Webmaster

    ‘Somalia suicide bomber was Norwegian’: Shebab

    Somalia’s Al-Qaeda-linked Shebab rebels on Wednesday identified a suicide car bomber who struck a town recently captured by African Union troops as a 60-year-old Somali man who held Norwegian citizenship. The attack in Buulo Burde in the south of the country on Tuesday targeted a hotel crowded with army officers and was followed by an…

    Read More

      “We must show Somalis they are not alone,” President tells key international partners as military campaign gains new ground

      Somali communities in newly liberated areas devastated by Al Shabaab  must receive immediate humanitarian assistance, His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud said today in a high-level meeting  with Somalia’s most important international partners. The President emphasized the need for immediate humanitarian  assistance and praised the Turkish and UAE Red Crescent organizations for the aid being…

      Read More

        Dhamaan Wasiiradan Iyo Suxufiyiintani Waxay Hambalyo U Dirayaan Cabdiqaadir Cabdilaahi Nuur (Cabdiqaadir Al-mis) iyo Amran Sheekh Axmed Nuur Oo Meherkoodu Ku Qabsoomay Magaalada Hargeysa

        Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) Wasiirka Diinta Awqaafta Somalilad Sheekh Khaliil Cabdilaahi Cabdi Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Cabdi-waaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan. Agaasimaha Barnaamijyada Idaacada Radio Hargeysa Khadar Maxamed Cakule Gudoomiye Ku Xigeenka Wakaalada Wararka Solna Yuusuf Maxamed Ismaaciil Agaasimaha Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta…

        Read More

          Madaxweyne Xasan “Beesha Caalamka waxey diyaar u yihiin inay goobaha Al-Shabaab laga xorreeyey gargaar gaarsiiyaan.”

          Mogadishu, 19 March 2014(SDN)–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo maanta xafiiskiisa kula kulmay beesha caalamka ayaa sheegey inay lama huraan tahay in shacabka deegaanada Al-Shabaab laga xorreeyey in si deg-deg ah loogu gurmado. Madaxweynaha ayaa ammaanay doorka Bisha Cas ee Turkiga iyo Imaaraadka oo gargaar gaarsiiyey dadka, hase yeeshee waxaa loo baahanyahay…

          Read More

            Wasiirka Macdanta oo dalka ku soo laabtay kana Hadlay Heshiis Hor leh oo ay la Gaadheen Shirkad Shiine ah ka Daawo Qurbejoog.com

            Hargaysa 19.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Xuseen Abdi Ducaale oo ay Weheliyaan Wasiir ku Xigeenka Wasaaradaasi iyo Agaasimaha Waaxda Tamarta ee Wasaarada Macdanta  ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay Kadib Markii ay Socdaal Todobaad qaatay ay Ku Tageen Wadanka Shiinaha.. Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Tamarta ee Somaliland Waxa uu faahfaahiyay Kulamo…

            Read More

              Fanaanada Sahra Halgan oo Gaadiid DamDamis ah ku Wareejisay Dawlada Hoose iyo Cisbitaalka Guud ee Hargaysa ka Daawo Qurbejoog.com

              Hargaysa 19.March 2014 (SDN)- Fanaanada Qaran ee Sahra Axmed Maxamed “Sahra Halgan” ayaa maanta gaadiid damdamiska ah iyo Qalab Caafimaad Waxay Maanta Gudoonsiisay Dawlada hoose ee Caasimada iyo Cisbitaalka Guud Hargaysa. Munaasibad Lagu Qabtay  Caasimada Hargaysa ayay Fanaanad Sahra Halgan ku Sheegtay in Deeqdan ay soo Bixiyeen Jaaliyada Somaliland ee dalka Faransiiska isla markaana ay…

              Read More

                Xildhibaan Cali Gebilay oo Sheegay inay Distoorka Somaliland u Bedelayaan in Madaxweyne Siilaanyo intuu Nool yahay uu Talada dalka Hayo {DHAGAYSO}

                Hargaysa 19.March 2014 (SDN)- Xildhibaan Cali Gebilay oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee hore uga soo baxay Xisbigii Udub kuna Biiray Xisbiga Kulmiye lagana soo doorto Gobolka Awdal ayaa Maanta Sheegay inay Distoorka Somaliland oo dhigaya in Madaxweyne kastaa aanu laba Jeer wax ka badan isa soo sharaxi karin ay u bedelayaan inuu…

                Read More

                  Maxay Yihiin Dhismayaasha uu Golaha Wakiiladu ka Furanayaan Gobolada Dalka {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 19.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa Maanta Faahfaahin ka bixiyay Xarumo uu Golahoodu ka Furanayo Gobolada dalka,Kaas oo ay Bulshadu Is weydiinayso Waxyaabaha ay ku Qabanayaan Maadaama Xarunta Guud ee Golahoodu tahay Caasimada hargaysa. Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo XogWaran Gaar ha maanta…

                  Read More

                    Fadeexado Maamul Xumo Iyo Musuqmaasuq Oo Hadheeyay Kastamka Laascaanood

                    Laascaanood 19.March 2014 (SDN)- Fadeexado musuqmaasuq iyo maamul xumo ayaa hadheeyay xafiiska kastamka magaaladda Laascaanood l, kaasi oo ka dhashay awooda maamulka maaliyadda ee gobolkaasi oo gacanta ugu jira qof qudha oo ah isku duwaha wasaaradda maaliyadda gobolka Sool iyo maamulaha Kastamka magaaladaas C/Raxmaan Koosafaarre.   Ilo-xog ogaal ah ayaa shabakadda wararka ee Gudgudenews.com u…

                    Read More

                      Musharixiintii UCID ee Saaxil oo eedeymo kala duwan soo jeediyay

                      Berbera Mar 19,2014(SDN)-Bayaan ay Soosaareen qaar kamida Musharixiibtii Doorashadii Deegaanka Uga sharaxnaaa Degmada Berbera UCID Bayaankan oo uu sbabey dhacdadii ay Labada Xubnood ee Golaha Deegaanka Berbera Naayor C/Shakuur & Xildhibaan C?rashiid kaga Baxeen Xisbaga Ucid Kuna Biireen Xisbiga Kulmiye. Maxaa Sabab u ah in ilaa hada sharci daro ku sii fadhiyaan, Ma UCID baa?, ma Xukuumadaa? Ma Gudida…

                      Read More

                        Putin oo u quus gooyay reer Galbeedka soona ceshaday Crimea

                        Crimea Mar 19,2014(SDN)-Madaxweynaha dalka Ruushka Vlademir Putin ayaa qalinka ka duugay la soo noqoshadii gobolka Crimea ooh ore Ruushka uga tirsaneyn balse mudo haatan ka mid aheyd dalka Ukraine. Ruushka oo ciidamo faro badan dhawaan ku daad gureeyay gobolka Crimea ayaa cod geliyay rabitaanka shacabka gobolkas oo u codeeeyay in ay dib ugu biiraan Ruushka….

                        Read More

                          Xog-Waran uu Qurbejoog Siiyay Axmed C.laahi Cawaale oo ka Mid ah Deegaan Jirayaasha Somaliland {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 19.March 2014 (SDN)- Axmed c/laahi Cawaale saraakiisha Ururuka badbaadinta Deegaanka ee Gollis‏ Waxa uu Xogwaran Siiyay Shabakada Qurbejoog.com kaas oo uu kaga hadlay Khataraha dad Sameega ah ee dul hoganaya Deegaankeena Isla markaana Saamaynta Taban ku Yeeshay Nolosha Bulshada. Axmed C.laahi Waxa uu Tilmaamay baahida loo qabo sidii loo joojin lahaa Gumaadka ba’an ee…

                          Read More

                            Singapore OO Ku Soo Biirtay Hawgallada Budhacadda Badaha Somalida Lagu Cidhib Tirayo

                            Singapore City:19-March(SDN)-Waxa Soo Badanaya Dawladaha ku Biiraya Hawlgalka lagaga Soo Horjeedo Kooxaha Budhcad-badeeda Soomaalida, iyadoo Haatanna ay ku soo Biirtay Dawladda Singapore. Dowlada ayaa sheegtay in ku dhawaad 151 ciidamooda ka mid ah ay kusoo biireen howlgalka ay jiraan kuwo kale oo ka hadhay howlgalka lagu badalay ciidamadaasi, sida saraakiisha ay sheegeen.   Waxay la…

                            Read More

                              Kulan Wasiirro Dawladda Ka Tirsani Xalay La Yeesheen Ehelka Marxuum Maxamed Saleebaan iyo Ballanqaadyo Farxad leh Oo Loo Sameeyey

                              Muqdisho:19-March-2014(SDN)-Xasan Maxamed Saleebaan Tubeec oo uu dhalay Fannaan Maxamed Saleebaan Tubeec oo dhawaan Lagu Aasay Magaalada Muqdisho, ayaa  Faahfaahiyey Kulan Baroordiiq ah oo Habeenkii xalay ay Wasiirro Xukuumadda Ka Tirsani ugu sameeyeen Muqdisho. Xasan oo la Hadlayey Idaacadda VOA-da, ayaa sheegay in loo Ballan qaaday  in si degdeg ah loo sameeyo Wax taariikhda Gala Oo…

                              Read More

                                Weerarkii Buullo-burde Oo La Ogaaday Inuu Fuliyey Ninkii Shabaabka Ugu Da’da Weynaa

                                Beledweyne:19-March-2014 (SDN)-Wararka ka soo Baxaya Weerarkii Kooxda Al-shabaab ku qaadeen Huteelka ku yaalla Magaalada Buule Burde, ayaa sheegaya in La Aqoonsaday Shakhsigii sida gaarka ah weerarka lagu laayey Saraakiisha u fuliyey. Cidda Weerarkaas fulisay, ayaa lagu sheegay nin Hore uga yimi Dalka Norway oo in Muddo ah ku jirey Kooxda Alshabaab kaas Oo Magaciisa lagu…

                                Read More