Hargaysa 01.March. 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Hay’ada Cunada iyo Beeraha ee FOA U Qaabilsan Somaliland iyo Somalia .
Kulankan Waxaa ku Sugnaa Wasiirada Wasaaradaha Beeraha iyo Qorshaynta Qaranka Waxaanu qaatay Mudo Saacado ah
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
