Webmaster

    Axmed Karaash Oo Ku Hanjabay Inay Somaliland Xoog Kaga Saari Doonaan Deegaanada Bariga ee ay Gacanta Ku Hayso

    Garowe:May,04,2014(SDN/QJ)-Wasiirka arrimaha gudaha, dowladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga ee Puntland Axmed Cilmi Cismaan(karaash)- ayaa ka hadlay Xiisadda ka taagan deegaanada Xuduudda Somaliland iyo Puntland u dhaxaysa.   Wasiirka oo la hadlay idaacada Daljir ee Galkacayo, ayaa sheegay in Soomaaliland ay gardaro ku joogto deegaanka Holhol ee gobolka Sool, halkaas oo ay dhowaan qabsadeen, waxana…

    Read More

      Somali official killed among seven in bombing

      MOGADISHU–At least seven people were killed Saturday, among them a prominent Somali official, in a bomb attack by Islamist militants in the center of the capital Mogadishu, officials said. Security sources said they believed a bomb was attached to a car being driven by Abdikafi Hilowle, a police official and former secretary for the city’s…

      Read More

        “reerkaa Tolkeenna ah (Puntland) midda la isku hayaa waa Waxayga iyo waxaagaba aan Cuno, danta naga dhaxaysaana waa noo muuqataa, laakiin…..” Cali Khaliif

        Buuhoodle:May,04,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Cali Khaliif Galaydh oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia, isla-markaana horboodaya  Maamulka Khaatumo ee aan Natiijada Gaadhin, ayaa sheegay inay Rabitaanka KHaatumo ka dambayso Cadaadis kaga yimi Somaliland iyo waliba Maamulka Puntland. Cali Khaliif Galaydh oo ka hadlayey Magaalada Buuhoodle, ayaa Shacabka Halkaas Deggen u sheegay inaanay Bulshada caalamku wali waxba u qaban…

        Read More

          Dabkii Xalay ka Kacay Kaalinta KAAH Oo Dibadda Soo Dhigay Karti-darrada Xukuumadda Siilaanyo ee Dhanka Adeegga Bulshada Iyo Taliye Fadal Oo Ciidan Bilaa Ujeeddo ah Goobta Dhoobay

          Hargeysa:May,04,2014(SDN/QJ)-Dabkii Habenekii xalay Baabi’iyey Kaalintii shidaalka ee KAAH oo ku taallay Bariga Magaalada Hargeysa, ayaa dibadda u soo saaray tabcaan-nimada xukuumadda siilaanyo ee dhinaca adeegga arrimaha Bulshada. Dabkan  oo muddo saacado ah socday, ilsa-markaana aanay xukuumaddu ka qaybqaadahin demintiisa, ayaa ahaa mid ay shacabku markii dambe ku guulaysteen innay Damiyaan inkastoo uu khasaare ballaadhani gaadhay…

          Read More

            Mombasa Hit By Bus And Beach Resort Blasts

            At least three people have been killed and several others injured in twin bomb blasts in Mombasa, Kenya, officials say. One blast happened at a busy bus station in Mwembe Tayari, near the city centre, when a grenade was thrown into a crowded minibus killing at least three people, and wounding more than 20. At…

            Read More

              Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Wuxuu Tacsi Gaadhsiinayaa Mulkilayaasha KAAH HOTEL

              London May 03,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada, Oo wakhtigan ku sugan dalka Filand isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo ka Xibiga  Waddani, waxa uu Tacsi gaadhsiinyaa mulkilayaasha KAAH HOTEL, isagoo ka tacsiyaynaya Hantidii ku gubatay  galabta fiidkii dab qabsaday Xarunta Ganacsiga ee KAAH HOTEL. Waxaanu isagoo arikaasi ka hadlaya yidhi…

              Read More

                Somali Prime Minister presents Work Plan to Parliament

                His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, today presented the government’s Work Plan for 2014 to Parliament. The Work Plan focuses on strengthening on-going security operations, establishing inclusive political processes, launching justice reform, laying foundations for economic recovery, enhancing social services delivery, mobilizing domestic revenue, and building capacity of government institutions. The Work Plan has…

                Read More

                  Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo ka tacsiyeeye​y shacabkii ku dhintay qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho

                  Muqdisho, May 03, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka tacsiyeeyey qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo galaaftay shacab Soomaaliyeed ee an waxba galabsan. Qaraxa waxaa sidoo kale ku dhintay xoghayahii hore ee gobolka Banaadir Allaha u naxariistee CabdiKaafi Hilowe Cismaan iyo qaar ka mid ah…

                  Read More

                    Ra’iisul Wasaare Cabdiweli: “Xorriyadd​a Saxaafaddu waxay asaas u tahay dimuquraad​iyadda”

                    Muqdisho, May 03, 2014(SDN/QJ)—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta bah-weynta saxaafadda Soomaaliyeed uga hambalyey Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa caddeeyey in dawladdiisa ay ka go’an tahay kor u qaadista xorriyada saxaafadda. Isagoo ka hadlayey Maalinta Xorriyadda Saxaafadda ee Adduunka, waxa uu Ra’iisul Wasaaruhu yiri: “Waxaan saxafiyiinta…

                    Read More

                      Khudbadii Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed u jeediyay Baarlamaan​ka ee Qorshe Hawleedka Xukuumadda ee 2014

                      Muqdisho May 03,2014(SDN/QJ)-Raiisul wasaaraha dalka Soomaaliya Md Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa manta khudbad sanadle ah ka hor jeediyay Baarmaanka Soomaaliya,hadaladiisiina waxa ka mid ahaa: Mudane Guddoomiye, Gudoomiye ku xigeennada Golaha Baarlamaanka, Xildhibaannada sharafta leh, Mudaneyaal iyo Marwooyin, Waxaan idinku salaamaya salaanta Islaamka, Assalaamu Caleykum Waraxmatulaah Wabarakaatuhu. Waxaan ku faraxsanahay inaan manta idinla kulmo iyadoo noqonaysa…

                      Read More

                        Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed sends condolence​s to the families of those killed in today’s explosion in Mogadishu

                        Mogadishu, May 03, 2014 — The Prime Minister of the Federal Government of Somalia H.E. Abdiweli Sheikh Ahmed Mohamed expressed his grief about today’s explosion in Mogadishu that claimed the lives of innocent civilians. The explosion also killed the former Secretary General of Administration of Banadir Regional Administration Abdikafi Hilowle Osman and some of his…

                        Read More

                          Egypt sentences 102 Brotherhood supporters to 10 years

                          102 anti-coup activists in Egypt were sentenced to ten years in jail on Saturday on charges of killing and inciting violence, judicial sources said. The verdicts for the 102 defendants, handed down ahead of a May 26-27 presidential election, relate to deaths that occurred during clashes in Cairo last July between supporters of elected president Mohamed…

                          Read More

                            Abwaanka Dada Yar ee Xamse Axmed Nuur oo soo saray heestii Calanka somaliland loo hibeyey ee (Saadaashu waa Khayr) Daawasho wacan

                            London 04May14(SDN) Abwaanka dada yar ee Xamse Axmed Nuur oo soo saray heestii ugu qimaha badnayd oo loo hibeeyo calanka jamhuuriyada Somaliland taas muqaalkeedii la soo saray waxana ku luqaynayaa Faniinta kala ah.Cabdirsaaq Gadaco,Xaawo Kiin,Kastam.Jihaan Jalaqsan,Faysal Yare,Ikraan Caraale,Farxaan Bada Cas abwaanka oo la soo xiriiray shabakada shabakada qurbejoog ayaa waxa uu hambalyo u diraya dhamaan…

                            Read More

                              Khasaaraha Ka Dhashay Gubashadii Kaalinta Shiidaalka ee Kaah {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 03.May 2014 (SDN/QJ)- Wararka ilaa iyo Haatan Soo Gaadhaya Shabakada Qurbejoog.com Xafiiskeeda Hargaysa ayaa Tilmaamaya in Khasaaraha la Xaqiijiyay ee Soo Gaadhay Kaalinta Shiidaalka ee Kaah oo ku taala Bariga Hargaysa ay ka dhasheen afar Qof oo dhaawacooda lagu dawaynayo Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargaysa. Sidoo kale waxay Wararku Tilmaamayaan in Khasaare dhinaca Moodka…

                              Read More