Skip to content
June 7, 2026
  • Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo Dowladda ku eedeeyay inay bartilmaameedsaneyso Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka
  • Midowga Yurub oo Cadaadis Fiiso Adag Duldhigay Dawlada Soomaaliya
  • Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo
  • Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo Dowladda ku eedeeyay inay bartilmaameedsaneyso Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka
  • Midowga Yurub oo Cadaadis Fiiso Adag Duldhigay Dawlada Soomaaliya
  • Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho
  • Report to Congress on Potential Areas for Improved United States Engagement with Somaliland
Uncategorized

DAAWO:Duyuuradii Air Malasia 370 oo Burburkeedii wax u eg la arkay

WebmasterMarch 20, 2014March 20, 201401 mins

Perth Mar 20,2014(SDN)-Dawlada dalka Australia ayaa shaacisay in ay xeebtooda badweynta Hindiya ay ku arkeen wax u eg burburkii Duyuuradii Air Malasia 370 ee mudada 12 maalmood ah sii maqan.

Dawladihii caalamka ee ku hawlanaa baadigoobka ugu jiray duyuuradaan ayaa gebi ahaanba culeyska saaraya halka burburkan lagu arkay.

Tagged: Features Wararkii ugu Dambeeyay

Post navigation

Previous: Objects spotted in Indian Ocean may be debris from Malaysia Airlines Flight 370
Next: Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Tacsi u diray Caaqil Maanta Ku Geeriyooday Shil baabuur oo ka dhacay Berbera iyo Sheekh Dhexdooda

Related News

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo Dowladda ku eedeeyay inay bartilmaameedsaneyso Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka

adminJune 7, 2026 0

Midowga Yurub oo Cadaadis Fiiso Adag Duldhigay Dawlada Soomaaliya

adminJune 7, 2026 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper