Webmaster

    Kallahaadii Maayarka Soltelco ee Aqalka Suldaan Maxamed iyo Jawaabtii Degdegga ahayd ee Boqor Raabi La Siiyey

    Hargeysa:06-April-2014(SDN)-Waxa Maalintii shalay Aqalka Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Kulan Albaabadu u Xidhan yihiin ku Yeeshay Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco iyo Waliba Suldaanka Laftiisa. Kulankan oo abbaaro 12:00-Duhurnimo Halkaas ku qabsoomay, ayaa ahaa mid ay Saxaafaddu Dibadda ka joogtay, iyadoo uu Maayar Soltelco mar kaliya si kedis ah u soo Galay Aqalka Suldaanka….

    Read More

      Khilaafkii Hoggaanka Wasaaradda Warfaafinta Oo Markale Soo Curtay Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Raadinaya Halka Sartu Ka Qudhuntay

      Hargeysa:06-April-2014(SDN)-Waxa tan iyo intii uu Wasiir Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) uu Caynaanka u qabtay wasaaadda Warfaafinta,Dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland, waxa  xal loo la’yahay Murrano Xadhkaha goostay oo soo Noqnoqday, kuwaas oo dhexyaalla xarunta wasaaaradaas.    Murankaas oo ka bilaabmay Maareeyaha Tv-ga qaranka  Khadar Cali Gaas iyo Wasiirka, ayaa ku faafay Shaqaalaha Dhexdooda, iyadoo labada Masuul…

      Read More

        Dhibaatada Ciidanka Kenya Ku Hayaan Soomaalida Xaafadda Islii Oo Gaadhay Heer Baarlamaanka Somalia Si Weyn u Naqdiyaan

        Muqdisho:06-April-2014 (SDN)-Guddiga xuquuqul insaanka ee baarlamanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa  si kulul u cambaareeyay howlgallada Arxandarrada ah ee Ciidanka Kenya ku Hayaan Soomaalida Deggen Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi. Xildhibaan Muuse Sheikh Cumar oo ah guddoomiye ku-xigeenka guddiga ahna ku-simaha guddoomiyaha guddiga ayaa ugu baaqay madaxda dowlada Kenya inay fiiro gaar ah u yeelato…

        Read More

          33 Guuradii Aasaaskii Ururka SNM,Mahadhooyinkii Halganka, Iyo Khudbado Taariikhda galay { U GAAR AH Qurbejoog.com DHAGAYSO}

          Hargaysa 06.April 2014 (SDN)- Waa 33 Guuradii ka soo Wareegtay Markii Magaalada London lagaga Dhawaaqay Ururkii Dhaqdhaqaaqa Waddaniga Somaliyeed ee Somali National Movement 6 April 1981-kii. Waxay Shabakada Somalidiasporanews.com amase Qurbejoog.com Halkan Idiinku soo Gudbinaysaa Barnaamij Taariikheed dheer oo  ka Waramaya Asbaabihii Kalifay Aasaaskii SNM, Hawlgaladii Mahadhooyinka lahaa ee ay Fuliyeen iyo Khudbadihii Shirkii Aayo…

          Read More

            Kenya Oo Gacanta Ku Dhigtay Nin Soomaali ah Oo Haysta Dhalashada Sweden Oo Kooxda Alshabaab Dhallinyaro u shaqaalaysiinayey

            Nairobi:06-April-2014(SDN)-Sida uu qoray Wargeys Ka Soo Baxa Dalka Sweden oo loo Yaqaan The Local, Ciidanka Ammaanka Kenya ayaa Xabsiga DHigay Nin Soomaali ah oo Dhalashada Dalka Sweden Wata, kaas oo dhallinyaro u qorayey ururka Alshabaab.   Ninkaasi ayaa la xidhay bishii hore ee March 28-dii, isagoo ku sugan Degmadda Kapsowar ee Gobalka Rift Valley ee…

            Read More

              Laambaddii Kasii Bidhiiqaysay Taariikhdii SNM Oo Sii Demaysa, Xuska Aasaaskoodii Oo Maanta Ku Beegan Iyo Xukuumadda Oo Aan Soo Hadal qaadin Wali

              Hargeysa:06-April-2014(SDN)-Waxa Maanta oo ay Bisha April 6-tahay ku Beegan Maalintii la Aasaasay Mujaahidiinta Sababtay Dib u xorayna somaliland ee SNM, Balse Jawigu Ma aha mid ka Turmumaya Qiimaha ay Maalintaasi lahayd. Xukuumadda Maanta Talada Haysa oo uu HOrmood u yahay Mujaahid Axmed Siilaanyo oo Hormoodkii SNM ahaa, ayaan Haddana muujinin Qiimihii ay dharaartaasi Lahayd,  iyadoo…

              Read More

                Agaasimihii Dhugmantariyada ee Tvga Qaranka ee SLNTV Xasan Dhuxul (Laabsalaax)oo ku Sugan Magaalada Madaxda Somaliya ee Muqdisho

                  Muqdisho April 06,2014-(SDN/Rasmi) Agaasimihii Qaybta Dhugmantariga ee tvga afaka xukuumada ku hadla ee SLNTV  Xasan Dhuxul (LAABSALAAX) ayaa si qarsoodiya ku tagay magaalo madaxda Somaliya ee muqdisho safarkan ayaa ah mid aan la shaacin inuu tagayo iyadoo aan lasheegin in ay casuumaad ka heystaan kooxaha fanaaniinta ee ka jira magaalada Muqdisho. Warar Xogogaal ah…

                Read More

                  SAN DIEGO SOMALI LEADER HONORED BY FBI FOR EFFORTS TO IMPROVE LIVES

                  April 5, 2014 (San Diego)— In a ceremony at FBI Headquarters on April 4, 2014, Director James B. Comey recognized the recipients of the 2013 Director’s Community Leadership Award. These leaders, selected by their area FBI field office, have demonstrated outstanding contributions to their local communities through service. The San Diego Division’s recipient was Ahmed Idlle,…

                  Read More

                    Ethiopia: Malaysia’s Pexco terminates oil exploration project in Somali region

                    The Malaysian exploration company, Pexco Explorations (East Africa),  recently terminated  its oil exploration project that it has been undertaking for the past eight years in the Somali Region of Warder-Geladi and Ferfer localities. The Kuala Lumpur-based company signed a Petroleum Production Sharing Agreement with the Ministry of Mines on October 18, 2005 to prospect for…

                    Read More

                      Baarlamaanka Jarmalka oo ansixiyay in dalkiisu ciidan Milateri u diro Soomaaliya, maxayse tahay shaqada ay u tegayaan Muqdisho? (Warbixin)

                      Berlin 5, April 2014 (SDN/DW)- Baarlamaanka dalka Jarmalka ayaa ogolaaday in koox tabobareyaal Milateri ah oo ka socda dalkaas loo diro dalka Soomaaliya, iyadoo hawlgalkaas tabobarku yahay mid uu meelmariyay Midowga Yurub. Hase yeeshee, siday ku warantay warbaahinta Germany, xildhibaanada mucaaradka ayaa ka horyimi, isla markaana diiday inay u codeeyaan go’aanka lagu meelmariyay diritaanka tabobareyaasha…

                      Read More

                        Berlin gives go-ahead for military instructors for Somalia

                        Berlin 5, April 2014 (SDN/DW)- Parliamentarians in Berlin have given approval for the dispatch of military instructors to Somalia on a training mission mandated by the European Union. Opposition deputies voted against the deployment. Germany’s armed forces, the Bundeswehr, have been training Somali soldiers since 2010, but up until now the training has taken place…

                        Read More

                          Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland iyo Nuxurka Qoraal uu u diray Eu iyo Hogaamiyeyaasha Africa

                          London 05.April 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis, ayaa shirka hoggaamiyayaasha Afrika iyo Midowga Yurub ku yeesheen Magaalada Brussels u diray qoraal uu ku codsanayo inay taageero u fidiyaan Aqoonsi Somaliland ay beesha caalamka ka hesho. Sida uu baahiyey Wargeyska EurActive, Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, ayaa qoraalkiisa ku sheegay in aqoonsi…

                          Read More

                            “Dhawaaqa Shefeild Waa Mid Lagu Farxo” C.laahi Cismaan Geel Jire

                            Hargaysa 05.April 2014 (SDN)- Wasiirkii hore wasaarada kaluumaysiga iyo khayraadka badda Mud:Cabdillaahi Cismaan (Geeljire), ayaa si wayn u soo dhaweeyey go’aanka Golaha Deegaanka ee Magaalada shefeild ku ansixiyyen madax-banaanida Somaliland. Wasiirka oo maanta Qurbejoog.com ay kula kulantay mid ka mida huteelada Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in ay tahay guul u soo hoyatay shacbiga Somaliland meelkasoo…

                            Read More

                              Todobaadkan iyo Barnaamijka Suugaanta iyo Abwaan Siciid Maxamud Gahary {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 05.April 2014 (SDN)- Barnaamijka Suugaan ee Todobaadkan,Iyo Shabakada Qurbejoog.com waxaa inoogu marti ah Abwaan iyo Qoraaga Da’da yar oo Degan Magaalada Hargaysa laguna Magacaabo Siciid Maxamuud Gahayr. waxaana uu inooga warami doonaa Sooyaalkiisa Suugaaneed,halka uu haatan waxa marinayo,inta maanso ee ilaa hadda uu hal abuuray iyo qodobo kale oo aad u xiiso badan.waxaana naga…

                              Read More

                                Madaxweynaha maamulka Punt land oo Xilkii ka Qaaday Taliyihii Ciidanka Bada Warbixin

                                Garowe 05.April 2014 (SDN)- Wararka soo gaaraya Magaalada Garowe ayaa sheegaya in madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali uu xilkii ka qaaday agaasimaha ciidanka badda Puntland (PMPF) Maxamed Cabdiraxmaan Farole. Inkastoo aan si rasmi ah loo shaacin magacaabistan ayaa haddana waxa warar lagu kalsoonyahay oo ka soo baxaya  madaxtooyadda ayaa sheegaya in loo magacaabay Xiriiriyaha madaxtooyadda…

                                Read More