|

DAAWO:SSE KULANKOODI SANADLAHA OO LAGU QABTAY SANADKAN HOTEL HILTON HELSINKI, FINLAND 25-26 APRIL

Helsinki April 25,2014(SDN)-Kulankii sanadlaha ahaa ee ururka SSE oo sanadkan laqabtay maalmihii 24 iyo 25 ka bishan April ayaa lagu soo gunaanaday Hotel Hilton.

Halkan hoose ka daawo waxyaabihii kulankaa lagu soo bandhigay sanadkan iyo jawigii guud ee shirka SSE.


 

Comments are closed