Webmaster

    Wada Hadal u Furmaya Somaliland iyo Punt land, Goorma ayuu Madaxweynuhu Khudbad Sannadeedkiisa u Jeedinayaa Labada Gole {DHAGAYSO}

    Hargaysa 30.April 2014 (SDN)- Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Somaliland ahna Ku Simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Maanta ka hadlay aragtidiisa ku aadan Shirweynihii 3aad ee Xisbiga Kulmiye oo Maalintii Shalay Ku soo Gabo gaboobay Magaalada Hargaysa . Gudoomiye Baashe Maxamed Cade Waxaa kale oo uu ka Hadlay Wada…

    Read More

      Hambalyo Madaxda xisbiga kulmiye

      Guul iyo Hambalyo Madaxda Xisbiga Kulmiye Anigoo ku hadlaya magacayga, ka Guddiga Kulmiye ee W/Ameerika, iyo ka dhamaan tageerayashaba. Waxaan hambalyo kal iyo laaba u soo dirayaa hogaanka Xisbiga Kulmiye ee mar kale ku guulaystay taladii xusbul xaakimka Kulmiye. Illaahayna waxaanu uga baryaynaa inuu u fududeeyo hawshaa culus ee ay mar labaad dhabarka u riteen….

      Read More

        Dawlada Kenya oo ka aamustay jawaab ka bixinta xarigii Qunsulka Soomaaliya iyo eedo argegixiso oo soo baxaya

        Nairobi April 30,2014(SDN/QJ)- Dawlada dalka Kenya ayaa dhegaha ka fureysatay in jawaab ay ka bixiso dalabaad dhawr ahaa oo la xiriira xarigii qunsulka Soomaaliya ee Kenya oo uga yimi dawlada Soomaaliya. Ciidamada amaanka ee dalka Kenya ayaa u dhacay aqalka qunsulka ka dibna xabsiga u taxaabay dhawr saacadood qunsul Siyaad Maxamuud Shire. Qunsulka ayaa isu…

        Read More

          DHEGEYSO:Barnaamij khaasa oo ku saabsan booqashadii xukuumada Somaliland ee Wadada Cad ee Hargeysa iyo Salaxlley

          Hargeysa April 30,2014(SDN/QJ)-Wefdi uu hogaaminayo wasiirka wasaarada Maadaxtooyada Madaxtooyada Somaliland ayaa booqasho ku tegay mashruuca dhismaha wadada cad ee isku xiri doontaa Hargeysa ilaa Ina Guuxaa. Xukuumada Somaliland ayaa bixisay kharashaadka 5 km oo wadada ka mid ah,taas oo ah mid ka hooseeysa doorkii wadada ee xukuumada.   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/wadadacad.mp3″] HALKAN MOBILKAAGA UGA DHEGEYSO…

          Read More

            Kenya Oo Iyadoo Aan Safaarad Somalia Ka Furanin Qunsul Cusub U Magacowday Kismayo

            Kismaayo:April,30,2014 (SDN/QJ)-Wararka naga soo gaadhaya magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka kumeel gaadhka ah ee Jubba ayaa sheegaya in dowladda Kenya ay magaaladaasi u soo magacawday qunsul cusub oo halkaasi u joogi doono. Wafdi uu hoggaaminayo qunsulka cusub, Hillary Kyengo ayaa maalintii shalay gaadhay magaalada Kismaayo, wuxuuna garoonka diyaaradaha kula kulmay hoggaamiyaha maamulka KMG ah ee…

            Read More

              Dib u Heshiisin waa higsashada mustaqbal danwadaag lagu yahay

              Hordhac Shan Jabhadood oo hubeysan oo isku ujeedo sheeganaya-SSDF, SNM, USC, SPM, iyo SDM- ayaa ka soo horjeestay Dowladdii Maxamed Siyaad Barre. Shantaas Jabhadood waxay diideen inay midoobaan. Dhinac kale, Dowladdii Soomaaliyeed waxay diiday inay la xaajooto Jabhadaadaas waqti munaasib ah. Kaddib, waxaa dalka gudihiisa ka dhashay koox la magac baxday “Manifesto” oo soo jeedisay…

              Read More

                Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ku Margaday Su’aal Yaab Badan OO Baarlamaanku Weydiiyey

                Muqdisho:April,30,2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre, ayaa ku margeday su’aal muhiim ah oo ay baarlamaanka Somalia weydiiyeen. Su’aasha Wasiirka La weydiiyey ayaa la xidhiidhay Sababta ay Dalalka Somalia Safaaradaha ka furanayaa ay  xafiisyadooda ka dhigtaan Goobaha Xeebaha ah, waxana uu sheegay in arrintaasi ay tahay heshiis ay dawladihii hore galeen oo…

                Read More

                  Cali Khaliif Oo Durbaanno Colaadeed ka Garaacaya Taleex Iyo Kalfadhiyada Baarlamaankii uu u Dhaartay Ee Somalia Oo Laga Baafinayo

                  Taleex:April,30,2014(SDN/QJ)-Dagaal Ooge Cali Khaliif Galaydh oo Haatan Xaalad Dagaal iyo sidii uu iskugu diri lahaa dadka Reer Somaliland ka wada Deegaanka Taleex ayaa laga Baafinayaa  Golihii uu ka tirsanaa ee Baarlamaanka Somalia. Cali Khaliif  oo kadib markii uu Garwaaqsaday inaanay waxba ka soconaynin Hammigiisii ahaa inuu sameeyo Maamul Khaatimo uu ula Baxay Go’aansaday   Magaalada Muqdisho…

                  Read More

                    Roobab lagu Qabowsaday Oo Habeenkii Xalay Ka Da’ay Hargeysa iyo Hareeraheeda

                    Hargeysa:April,30,2014(SDN/QJ)-Waxa Habeenkii Xalay Rooab si aad ah loogu qabowsaday ay ka da’een Caasimadda Somaliland ee Hargeysa iyo waliba Goobo badan oo Hareeraha ka xiga. Roobabkan ayaa bilaabmay Abaaro 12:00AM-Habeenimo, waxana ay maasheeyeen Magaalada Caasimadda iyo Dhul ballaadhan oo  dhinacyada ka xiga, waxana ay shacabka iyo duunyada kale ee Halkaasi ku nooli dareemeen naxariis iyo qabow…

                    Read More

                      Somalia and Kenya in diplomatic row

                      The Somali government have recalled the country’s Ambassador to Kenya, Mohamed Ali Nur, for ‘consultations’ over the controversial operation ‘Uslama Watch’ as well as the much publicized arrest of a top diplomat of the Somali embassy last week. Since the beginning of this month, reports indicate that more than 3,000 Somalis in Kenya have been…

                      Read More

                      Real Madrid Ayaa Final u soo Baxdey Markii Aay 4-0 Ku Marxabeysiisey Bayern Munich DAAWO (Champion League 2014)By Jaahuur

                      Germany-29 April-20-14(SDN) Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo cariga jarmalka oo Bayern Munich iyo Real Madrid foodda isla galeen,ciyaartan oo ka tirsaneyd horyaalka Yurub ahaydna lugtii labaad. Sida eynu wada ogsoonahay todobaadkii hore lugtii hore waxa lagu wada ciyaarey Reai Madrid oo ku badisey 1-0. Haddaba ciyaartan oo la wada sugayey kana soo…

                      Read More

                        Maxkamada Gobolka Hargaysa oo La Filayo inay Beri ku dhawaaqdo Xukunka Dilkii Foosha Xumaa ee Marxuumad Ruqiya Siciid

                        Hargaysa 29.April 2014 (SDN)- Maxkamadda Gobolka Marodijeex Hargeysa,ayaa la filayaa inay ku dhawaaqdo Xukunka iyo go,aanka ay ka gaadhay eedaysanayaadha dilkii loo geystay Allaah ha u naxariistee Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle oo 24 bishii  labaad lagu dilay guri yaalla magaalada Hargeysa oo meydkeeda laga  laga soo saaray god. Xoghayaha guud ee Golaha Wakiiladda Somaliland Cibdirisaaq…

                        Read More

                          Somali President: “I thank our Emirati brothers for their generous donation to the people of Somali, one that will help us to deliver both security and medical treatment.”

                          Mogadishu, 29 April 2014 (SDN/QJ)- His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today visited the sites of two development projects in Mogadishu, funded by the United Arab Emirates. HE the President visited the sites with the UAE’s Ambassador to Somalia, Mohamed Al Osmani along with senior members of the Somali National Army (SNA) and the construction…

                          Read More

                            Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 29.April 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa . Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Yuusuf Maxamed ee…

                            Read More

                              Madaxweynaha Soomaaliya ” Mashaariicda Dib u dhiska waxey saldhig u yihiin horumarka Dalka.”

                              Mogadishu, 29 April 2014 (SDN/QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeeray Xarumo cusub oo ka mid ah mashaariicda lagu horumarinayo dalka kuwaasi oo ay Dowladda Imaraadka Carabta ka hirgelineyso gudaha Muqdisho. Madaxweyne Xasan Sheekh oo ay la socdaan Taliyayaasha Ciiidamadda Meleteriga iyo Nabad-Sugida iyo Safiirka Dowladda Imraadka Carabta u fadhiya…

                              Read More

                                Ergayga Qaramada Midoobay ee Somalia oo Rajo Fiican ka Muujiyay in Somalia ay doorasho ka dhacdo 2016

                                Muqdisho 29.April 2014 (SDN)- Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya danjire Nicholas Kay ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay inay Soomaaliya ka dhici doonto doorasho qof iyo cod ah marka la gaaro sanadka 2016. Danjiraha oo wareysi siiyay idaacadda Qaramada Midoobay ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya iyo bulshada caalamka ay hor taallo howl muhiim ah…

                                Read More