Ra’isal Wasaare Cabdiweli oo lagu wado inuu maanta la kulmo madaxda Isu-tagga Imaaraadka
Dubai 02.March 2014 (SDN)- Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Abu-Dabi ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa lagu wadaa inuu maanta kulamo la qaato madaxda dalkaasi. Raysul wasaaraha ayaa madaxda kala hadli doona xiriirka iyo iskaashiga labada dal, gaar…
