Warqad Ku Socota Qurbojoogta Reer Minneapolis, ee gobolka Minnesota
Magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota waa magaalada ay degan yihiin Qurbojoogta racii ugu horeeyey ee ka soo qaxay dagaalkii sokeeyey ee wadankeena ka dhacay sanadkii 1990kii. Waana magaalada ay degan yihiin Qurbojoogta Soomaaliyeed ee ugu badan marka laga reebo Nairobi, Kenya. Waa halka laga doortay qofkii Soomaaliyeed ee ugu horeeyey ee xil ka qabta Wadanka…
