“Godane wuxuu caado ka dhigtay inuu laayo dadka waxgaradka u ah Bulshada oo uu indhaha ka tuuro” Ururka Xisbul Islaam
Muqdisho 01.March 2014 (SDN)- Ururkii Xisbul Islaam ee horay ugu biiray Al-shabaab ayaa manta eedeyn u jeediyay Hogaamiyaha Kooxdaas Axmed Godane, iyagoo ku eedeeyay in uu mas’uul ka yahay dilalka ka dhaca Koonfurta Somalia. Mas’uul u haday Ururkan ayaa sheegay in Godane uu bixiyo amarada lagu dilayo dadka Waxgaradka ah ee ku nool Koonfurta Somalia,…
