Inka Badan 2800 Askari Oo Hore Looga Ruqseeyey Shaqadii ay Ciidanka Qaranka U Hayeen Oo Maanta U Ballansan Mudaharaad ay Ka Hordhigaan Madaxtooyada
Muqdisho:Feb-02-2014(SDN)-Inka Badan 2800 oo iskugu jira Generallo, Saraakiil iyo Dabley iskugu jira oo ka Tirsan Ciidamda Soomaaliyeed ayaa sida ballanku ahayd ku ballansanaa inay Maanta Bannaan bax ka Dhigaan Irridda Hore ee Madaxtooyada. Kooxdan Ciidamada ka tirsan ayaa Mudaharaadkan ay u ballansanaayeen ku muujinayey Cabasho ay ka Qabaan Shaqadii ay qaranka u hayeen oo dhawaan…
