Markab Sida 2500 Oo Neef Oo Geel ah Oo Sucuudigu Xanuun Ku Arkay Oo Saaka La Filayo inuu Berbera Ku soo Xidho
Berbera:19-March-2014(SDN)-Waxa Saaka La Filayaa inuu Degedda Magaalada Berbera ku soo Xidho Markab ay Saaran yihiin Laba kun iyo Shan boqol(2500) oo Neef oo Geel ah oo Lagu Soo Celiyey Dalka Sucuudiga, kadib markii Baadhitaano Sucuudiga Dhexdiisa lagaga Sameeyey lagu ogaaday inay Xanuunka leeyihiin. Warar ka soo Baxayey Ilaa shalay Dalkaas Sucuudiga, Gaar ahaan Xarumaha…
