Webmaster

    Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere:guddoomiyahana waxaanu leenahay waa in aad waajahdaa xaqiiqada saaxiibadii kula fadhiyay 42 ayaad ka dhigtay, adna waa inaad noqoto 42, labaduba way kaa cod badan yihiin inuu kali-taliye nagu noqdo umaanaan dooran in uu xeerarka nagu dhaqo ayaanu u dooranay

    Hargeysa Feb10,2014(SDN)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin ayaa warbixin ka siiyay saxaafada kulankii buuqa badani ka dhashay ee Gollaha Wakiilada Somaliland oo mooshino la horgeeyay muran ka dhashay. Xildhibaanka ayaa guddoomiyaha gollaha wakiilada ku eedeeyay in uu isu rogay keligii taliye isla markaana ay aheyd in uu gollaha sharciga ku hago,hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa;“Xildhibaannadan waxay ka…

    Read More

      “Ma jiro wax caafimaad darro ah oo uu madaxweynuhu dareemay, aadna wuu u fiican yahay aadna wuu u ladan yahay, bixintaankiisuna ma aha……” Eng. Yariisow

        Muqdisho:10-Feb-2014(SDN)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa Shaki Laga Muujiyey Xaaladdiisa Caafimaad, waxana Arrintaas ka Hadlay Afhayeenkiisa Eng. Yariisow. Madaxweynaha ayaa Maalitnii shalay Safar  kedis ah oo aan la sii shaacin ugu Baxay Dalka Turkiga ayaa la Sheegay in Caafimaadkiisa Dartii uu la Xidhiidho Safarkiisu. Afhayeenka Madaxweynaha Somalia Cabdiraxmaan Yariisow,  oo la Hadlay Idaacadda VOA-da…

      Read More

        Maxay Xalay Ku Kala Hoydeen Wasiir Xirsi Iyo Koox Uu Hoggaaminayo Cali Marreexaan Oo Gondaha Isdaray?

        Hargeysa:10-Feb-2014(SDN)-Waxa Habeenkii Xalay Aqal ku Yaalla Magaalada Hargeysa uu kulan qarsoodi ahi ku dhex maray Wasiir Xirsi iyo Kooxo Xildhibaano iyo Waxgarad kale iskugu jira oo uu Hoggaaminayo Xildhibaan Cali Marreexaan oo  hormood u ah  kooxda Wadda Mooshinka Meesha lagaga Saarayo Guddoomiye Cirro. Kulankan oo ahaa mid qarsoodi ah, ayaa waxa ay sheegayaan warar hoose…

        Read More

          Xaalad Colaadeed Oo Ka Taagan Deegaanka Kalshaale Iyo Xukuumadda Oo Awoodeedii Iskugu Geysay Baabi’inta Wakiillada Sharciga ah.

          Qorulugud:10-Feb-2014-(SDN)-Deegaanka Kalshaale Oo u dhexeeya Magaalooyinka Qorilugud iyo Buuhoodle, ayaa waxa Ka Taagan Xaalad colaadeed iyo Baqdin shacabku ka qabo in labada dhinac ee Halkaas deggeni isku dhacaan. Labada dhinac ayaa si weyn isugu Abaabulaya Dagaal ay isku qaadaan, waxana socda Abaabul iyo Diyaargarow ballaadhan oo loogu diyaargaroobayo in gacanta la is Geliyo, maadaama  Beelahaas…

          Read More

            Qabiilka iyo qabyaaladda

            Anigoo tix raacaya dood cilmiyaysan oo xamabaarsan cinwaanka kor ku qeexan oo ay soo abaabuleen abwaanno iyo aqoonyahanno, kana soo qayb gashay bulsho farabadani. Doodda oo lagu qabtay magaalada Birmingham ee waddanka UK Jimcihii ay taariikhdu ahayd 08/02/2014 oo runtii la is weydaarsaday fikrado wax ku ool leh iyo maansoonyin iyo gabayo qiimo leh oo…

            Read More

              Plans for German troops to help train Somali forces

              There are plans for German troops to take part in the EU training mission in Somalia, a German magazine has reported. Defense Minister Ursula von der Leyen has said Bundeswehr troops would become more involved in Africa. According to the report, Germany’s federal armed forces, the Bundeswehr, is to discuss plans for German soldiers to…

              Read More

                Mudaharaad ka Dhacay Hargaysa,Xukuumada oo Odayaal Caana Xabsiga Dhigtay , Iyo Xildhibaan Bukhaari oo dad Cadhaysani Heleen

                Hargaysa 09.Feb 2014 (SDN)- Xukuuumada Madaxweyne Siilaanyo ayaa Caawa Xabsiga u Taxaabtay Gudoomiyihii iyo Ku Xigeenkii Ururka Tallo iyo Tawfiiq ee Beesha Habar yoonis . Sida ay Shabakada Qurbejoog u Xaqiijiyeen Mas’uuliyiin kala duwani Xadhiga labadan Oday ayaa ka dhashay Kadib markii ay Galabta Huteel Shiraaqle ee Magaalada Hargaysa ay kula Kulmeen Gudoomiyaha Golaha Wakiilada…

                Read More

                  War Deg Dega:Madaxweyne Xasan Sheekh oo xaalad caafimaad Turkiga ugu dhoofay

                  Muqdisho Feb 09,2014(SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar aan hore loo shaacin ugu anbabaxay dalka Turkiga si baaritaan caafimaad loogu soo sameeyo. Xaaladan caafimaad ee madaxweynuhu ugu duulay dalka Turkiga ayaan wax faahfaahina laga bixin. Xogaha ka soo baxaya madaxtooyada Soomaaliya ayaase tibaaxaya in madaxweynuhu uu baaritaan Turkiga u tegay. Ilo wareedyadu waa ay…

                  Read More

                    Shir- Deg deg ah, oo ay Caawa Hotel Kaah Kuyeesheen Wax Garadka, DHilinyarada iyo Siyaasiinta Beelaha (Habar Yonis) oo ka arinsanaya Xalada wadanka iyo waxii Bari ka yeli donaan Golaha wakiilada

                    Hargaysa 10Feb14(SDN) Madax Dhaqameedka iyo Wax Garadka Beesha Habar Yonis ee ku sugan caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa Shir Deg Deg ah Ku yeshay Dagaalka Qaawan ee Ay Xukuumadu Kusoo Qaaday Gudoomiyaha Golaha Wakiilada,iyo mudaraad la filaayo inuu ka dhaco bariga caasimada haragaya oo uu tagero ku leyahay gudoomiyha barlamanaka ahna gudoomiyaha xisbiga wadani  Shirkan…

                    Read More

                      Silatech, Kaaba to support Somali youth enterprises

                      Doha-based social initiative Silatech has signed a deal with Kaaba Microfinance Institution (K-MFI) in Somaliland to promote youth enterprise and employment solutions. The memorandum of understanding paves the way for the two organisations to jointly develop a ‘Youth Enterprise Fund,’ which will provide dedicated funds and technical assistance to microfinance institutions throughout Somaliland. The objective…

                      Read More

                        Komiishanka Doorashooyinka,Xisbiyada iyo Wasaarada Arrimaha Gudaha oo ka Arrinsanaya Sidii Diiwaangelinta Muwaadiniinta iyo Ta Codbixiyeyaasha Loo Qaban Lahaa

                        Hargaysa 09.Feb 2014 (SDN)- Kulan ay maanta xarunta wasaaradda daakhiliga ku yeesheen guddida doorashooyinka, saddexda xisbi qaran iyo xukuumadda Somaliland oo ay metelayso wasaaradda arrimaha  gudaha ayay ku  kala saxeexdeen  sidii isku mar loo wada qaban lahaa diiwaangelinta codbixiyeyaasha iyo ta kale ee bixinta kaadhka dhalshada muwaadiniinta. kulankaasi oo ahaa mid ay al-baabadu u xidhnaayeen…

                        Read More

                          Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Masuuliyada Qaska Ka Aloosan Golaha Wakiilada

                          Boorama 09.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiye ku xukeenka 1aad ee WADDANI Md. Axmed Muumin Seed ayaa maanta xukuumaDda dusha uga tuuray eeda qaska iyo buuqa ka socda golaha wakiilada, waxana uu sheegay inay xukuumadu u badheedhay inay baal marto sharciyada. Gudoomiye ku xigeenka oo arrimahaasi ka waramaya ayaa waxa uu yidhi “ Waxaad ogtihiin oo marag…

                          Read More