Webmaster

    Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

    Hargaysa 03.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa . Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad…

    Read More

      Ururka Horumarinta ee Hablaha Garoodi oo 5 Sano jirsaday iyo kulan lagu xusaayo oo London ka dhacay. daawo sawiradii r

      London 03May14(SDN)Ururka Horumarinta ee Hablaha Garoodi ee ka hawlgala Somaliland oo in badan ku hawlanaa hawlaha samafalka ee Degmada Salaxlley ayaa waxa ay qabsadee kulankoodii   5 Sano ee ay hawsha samafalka ay wadeen iyaga oo warbaxin ka dhagaystay gudiga uruka ee dhawaan socdaalka ka yimid iyada halkaana lagu doortay hogaan cusub webka qurbejoog oo…

      Read More

        “Anaga Xukuumad ahaan Waxaan Mab’da ahaan Qabnaa in Arrinta Haatuf ay Maxkamadu u marto Xeerka Saxaafada” Wasiirka Warfaafinta Daawo

        Hargaysa 03.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Maanta Cadeeyay inay Xukuumad ahaan Mab’da ahaan aaminsan yihiin in Qadiyada Wargayska Haatuf ee ku Jirta Gacanta Garsoorka loo maro Xeerka Saxaafada ee dhaqangalka ah waxaanu sheegay Wasiirku oo kale in Xiligii uu ahaa Afhayeenka Madaxtooyada uu Madaxweyne Siilaanyo ka dalbaday inaanu…

        Read More

          Isbar bar dhig layaab leh oo uu C.raxmaan C.qaadir ku Sameeyay Tacadiga Suxufiyiinta ee Rayaale Vs Siilaanyo Daawo

          Hargaysa 03.May 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Cabdiraxmaan cabdi qadir oo ka tirsan Madasha Wada Tashiga  iyo Toosinta Qaranka Ayaa  ka waramay saxaafada somaliland iyo caqabada haysta Waxanu ka sheekeeyay Kaftan hore u dhexmaray isaga iyo Alle Ha u naxariistee Cali Maarshaal. Siyaasi C.raxmaan C.qaadir oo mar ahaa Gudoomiye ku Xigeenkii 2aad ee Xisbiga Kulmiye ayaa Waxaa…

          Read More

            “May ahayn inaynu Isku Qabsano Maanta Haatuf iyo Hubaal Qufulka Ha laga Jebiyo” Boobe Yuusuf Ducaale {DAAWO}

            Hargaysa 03.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo Hadal Ka Jeediyay Munaasibad loo Sameeyay Maalinta Caalamiga ah ee Saxaafada adduunka oo Maanta lagu qabtay Magaalada Hargaysa ayaa Sheegay in Xoriyatul Qawlka ay Saxaafadda Somaliland ku naaloonayso ay ku timid Dhiig iyo Dheecaan ay u hureen Mujaahidiin nafahooda u sadqeeyay…

            Read More

              Xukunkii Maxkamada ee Dilkii Marxuumad Ruqiya Siciid iyo Kulankii Maanta {DHAGAYSO}

              Hargaysa 03.May 2014 (SDN/QJ)- Maxkamada Gobolka Hargaysa ayaa Maanta Xukuno Dil iyo Xabsiyo kala duwan ku riday Denbiilayaashii loo haystay Dilkii Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle . Fadhigan Saaka ee Maxkamad oo Amaankeeda aad loo ilaalinayay ayaa Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Hargaysa Faysal Dhego Dhego  waxa uu ku dhawaaqay Go’aamada ay Maxkamadu ku soo gabo gabaysay dhagaysiga…

              Read More

                Gudida Heerka Qaran ee Qaban Qaabada Xuska 18 May oo ka hadlay Qodobo u Muhiim ah Xuska Qaran {DHAGAYSO}

                Hargaysa 03.May 2014 (SDN/QJ)- Gudida Heerka Qaran ee Qaban qaabada Xuska Munaasibada 18 May Maanta ka Hadlay Sida loogu diyaar garoobayo Weynaynta Maalintaasi e dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa. Shirkan ayaa Waxaa Ka Hadlay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ahna Gudoomiyaha Gudida Heerka Qaran ee Xuska 18 May ,Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo…

                Read More

                  Somali president arrives in Ethiopia for Kerry meet

                  ADDIS ABABA – Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Addis Ababa on Friday for a planned meeting with U.S. Secretary of State John Kerry, an Ethiopian official has said. Earlier in the day, a Somali diplomatic source told Anadolu Agency that talks between Mohamud and Kerry would focus on the fight against Somalia’s Al-Shabaab insurgency and…

                  Read More

                    Wiilkii dhawaanta ku dhuurtay Shaaga Duyuurad Hawaii ku socotay ayaa loo diiday in Aaabihii uu arko

                    Honolulu May 03,2014(SDN/QJ)-Aabaha dhalay wiil dhawaan ku dhuuntay  shaaga diyaarad u duuleysay Hawaii ayaa doonayay in uu cusbitaalka ku booqdoinankiisa balse aaney u suurto gelin. Abaaha dhalay wiilka ayaa gaaray magaalada Honolulu horaantii todobaadkan ayaa laga hor istaagay in uu booqdo inanka uu dhalay. Wiilka oo 15 jir uun ah ayaa aabihii hore ugu eedeeyay…

                    Read More

                      Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo ku baaqay in la ilaaliyo lana dhowro xoriyadda saxaafadda

                      Muqdisho, May 03,2014(SDN/QJ) – Iyadoo Maalinta Xoriyadda Saxaafadda looga dabbaaldegayo adduunka oo idil, Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa amaan u soo jeediyay saxafiyiinta Soomaaliyeed ee naftooda ku waayay iyagoo waajibkooda gudanaya. Wuxuu ku baaqay in la wada ilaaliyo lana dhowro xoriyadda saxaafadda, wuxuuna amaanay warbaahinta firfircoon…

                      Read More

                        War Deg Deg ah: Kiiskii Dilkii Marxuumad Ruqiya Siciid oo la soo Gabo gabeeyay iyo Go’aano ka soo baxay

                        Hargaysa 03.May 2014 (SDN)- Maxkamada Gobolka Hargaysa ayaa Maanta Xukuno Dil iyo Xabsiyo kala duwan ku riday Denbiilayaashii loo haystay Dilkii Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle . Fadhigan Saaka ee Maxkamad oo Amaankeeda aad loo ilaalinayay ayaa Garsooraha Maxkamada Gobolka Hargaysa waxa uu ku dhawaaqay Go’aamada ay Maxkamadu ku soo gabo gabaysay dhagaysiga dawcada dilkii marxuumad…

                        Read More

                          Minneapolis Mayor’s hijab irks Jewish Lobby

                          Minneapolis is home to a large Somalian Muslim community. During the 2013 Mayoral race, most Somalian supported and voted for Elizabeth Betsy Hodges (born 1969), the DFL candidate who won the election and took Mayoral office in January 2014. Last week, Betsy created a storm when she addressed a group of Somali business owners and…

                          Read More

                            Somalia Faces Renewed Food Crisis

                            The United Nations says Somalia is facing a renewed food crisis due to a lack of rain, rising food prices and continued insecurity. The U.N.’s Food Security and Nutrition Analysis Unit (FSNAU) says 860,000 Somalis are in urgent need of humanitarian assistance. It says the crisis is especially critical in rural areas of south-central Somalia…

                            Read More

                              DAAWO MUNASABAD KA DHACDAY MAGAALADA BIRMINGHAM TAAS OO LOOGA HADLAY ARIN WAX TAR WEYN ULEH UMA SOOMAALIYEED

                              London May 03,2014(SDN/QJ)-Waxaa xalay ka dhacday magaalada Birmingham ee caasimada labaad ee wadanka ingiriiska xaflad balaadhan oo loo qabtay jaamacada qoraxay xafladaas oo dhaqaale loogu aruurinayay. Xafladaas ayaa waxaa ka soo qeyb galay dad badan oo ka tirsan jaaliyada soomaliyeed ee Birmingham waxaa iyagana ka soo qeyb galay xafladaan fanaaniinta ugu caansan UK. Fanaaninti yimid…

                              Read More

                                “Afweynihii lala dagaalamay ee aad ogaydeen 20-km oo isku wareeg ah ayuu Hargeysa kaga tegay, Maantana waxaynu ku heshiinay in dhulkii umaddu lahayd innagoo soo taagan kooxi iibsato oo qaadato,”Sheekh Aadan Siiro

                                Hargeysa:May,03,2014(SDN/QJ)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Siiro) oo ka mid ah Culimada waaweyn ee  Magaalada Hargeysa, ayaa si ballaadhan ugu hadlay dhibaatooyinka dhinaca garsoorka ka Haysta Shacabka Somaliland  iyo Boobka lagu hayo dhulka Danta Guud ee dalku lahaa. Sheekh Aadan siiro ayaa wax  lagu xumaado ku tilmaamay inaan wali Somaliland laga helin garsoor xukunkiisa caddaalad ku…

                                Read More