Madaxweyne Gaas oo Beeniyey Inuu wax Wada-hadal ahi Dhex maray Somaliland Iyo Puntland
Garowe:May,03,2014(SDN)-Madaxweynenaha Maamulka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si cad u sheegay inaanu jirin wax wada hadal ah oo dhex maray Somaliland iyo maamulkiisa, kaas oo la hadal hayey inuu Ethiopia ka dhacay. Madaxweyne Gaas ayaa waxba kama-jiraan ku tilmaamay hadal hore uga soo yeedhay wasiirro ka tirsan Somaliland oo sheegatay inay Arrimaha Xudduuda…
