Webmaster

    Midawga Yurub oo lacago badan ugu deeqay in ceel biyoodyo laga qodo dalka Jabuuti iyo walaaca laga qabo in lacagta la lunsado

    Jabuuti May 02,2014(SDN/QJ)-Midawga Yurub ayaa ansixiyay deeq lacageed oo dalka Jabuuti u suurto gelinaya in tiro ceel biyood dalkaasi laga qodo. Dawlada Jabuuti ayaa mudo dheer codsaneysay deeqdan ceelasha biyaha lagu qodayo balse reer Yurub ayaa ka walaacsan heerka musuqa ee xukuumada iyo ku tumashada xuquuqaha aadana. Wadahadalo mudo qaatay ka dibna Midawga Yurub waxa…

    Read More

      Govt Requests Exoneration of International Debt

      Somali minister for foreign affairs and international cooperation Dr. Abdirahman Beyle has told VOA Somali version that the federal government of Somalia has requested the international community to let off the country’s debt. Dr. Beyle who is currently in Tunisia for an official duty has confirmed that his delegation had a meeting with representatives from…

      Read More

        John Kerry oo laga yaabo in uu Muqdisho booqdo

        Adis Ababa May 02,2014(SDN)- Xoghaya arrimaha dibedda ee dalka Mareykanka ayaa booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Adis Ababa oo uu kulamo kula yeelan doono qaar ka mida madaxda geeska Africa. Xoghaye Kerry ayaa lagu wadaa in uu madaxda Geeska Africa kla hado arrimaha Amniga iyo gacan qabadka Mareykanku u fidoyo dawladahooda. Xoghayaha Arrimaha dibedda…

        Read More

          Wariye Hore Xil Muhiim ah Uga Soo Qabtay TV-ga Universal Oo Dhibaato weyni ku Haysato Dal uu Qaxootinimo ku Joogo

          Hongkong:May,01,2014(SDN/QJ)-Mid ka mid ah wariyayaashii ugu caansanaa telefishinka Universal Tv oo ka howl gali jirey magaalada Muqdisho islamarkaana ahaa agaasimihii hore ee telefishinka Universal Tv xaruntiisa Muqdisho ayaa waxaa la sheegay inuu ku rafaadsan yahay oo ayna ku heysato nolol xumo iyo silic baaxad weyn dalka Hong Kong oo uu qaxootinimo isaga dhiibay. Agaasimahan hore…

          Read More

            Wasiir Ka Tirsan Maamulka Gal-mudug Oo Xalay Gurigiisa Lagu Weeraray

            Galkacyo:May,01,2014(SDN/QJ)-Kooxo Hubaysan oo aan Haybtooda la Aqoonsan, ayaa Habeenkii xalay Aqalkiissa ku weeraray Wasiir ka tirsan Maamulka Gal-mudug. Weerarka Dablaydu ku qaadday aqalka wasiirka waxa ku dhaawacmay mid ka mid  ah ilaaladiisa gaarka ah, lamana sheegin khasaare intaas ka badan oo halkaas ka dhashay. Wasiirka cusub ee Warfaafinta Galmudug Xasan C/qaadir Xasan ayaa la sheegay…

            Read More

              Wasiir Goodax Oo Fashiliyey Ceebo Xatooyo Oo Dawladdiisa ka dhex dhacay

              Muqdisho:May,01,2014 (SDN/QJ)-Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/laahi Goodax Barre ayaa  daboolka ka qaaday ceebo ku dhex huursanaa Dawladda oo ay ku kaceen Masuuliyiin sarsare oo Hawlihii qaranka khiyaameeyey. Wasiir Goodax oo Baarlamaanka Hor tegay ayaa sheegay inuu jiro Raashin loogu talo galay Dad danyar  ah oo deggenaa Gobolada Bay iyo Bakool oo masuuliyiin dawladda ka…

              Read More

                Xubin Ka Tirsan Guddida Caddaalada Oo Maalintii 6-lixaad u Xidhan Wasiir Xaglo-toosiye Oo Dhaar Ku Maray Inaanu wax waan-waan ah Ka Gelaynin

                Hargeysa:May,01,2014(SDN/QJ)-Xubin ka tirsan Guddida Caddaalada Somaliland ayaa Maalintii lixaad  u xidhan wasiirka wasaaradda Caaafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toosiye. Xubinta Xidhan oo Magaciisa La Yidhaahdo Shariif, ayaa Ayaamihii shirka Kulmiye Qabanqaabadiisu socotay oo muranka iyo yoo-yootanku ka taagnaa xubnaha ergooyinkiisa. Shariif ayaa  la sheegay inuu xarunta dhexe ee Xisbiga kula dhex dagaalamay Wasiir xaglo-toosiye, isagoo…

                Read More

                  Maamulka Jubba Land Oo Shaaciyey In Dagaal la Geli Doonaan Maraakiibta Sharcidarrada kaga Kalluumaysanaysa Xeebahooda

                  Kismayo:May,01,2014(SDN/QJ)-Maamulka Ku-meel-gaadhka ah Jubba ayaa ka digay Maraakiibta sharci-darrada kaga kalluumaysata Xeebaha Maamulkaas. Maamulka ayaa ku Gooddiyey inay tallaabo sharci ka qaadi doonaan maraakiibta iyo agabka kale ee Kalluumaysi ee sida joogtada ah u guranaya Kalluunka ku duugan Xeebaha Maamulkaasi Gacanta ku hayo. Maxamed Ibraahin Faarax oo kamid ah masuuliyiinta Maamulka KMG ee Jubba, ayaa…

                  Read More

                    Hooyada Dhashay Wiilkii Dhawaan Shaagga Diyaaradda Galay Oo La Midoobi Doonta wiilkeeda Oo Ku Sugan Maraykanka

                     Sheed-dheer:(SDN/QN)- Hooyo Ubax Mohamed Cabdulle oo dhashay Wiil dhawaan uu  ka badbaaday Diyaarad isaga kala gooshaysay magaallooyin ku yaalla dalka Maraykanka oo uu Taayirkeeda Hoos galay, ayaa lagu wadaa inay dib ula midowdo wiilkeeda iyo carruur kale oo ay dhashay, kuwaasi oo haatan aabahooda kula nool Gobalka Kaliforniya ee dalka Maraykanka.   Ubax Mohamed Cabdulle…

                    Read More

                      Somali Gov’t Claims That Corrupt Officials Stole Aid

                      Speaking before members of parliament, the Minister of Interior Abdullahi Godax Barre claimed that there are specific government officials that have stolen the humanitarian aid meant to be provided to regions in Somalia. The Minister strained that the corrupt officials were given the responsibility of getting the aid across to needy families in Bay and…

                      Read More

                        Hirsi Ali: Telling a Critic From an Islamophobe

                        Ayaan Hirsi Ali is a Somali-born U.S. citizen who is known — among other things — for her radical views on Islam. Her supporters consider her a leading critic, while many others believe she is guilty of Islamophobia and bigotry. I think she is a perfect case to educate people on the difference between the…

                        Read More

                          Kulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha Nabadda iyo Midnimada Jubba oo Bayaan laga soo saaray “Sawirro”

                          Muqdisho May 01,2014(SDN)- Shir Jaraa’id oo maanta magaalada Muqdisho ku qabteen golaha nabadda iyo Midnimada gobolada Jubbooyinka ayay uga hadleen arimaha Siyaasada ee baryihii u danbeeyay ka taagnaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Ugu horrayn ayaa waxaa ka hadlay Shirka Jaraa’id Xogahaya golaha Nabadda iyo Midnimada Jubba Abuukar Macalin Xayesi ayaa sheegay dawladda…

                          Read More

                          Atletico Madrid Ayaa Final-ka u soo Baxdey Markii 3-1 Ugu Awood Sheegatey Chelsea (Champion League Finals) DAAWO) By Jaahhur.

                          London-30-April-2014-(SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa horyaalka Yurub (Champion League) oo ku dhaw gaba-gabow Real Madrid iyo Atletico Madrid oo Final u soo wada baxay,ciyaartaasuna waxay ka dhici doontaa (LISBON) Atletico Madrid ciyaarta Finalka ugu soo baxdey waxay foodda isla galeen Chelsea taas oo ahayd lugii labaad,tii horana waxay ka dhacdey Madrid kuna dhamaatey…

                          Read More

                            Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 30.April 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa . Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad…

                            Read More

                              “Midnimada Somaliyeed baa Na Keentay,Cid Rabtaana Ma Jirto,Mar hadaan la Rabin….” Siyaasiga Cali Daacuun {DHAGAYSO}

                              Muqdisho 30.April 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Cali Daacuun oo dhalasho ahaan ka soo Jeeda Somaliland kana Tirsan Baarlamanka Federaalka Somalia ayaa u Muuqda Shakhsi ka Rajo dhigay u doodista Midnimadii Somalia . Xildhibaan Cali Daacuun oo Haatan Muqdisho ku Sugan ayaa Si Xoogan u Naqdiyay Distoorka Federaalka ee Somalia oo uu Sheegay inaanu dalku ku dhaqmi…

                              Read More

                                Madaxweynaha Punt land oo Nidar Ku Maray Soo Celinta iyo Gaadhitaanka Xuduudaha Maamulkiisa iyo Wasiiro Somaliland ah oo la Kulmay

                                Hargaysa 30.April 2014 (SDN/QJ)- Wasiirrada Arrimaha Dibadda iyo Daakhiliga ee Jamhuuriyadda Somaliland – Md. Maxamed Biixi Yoonis iyo Md. Cali Maxamed Warancadde, ayaa dalka Itoobiya kulan kula yeeshay Madaxweynaha maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Mr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas). Labada wasiir oo maalintii Isniinta ka soo laabtay shir weyne ay 26 ilaa 27 April kaga qaybgaleen…

                                Read More