Webmaster

    Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

    Hargaysa 05.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

    Read More

      Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Qaabilay Wefti ka socda Imaaraadka Daawo

      Hargaysa 05.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka jsl mudane Cabdirxmaan Cbdilahi Ismaaciil[saylici ] ayaa maanta kulan la yeeshay wafti balaadhan oo ka socda dalka Imaaraadka caarabta  kuwaasoo booqasho dalka ku yimi. Weftigan oo ka soo degay Gegida Diyaaradaha ee Cigaal International ayaa Warbixin ka dhagaystay Afar Wasaaradood oo ka mid ah Hay’adaha Dawlada. Hargaysa SDN/QJ…

      Read More

        “Kulmiye Waayo aragnimadii Soo Martay Ucid iyo Udub inuu Wax ka barto ayay ahayd” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 05 ,June,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga Muacaardka ah ee Ucid,Eng: Faysal Cali Waraabe,ayaa Maanta Dalka Dib ugu soo laabtay Ka dib Safar dheer oo uu in Mudo ahba ugu Maqnaa Wadada Caalamka. Waxaana ku soo dhaweeyay Gagida Dayuuradaha ee Caalamiga ee Cigaal Madax sare oo ka tirsan Xisbigiisa iyo Madaxda Xisbiga Wadddani…

        Read More

          Waa maxay Macnaha Safiirka uu Obama u dirayo Somalia siduuse uga Shaqaynayaa {Warbixintan Dhagayso}

          Washington 05.June 2014 (SDN/QJ)-  Madaxweyne Obama ayaa qorsheynayo in uu ku dhawaaqo safiirkii ugu horreeyay ee uu Mareykanka u diro waddanka Soomaaliya tan iyo markii dalkaasi uu ku hoobtay dagaal sokeeye muddo ka badan labaatan sano. Kaaliyaha xog-hayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee arrimaha siyaasadda, Wendy Sherman, ayaa sheegtay in tallaabadaasi ay muujinayso xiriirka qotada dheer…

          Read More

            Komiishanka Xuquuqul Iinsaanka Qaranka oo Socdaal ku tagay Magaalada Laascaanood {Warbixin Dhagayso}

            Laascaanood 05.June 2014 (SDN/QJ)- Gudida xuquuqul insaanka Qaranka ayaa maanta gaadhay Magaalada laascaanood ee Gobolka Sool, iyadoo socdaalkoodu qayb ka yahay u kuurgelidda xaaladda gobolada dalka ee dhanka xuquuqul insaanka. Saleebaan Warsame Guuleed oo Xubin sare ka ah Gudida Xuquuqul Iinsaanka Qaranka ayaa Saxaafada Waxa uu Warbixin ka siiyay Ujeedada Socdaalka ay ku tageen Magaalada…

            Read More

              Maraykanka iyo Daalibaan Maxaabiistii ay is weydaarsadeen Daawo.

              Washington 05.June 2014 (SDN/QJ)- Waxaa taariikhda markii ugu horraysay Maxaabiis dagaal is weydaarsaday dalka Maraykanka iyo kooxda Daalibaan ee ka dagaalanta dalka Afgaanistaan. ciidanka Maraykanka ee ku sugan Afgaanistaan iyo kooxda Daalibaan ee dagaalka kula jirta dawladda Afgaanistaan iyo ciidammadda Maraykanka ee ku sugan Afgaanistaan,ayaa markii ugu horraysay taariikhda maxaabiis dagaal Iswaydaarsaday. hadaba halkan ka…

              Read More

                Deegaanka Buraan ee Gobolka Sanaag oo Maamul Goboleedka Punt land Daawo Soo Gaadhsiiyay

                Buraan 05.June 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda caafimaadka ee maamulka Puntland ayaa dawo gaarsiiyay isbitaalka deegaanka Buraan ee gobolka Sanaag.   Xildhibaan Cabdiraxmaan Cali Jibriil oo deeqda daawada ah wakiil uga ahaa wasaaradda ayaa ku wareejiyey maamulka deegaanka Buraan.   Wuxuu sheegay in ay muhiim tahay in dawada la gaarsiiyo meelihii loogu talagalay, isla markaana ay muhiim…

                Read More

                  Madaxtooyada Oo Qiimihii Ugu Sarreeyey Ku Doonaysa Cod Ama Muuqaal Marag U No qda Ansaxinta Guddida Fulinta Oo Xudun u ah Khilaafka Xisbiga

                  Hargeysa:June,05,2014(SDN/QJ)-Madaxtooyada Somaliland ayaa muddo Toddoba cisho ah si weyn u raadinaysay Muuqaal ama cod ku saabsan Soo-jeedin uu Wasiiru-dawalaha Madaxtooyada somaliland ka jeediyey shirweynihii kulmiye ee dhamaaday, kaas oo ku saabsanaa Ansaxinta Golaha dhexe ee Xisbiga. Codka ama muuqaalka  madaxtooyadu raadinayso ayaa Bud-dhig u ah khilaafka Kulmiye, isla-markaana  tiir-dhexaad u ah Doodda Madaxtooyada ee ah…

                  Read More

                    Madaxweyne Bashar Al-Asad oo dib loogu doortay tiradii cod ee u yareed ee uu ebid helo

                    Dimishiq June 05,2014(SDN/QJ)-Dawlada dalka Syriya warbaahinteeda ayaa ku dhawaaqday natiijadii doorashooyinkii madaxweyne ee dalkaasi ka dhacday maalinimadii Talaadada ee ina dhaaftay. Doorashooyinka ayaa la qabtay iyada oo dalkaasi uu ku jiro dagaal sokeeye oo sadexdii sanadood ee u danbeeyay socday. Dalalka reer galbeedka iyo mucaaridka dalkaas ayaa gidigood qaadacay doorashooyinkan la qabtay iyada oo dagaal…

                    Read More

                      Dawaarle Toli Jirey Dirayska Ciidanka Kenya Oo Xabsiga La Dhigay iyo Shaki Laga Qabo Inuu Xidhiidh La Lahaa Shabaabka

                      Wajeer:Juen,05,2014(SDN/QJ)-Kadib Baadi-goob muddo socday oo lagu raadinayey Sida ay Kooxaha Shabaabku ku Helaan Lebiska Ciidanka Kenya ayaa keenay la Gacanta lagu dhigo Nin Dawaarle ahaa oo Dharkaas  ku Toli Jirey Magaalada Wajeer. Arrintaas Xadhiga Dawaarlaha ayaa waxa Saaka wax ka qoray Wargeyska The Daily Nation, kaas oo tilmaamay in Ninkaasi loo xidhay shaki la xidhiidha…

                      Read More

                        Madaxweyne Obaama oo culeys faro badan uu ka soo wejahay qorshihii lagu soo furtay askari Talibanku heysteen shan sanadood

                        Washington June 05,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa culeys faro badan waxa uu ka soo wejahay qorshe uu kooxda Taliban uga soo furtay askerigii qura ee galay gacanta kooxdaas shan sanadood ka hor. Culeyskan siyaasadeed ayaa ka dhashay ka dib kolkii ay soo baxday in askariga Mareykanka lagu bedeshay shan ka mida madaxda sare ee…

                        Read More

                          Ey Wax Baadhaysa Oo Muqdisho Lagu Soo Daabulay iyo Shacabka Oo Si Weyn Uga Horyimi

                          Muqdisho:June,05,2014(SDN/QJ)-Shacabka Magaalada Muqdihsho ayaa Toddobaadkan si weyn u Hadal Hayo Tallaabo ay xukuumaddu sheegtay inay Ammaanka ku Adkaynaysao oo ay ku keentay Raxan Ey ah oo Baadhitaano samaynaya. Wasiirka Gaashaandhigga Somalia  Maxamed Xasan Xaamud oo arrintan ka Hadlayey ayaa tilmaamay ujeeddadu tahay sidii ammaanka loo sugi lahaa, loogana hortagi lahaa wax kasta oo ammaanka khalhakal…

                          Read More

                            Wakiilka Midowga Afrika ee Somalia Oo Si Faahfaahsan Uga Hadlay Dhibaatada Khilaafka Hoggaanka Dalku Ku Hayo Horumarkii La Higsanayey

                            Muqdisho:June,05,2014(SDN/QJ)-Hoggaanka Sare ee Midowga Afrika eek u sugan Somalia ayaa si cad uga Hadlay Khilaafka  soo shaacbaxayey Muddooyinkan Dambe ee u dhexeeya Madaxda sare ee Dawladda Federalka Somalia. Midowga Afrika waxay sheegeen inay khilaafkaasi yahay mid dhabarka ka jabinaya dedaalada la rabo in lagu gaadho hiigsiyada 2016-ka oo ay ka mid tahay in dalka la…

                            Read More

                              Khilaafka Kulmiye Oo Calqaladeeyey Furitaanka Garoonka Xawaadle Oo Maanta Loo Ballansanaa

                              Hargeysa:June,05,2014(SDN/QJ)-Waxa Dib loo dhigay Furitaanka Garoonka Xawaadle  eek u Yaalla Degmada 26-ka June oo dib u Haybani muddo ku socotay, isla-markaana Loo Ballansanaa in Maanta oo Khamiis ah la Furo. Wararka ka soo baxaya Sababta dib loogu dhigay furitaanka Garoonka Kubadda ee Xawaadle, ayaa lagu sheegay inay salka ku hayso Khilaafka  ka dhex aloosan Xisbiga…

                              Read More

                                Somalia: UN aid chief calls for $60 million emergency funding through summer months

                                The United Nations humanitarian chief today called for $60 million for the next three months to prevent Somalia “from slipping back into a major humanitarian crisis” as it did during the 2011 famine. Briefing the Security Council, Under-Secretary-General for Humanitarian Affairs Valerie Amos stressed that “early warnings must trigger early action so that Somalia moves…

                                Read More

                                  Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey tallaabada dowladda Mareykanka safiirka ugu soo magacaabeysa Soomaaliya

                                  Muqdisho June 4, 2014: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed ayaa maanta helay hubaal in Madaxweyne Obama uu magacaabi doono Safiirkii Mareykan ee ugu horreeyey ee u soo magacaabo muddo labaatameeyo sano ah. “Waxa aan ku faraxsanahay in aan hubaal kadhigo ujeedooyinkeenna wadaagga ah ee Nabadgalyada, horumarin loo dhan yahay iyo Dowlad-wanaagga ee Soomaaliya. Soo Magacaabidda Safiir cusub…

                                  Read More

                                    Akhriso Shiinleyda la magac baxday Shugux Shugux oo ku saabsan Khilafka Kulmiye iyo qarxiska baalaxooftadda ah‏

                                    Akhristayaal waad salaamantihiin manta waxaan idiin soo gudbinayaa maanso layidhaa Shugux Shugux oo shiinley ah idinna xasuusin doonta AHN Abdi Iidan iyo Shiinleydii uu ka tiriya liiqliiqadkii dawladdii Siyaad Barre iyo wixii ay ku haysay dadka Waqooyiga ayna ka mid ahaayeen baydadkeena ”Shalmadi fore raacdee waxbaan sheedda ka arkaaye’, hooriskeeduna ahaa ” Sheeg haddaad garato?”…

                                    Read More

                                      Man Convicted in Christmas Tree Bomb Plot Seeks New Trial

                                      PORTLAND, Ore. (AP) — Defense attorneys will argue Wednesday morning that a Portland, Oregon, man convicted of terrorism charges should be acquitted or granted a new trial. Oral arguments will focus on the government’s use of evidence and its reliance on surveillance obtained through extrajudicial means. The attorneys for Mohamed Mohamud (pictured in a mugshot…

                                      Read More