Webmaster

    Hatuuf Media Group Proscribe :Somaliland

    Hargaysa 07.April 2014 (SDN)- Police in Hargeisa have seized the offices of Hatuuf Media Group through orders from the regional court in the Somaliland capital city. The court order indicated that that the newspaper has been proscribed for publishing false and malicious reports about senior government personnel thence police are currently in total control of…

    Read More

      “Muslin kuma cabiidsamo Walloon madaxa kaa goyne” Bayaan Ururka Solja ka soo saaray Albaabo u xidhida Haatuf

      Hargaysa 07.April 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa cambaareeyay tallaabada ay xukuumadda Somaliland maanta albaabada ugu xidhay wargeyska Madaxa banaan ee HAATUF,waxaanu tilmaamay in dhacdadani ay noqonayso cawaaqib fool xun. Sidaasna waxa Guddoomiye Xasan Maxamed Yuusuf ku sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray oo u dhignaa sidan:- “Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee (SOLJA) wuxuu…

      Read More

        SAPIC Condemns Murder of UNODC Personnel in Galkayo

        SAPIC Condemns Murder of United Nations Office on Drugs and Crime (UNODC) Personnel 7th April, 2014, Mogadishu-SAPIC condemns the murder of two consultants at the Galkayo main Airport. We condemn the barbaric act on the consultants who were working with UNODC in efforts to help the country. SAPIC would like to send their heartfelt and…

        Read More

          Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

          Hargaysa 07.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKA SHABAKADA [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WararCaawa7(1).mp3″] Hargaysa SDN. Qurbejoog.com

          Read More

            Ra’isal Wasaaraha Somalia oo ka Hadlay Dilkii Labada Sarkaal ee Qaramada Midoobay

            Muqdisho 07.April 2014 (SDN)- Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ka tacsiyeeyay geerida labo saraakaal oo ka tirsan shaqaalaha Qaramada Midoobay, kuwaas oo maanta lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Saraakiisha la dilay oo u shaqeynayay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan la dagaallanka dambiyada iyo muqaadaraaddaka (UNODC) ayaa barqadii maanta lagu toogtay…

            Read More

              Navy’s 29th Flotilla Berths in Djibouti Port

              TEHRAN (FNA)- The 29th Flotilla of the Iranian Navy which has been dispatched to the Atlantic Ocean berthed at Djibouti port in Africa on Monday. The Iranian warships plan to stay in Djibouti port for three days after 73 days of journey in the high seas. The flotilla, which is the first dispatched to the…

              Read More

                British UN worker killed in Somalia

                A British man working for the United Nations has been shot dead alongside a colleague in Somalia. The two UN consultants were shot at Galkayo airport in Puntland, Somalia, by unknown gunmen after getting off a plane, it was reported. A Foreign Office spokesman said: “We are aware of the death of a British national…

                Read More

                  Milicsiga Dharaartii Dharaaraha 33 Guuradii SNM 06/04/1981-06/04/2014 Qallinkii: Boobe Yuusuf Ducaale

                    Bal hadda aan yar daymoonno sidii uu Hadraawi arrintan ugaga maansooday Tixdiisii mahadhada reebtay ee Daalalley. Wuxu yidhi:   “Nimaan diiftu saarreyn, Dusha sare ka qolof dhicin, Dubatadu ku shaacnayn, Nimaan daawo-shiilleyn, Ama degel ku sheelleyn, Ama debed ku sheegnayn, Daymadaydu suureyn, Waxa loogu digayaa, Dohdu Waamo maahee, Dirir baa ka socotee, Firdhisada iskaga…

                  Read More

                    War Degdeg ah: Xaruntii Wargeyska Haatuf Oo Ciidamo Hubaysani La Wareegeen

                    Hargeysa:07-April-2014(SDN)-Waxa Daqiiqado ka hor Ciidamo Hubaysani ay La Wareegeen Xaruntii Wargeyska Haatuf oo ka mid ahaa Wargeyska Madaxa Bannaan eek a soo Bixi jirey Magaalada Hargeysa. Ciidankan la wareegay Xarunta Wargeyska, ayaa la Sheegay inay SHeegeen inay Sitaan Waaran Maxkadeed oo uu ku Saxeexnaa Garsooraha Maxmakdda Gobolka Maroodi jeex Axmed Ismaaciil Dalmar. Xilliga la Xidhayey…

                    Read More

                      “Iminka Waa La Diyaariyay Siyaasadii Maamul Daadejinta” Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 07.March 2014 (SDN)- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta ka furay Huteel Maansoor Shir lagaga hadlayo Maamul daadejinta. Shirkan oo Socon doona Mudo Sadex Cisho ah Waxaa Ka qayb galay Maayarada Magaalooyinka laga Wado Mashruuca Maamul Daadejinta ee Somaliland,Saraakiil ka Socotay Hay’adaha Qaramada Midoobay,Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada…

                      Read More

                        Dawlada Kenya oo dalkeeda ka Masaafurinaysa Somalida aan Sharciga haysan

                        Nairobi 07.April 2014 (SDN)- Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre, safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) iyo qunsulka safaaradda Soomaalida ee Kenya Siyaad Maxamed Shire ayaa maanta la kulmay wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga ee dalka Kenya Joseph Ole Lenku. Mas’uuliyiintan ayaa ka wada hadlay xaaladda Soomaalida ku nool…

                        Read More

                          Qaramada Midoobay Oo Qoraal Cambaarayn iyo Amar iskugu Jira Ka Soo Saartay Dilkii Galkacyo Loogu Geystay Saraakiishii u Shaqaynaysay

                          Nairobi:07-April-2014 (SDN)-Saacado uun ka dib markii Magaalada Galkacyo lagu Khaarajiyey Laba Nin oo Ajaanib ah, ayuu Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia si kulul u cambaareeyey Falkaas. Qoraalka Nicholas Kay, waxaa lagu farray madaxda dawladda Puntland in ay baadhitaano buuxa ku sameeyaan arrintan isla markaana cadaaladda horkeenaan cidda ka dambeysay, Isagoo intaas ku daray in Qaramada…

                          Read More

                            Gaalkacayo: Laba Sarkaal oo Qaramada Midoobay u Shaqeeya oo la dilay iyo Madaxweyne Gaas oo Gaadhay

                            Gaalkacayo 07.April 2014 (SDN)- Labo shaqaale ajenbi ah oo ka tirsanaa hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan la dagaallanka daroogada iyo dambiyada ee UNODC ayaa maanta lagu dilay garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Maareeyaha garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo Cabdi Siciid Dhaga-weyne oo la hadlay Warfidiyeenka ayaa sheegay in askari ka tirsan ilaalada garoonka uu…

                            Read More

                              Xaflad Balaadhan Oo Lagu Soo Bandhigay Qorshaha Siday Borama U Yeelan Lahayd Public Libaray Oo Lagu Qabtay Xalay Magalada London(Daawo Sawiro

                               London07April14(SDN)Bandhig balaadhan oo lagu soo bandhigay siday Borama u yeelan lahayd public libaray oo lagu qabtay xalay Magalada London. Iyo abaalmarino la gudoonsiinayey bulshada reer awdal dadkooda waxtarka ku soo kordhiyey Gobolka Awdal,bandhigas ooy soo qabanqaabiyeen Ururka Adal unity and Development oo ay Hormood ka ahaayeen Maxamed Ibraahim Huseen iyo Idil Ahmed Daahir & Hawa…

                              Read More

                                Xogtii ugu muhiimsaneyd baadi-goobka Duyuuradii Malaysia Airlines MH370 oo la shaaciyay

                                Perth April O7,2014(SDN)-Madaxa baaritaanada duyuurad mudo bil haatan la baaadi goobayay oo laga leeyahay dalka Malaysia ayaa haatan markii u horeysay shaaciyay xog muhiima oo muujineysa in duyuuradaasi ku dhacday badweynta India. Angus Houston oo ah madaxa dedaalada lagu baadi goobayo Duyuurada Air Malaysia duulimaadkeedii MH370 ayaa sheegay in shalay markab China laga leeyahay uu markii…

                                Read More

                                  Somaliland and bolloré group forge ahead in a new Business Adventure: The Berbera Corridor

                                  April 06, 2014(SDN)- Hargeisa has instructed a British lawyer to negotiate with the French group Bolloré to hammer out the details of the agreement to manage Berbera port. Meetings began about two weeks ago between representatives of Bolloré Africa Logistics and the British law practiceMcCue & Partners to work on an agreement for the French group to run Berbera port….

                                  Read More