Musharraxa Jagada Madaxweynennimo ee Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka ee UCID Jamal Cali Xuseen oo edayn u soo jeediyey Xisbiga kulmiye
London 29April14(SDN) Musharaxa Madaxwayne ee xisbiga Ucid ayaa waxa uu ku tilmamay shirwaynahi XISBIGA KULMIYE in LACAG KA BADAN 800,000 (SIDEED BOQOL OO KUN OO DOOLAR) OO HANTIDDII UMMADDA AH AYEEY KU BURBURIYEEN SHIRWEYNAHOODA.” isaga oo ku bilaabay hadalkiisa sii ku bilaabay Dalku Wuu biyo laayahay, lacagtaasi waxay ku habooneyd in mashiino loogu iibiyo cusbitaaladda dalka…
