkaasi. Baarlamaanka dalka UK ayaa ugu danbeyntii waxa uu ansixiyay in qaadka uu mamnuuc ka yahay dalkaasi…

        Read More

          Maraykanka Oo Markale Ka Digay Weerarro Kambala Ka Dhaca Oo Lagu Soo Beego Munaasibadda Koobka Adduunka ee Khamiista

          Kambala:June,10,2014(SDN/QJ)-Waxa soo kordhaya Wararka Dhhiillada leh ee Ka dhanka ah Xasiloonida Dalalka Geeska Afrika. Uganda ayaa Noqotay Dalkii ugu dambeeyey eek u yaalla Afirkada Bari ee Maraykanku ka soo saaro digniin ku Aaddan  in weerarro ka dhici karaan. Qoraal ay soo saartay safaaradda Maraykanku ku leeyahay Magaalada Kamball ee Xarunta dalka Uganda ayaa  lagu muujiyey…

          Read More

            DHEGEYSO:Jaaliyada reer Edmonton oo ka waramay sida ay u arkaan xaalada Shabeelada hoose baaqna u diray dawlada Soomaaliya

            Edmonton June 10,2014(SDN/QJ)-Dadweynaha ku dhaqan magaalada Edmonton ee gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa ka hadlay sida ay u arkaan colaadaha ka aloosan Gobolka Shabeelada Hoose degaanadiisa kala duwan . Jaaliyada ayaa sheegtay in ay qabaan mawqif la mid ah ka Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/marka.MP3″] HALKAN GUJJI…

            Read More

              Garsooraha Maxkamada Gobolka Hargeysa”Dhibaatoyinka sababay Cadaalad darada bulshada reer somaliland kaga cabanayso garsoorka”

              Hargeysa June 09;2014(SDN/QJ)-Garsooraha Gobolka Hargeysa Md Jamaal Xuseen Axmed ayaa waxa uu soo bandhigay caqabado baaxad leh oo ku gudban in ay Garsoor cadaalada heleen, Garsooraha oo caqabadaha u soo bandhigay xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa sidan u qornaa:   JAMHUURIYADDA SOMALILAND  REPUBLIC OF SOMALILAND MAXKAMADDA GOBOLKA M.JEEX   REGIONAL COURT M-JEEX   Date: 4/6/2014…

              Read More

                Baaq ku socda dhamaan beesha Direed

                Waxaa dhaaman beesha Direed ee u nool dalka gudahisa iyo dibadisa la Ogeysaanaa ama loogu baqayaa iney ka qeyb qataan dagaalada la doonaayo in lagu barakiciyo walaalaha Biimaal ee la doonaayo dhulkooda in shaar Qabiil iyo mid Dowladdeeda oo is dul saaran lagu dhaco. Dagaalka waa u dhanyihin Hawiye oo dhan mana ahan dad siman…

                Read More

                  Two dead in xenophobic attacks in S. Africa

                  Two people have been killed as several foreign-owned shops were looted by an angry mob in Mamelodi, east of South African capital Pretoria, local authorities said. Police said the violence was triggered after a foreign shopkeeper allegedly shot and wounded a South African national on Saturday after an argument over change. “A Pakistani businessman allegedly…

                  Read More

                    Housing aid for immigrants stymied by lack of translated documents

                    The Columbus Metropolitan Housing Authority has failed to translate key documents into Somali and Spanish despite federal requirements, jeopardizing some families’ housing, advocates say. Leases, hearing notices and payment contracts “are complex documents full of legal jargon that can be challenging for any tenant to understand,” said Benjamin D. Horne, a managing attorney at the…

                    Read More

                      Yemen, Somalia discuss cooperation in fish sector

                      SANA’A, June 09 (Saba)- Minister of Fisheries Wealth Awad al-Socotri discussed on Monday with charge d’affaires of the Somali embassy in Sana’a Hussein al-Soufi the cooperation areas between Yemen and Somalia in the field of fisheries. At the meeting, the minister stressed the importance of boosting the joint cooperation between Yemen and Somalia in the…

                      Read More

                        Shirkii Sadexaad ee Khaatumo oo Jewi aan loo dhamayn ku furmay iyo Kala Qaybsanaan soo ifbaxday

                        Taleex 09.June 2014 (SDN/QJ)- Shirkii sadexaad ee la magac baxay Khaatumo 3 ayaa maanta ka furmay magaalada Taleex ee degmada Taleex oo gobolka Sool,iyadoo ay jiraan madax dhaqameed  badan oo aan ka qayb galin oo markii hore laf dhabar u ahaa aasaaska kooxda Khaatumo State. Waxaana furitaanka shirka ku dhawaaqay Madaxweynaha waqtigiisii dhammaaday, Maxamed Yuusuf…

                        Read More

                          Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 09.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                          Read More

                            Dagaal ay Isku Mireen Kooxda Daalibaan iyo Ciidamada amaanka ee Bakistaan oo ka Dhacay Madaarka Karachi

                            Karachi 09.June 2014 (SDN/QJ)- Garoonka diyaaradaha  magaalada Karachi ee dalka Pakistan,ayay koox hubaysani weerar ku qaadeen islla markaana uu halkaa dagaal adagi ku dhex maray  ciidanka dalka Pakistan. Kooxda weerarka qaaday oo la sheegay in ay bambooyin ku hubaysnaayeen Iyagoo isku dayay in ay garoonka gudaha u galaan isla markaana ay qabsadaan laakiin,waxay dagaal kaa…

                            Read More

                              President Somaliland Speech at the opening of the HLACF

                              Hargaysa 09.June 2014 (SDN/QJ)- I would like to thank you all for making the trip to Hargeisa. I would like to mention, in particular, the UN Resident Coordinator, Philippe Lazzarini, and the Danish and UK governments for working with us to facilitate this meeting. On behalf of the Somaliland government and people, we are grateful…

                              Read More

                                Wejigii Shanaad ee Shirka Qaadhaan bixiyeyaasha oo Hargaysa ka Furmay iyo Wasiirka Qorshaynta oo ka Hadlay {DHAGAYSO}

                                Hargaysa09,June,2014(SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Jamuuriyada Somaliand Dr: Sacad Cali Shire,ayaa ka warbixiyay Kulan Maanta Hargaysa Uga Furmay Qaadhaanbixiyayaasha iyo Xukuumadda Somaliland. Dr: Sacad ayaa sheegay in kulankani yahay kii 6-aad ee dhexmara labada dhinac,iyada oo Diiradda la saarayo Arimaha Horumarinta,ayna ka Qeyb galayaan badiba Wasaaraddaha iyo Haaya’adaha Dawladda. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII…

                                Read More

                                  Musharaxa Madaxweyne ee Ucid oo Xumad Jebin ku Sifeeyay Go’aankii Khilaafka Kulmiye {DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 09.June 2014 (SDN/QJ)- Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Jamaal Cali Xuseen ayaa Maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Hargaysa isagoo Mudo ka badan laba Bilood Hawlo Shaqo ugu Maqnaa dalal door ah oo ka Tirsan Adduunka . Murashaxa Madaxweyne oo Warbaahinta la hadlay ayaa Tafaasiil ka bixiyay Waxyaabaha Midho dhalka ah…

                                  Read More