Webmaster

    Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaji Xasan oo kulmay Qaar ka mida Jaaliyada somaliland

    London 02Feb14(SDN)Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaji Xasan oo kulmay Qaar ka mida Jaaliyada somaliland ee galbeeka london kulankan ayaa ahaa mid xogwaraysi jaaliyada iyo waxyalahi u absoomay kulankan ayaa ahaa mid xog waraysi iyo wasiirka oo warbaxin ka siyiey jaaliyada halka ay marayso wadada ceerigaabo iyo burco gabagabadii ayaa loo mahad celiyey wasiirka halkan…

    Read More

      “Gudoomiye Socon Mayso in Ku Xigeenadaad ku Hoos Fadhiistaan,42 Codna Xilka lagaga Qaado” Xildhibaan Bulqaasi {DHAGAYSO}

      Hargaysa 01.Feb 2014 (SDN)- Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaasi oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada  ayaa Maanta Naqdiyay Qaabka loo meel mariyey Xeer  hoosaadka Golaha Wakiilada laguna Wiiqay Awoodii Gudoomiye ku Xigeenada Golaha Wakiilada . Waxa uu Xildhibaankani ku Dooday in Golaha Wakiiladu aanu sidan ku Sii Shaqayn karin,Isagoo Eedaymo u soo Jeediyay Gudoomiyaha Golaha…

      Read More

        G/Wakiilada oo dhaqangeliyay Xeer hoosaadkoodii lana Cayimay Halkii ay Gudoomiye ku Xigeenadu fadhiisanayeen

        Hargaysa 01.Feb 2014 (SDN)- Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa dhaqan geliyay xeer hoosaadkooda cusub ee ay ansixiyeen todobaadkii hore, waxaana goobo kala duwan loo asteeyay Guddoomiyaha iyo labadiisa Guddoomiye Ku xigeen ee dibad wareega ah. Guddoomiyaha  Golaha Wakiiladda Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa loo agaasimay hab maamuuskii fadhiyadda ee xeer hoosaadkani jidaynayay waxaana kursi dheer…

        Read More

          Golihii Wasiirada ee Maamul Goboleedka Puntland oo la Dhaariyay

          Garowe 01.Feb 2014 (SDN)- Golaha wasiirrada cusub ee Puntland ayaa maanta lagu dhaariyey magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Maxkamadda sare ee Puntland ayaa 40 xubnood oo ka tirsan golaha waxay ku dhaarisay kitaabka Qur’aanka kariimka ah. Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo wasiirrada kula hadlay kulanka lagu dhaariyey ayaa kula dardaarmay inay waajibaadka…

          Read More

            Xukuumada Somalia oo Aas Qaran u Samaynaysa Marxuun C.risaaq Xaaji Xuseen iyo Gudi Qaban Qaabo oo loo Xilsaaray

            Muqdisho 01.Feb 2014 (SDN)- Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geeridii ku timid raysul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdirsaaq Xaaji Xuseen Xasan oo shalay ku geeriyooday dalka Mareykanka. War-saxaafadeed maanta ka soo baxay xafiiska raysul wasaaraha ayaa lagu sheegay in raysul wasaaraha oo ku hadlaya magaciisa,…

            Read More

              Golaha Wakiilada oo loo Qaybiyay Xeerka Xakamaynta AIDS Iyo Mudanayaal ka Qaylinaya Awood dhimista Gudoomiye Xigeenada

              Hargaysa 01.Feb 2014 (SDN)- Fadhigii ay yeesheen golaha wakiilada somaliland oo uu shir-guddoominayay guddomiyaha golaha wakiilada mud c.raxmaan cabdilaahi (ciro) oo ahaa mid ka jaw duwanaa kuwii ay hore u yeelan jireen golaha ayaa waxaa maanta laga saadaalinayay in ay xildhibaanadu ka hadlaan arinkii labbada guddomiye balse arinkan ayaan noqon mid uu guddomiyahu soo bandhigo,…

              Read More

                Somaliland Delegation to Turkey Not Only Failed to Represent Somaliland Case as They Should, They Betrayed the Case and the Cause

                By: Ibrahim M Mead “one must call spade a spade” Somaliland case and dignity has been derailed, degraded, debased and dishonored in Turkey by the wrong people delegated to fight for Somaliland case in the negotiation table there. The prophet of Allah (scw) as revealed by Abuhurayra was asked when the time is. The Prophet…

                Read More

                  Gudoomiye Ku Xigeenada Wakiilada oo Ka Gaws qabsaday inay Cirro hoos fadhiistaan,badalkeedana door biday inay Dibad Wareeg ahaadaan

                  Hargaysa 01.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiye ku xigeenada koowaad iyo labaad ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax iyo Cali Yuusuf Axmed oo iyagu ka cadhooday fadhigii Isniintii todobaadkan ee goluhu ku meel mariyay wax ka badalka iyo kaabista lagu sameeyay xeer hoosaadka golaha oo aan muddadaasi ka dib ka soo xaadirin fadhiyada golahooda, ka dib…

                  Read More

                    Magaalada Ceerigaabo oo Ururka Dawladaha Hoose ee Dalku ay Maanta ku doorteen Hogaankoodii

                    Ceerigaabo 01.Feb 2014 (SDN)- Kulan  maanta magaalada Ceerigaabo ay ku yeesheen Ururka Dawladaha hoose ee magaalooyinka Somaliland ayaa waxa ay ku doorteen Guddoon cusub oo ururkaasi hagi doona mudada shanta sanadood ah ee soo beegan. Munaasabad taariikhi ah oo maanta ka dhacday xarunta dawladda hoose ee Degmada Ceerigaabo  ayaa waxa ka soo qayb galay xubno ka…

                    Read More

                      Madaxweyne Siilaanyo Oo U Ambabaxay Magaalada Liverpool, Kulana La Yeelan Doona Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Halkaas Ku Sugan

                      London:Feb-01-2014 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo Haatan Fasax ku Jooga Carriga Ingiriiska, ayaa  ka ambabaxay magaalada London isagoo ku sii Jeeda Magaalada Liverpool oo uu kulamo kula yeelan doono Jaaliyadda Reer Somaliland ee Halkaas ku dhaqan.   Jaaliyada Reer Liverpool aya Beryahanba si Balaadhan ugu Diyaargaroobaysay Soo Dhoweynta Madaxweynaha, waxana La Filaya…

                      Read More

                        Xildhibaan Qabile oo ka soo rogay Maanso labaad BARDUUL MAANSO

                        Hargeysa Feb 01,2014(SDN)-Mansadan barduul waxey la xidhiidhaa silsiladii garbo diir ee uu daah furey abwaan axmed awgeedi. Maaansadan waxa curiyey xildhibaan maxamed faarax qabile, manta oo ay taariikhdu tahey 02/01/2014. Waa maansadii labaad ee uu kaga qayb qaadanayo silsilada garbo diir waana tan hoos ku qoran:- 1.    Abaar duug ma reebta ah 2.    Duunyadu xumaatiyo…

                        Read More

                          Ciidamo AMISOM Ka Tirsan Oo Saaka Ka Baxay Qaybo Ka Mid Degmooyinka Gobolka Banaadir Iyo Goobaha ay U Guureen

                          Muqdisho:01-02-2014(SDN)-Wararka Naga Soo Gaadhaya Degmada Dargiinley ee Gobolka Banaadir ayaa Sheegaya in Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada AMISOM Oo Halkaas ku sugnaa ay Gebi ahaanba iskaga Baxeen Fadhiisamadoodii. Ciidamada AMISOM oo Sanooyinkii ugu danbeeyay ku sugnaa xaafada Xoosh ee degmada Dhargiinley ayaa Habeenkii Saaka Halkaas ka Guureen, waxana Saaka Goobihii ay Banneeyeen Ku Xoomay Dadweynah Deegaankaas…

                          Read More

                            A Unified State of Somalia Debated at Chatham House

                            As one of the rare opportunities, eighteen days before the International Conference on Somalia held in London on May 7, 2013, Chatham House, a British Think Tank on International Affairs, invited Somali intellectuals for consultation on building Somalia’s unified state necessary for constructive engagement with the international community. At the conclusion of the consultation, Chatham…

                            Read More

                              Taariik Nololeedka Ra’isal wasaarihii Hore ee Somalia Cabdirisaaq X. Xuseen Oo Xalay Geeriyooday

                              Washington:01-02-2014(SDN)-Eebe Naxariistii Janno Haka Waraabiyee Waxa Habeenkii Xalay dalka Maraykanka ku geeriyooday Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya 1964–tii ilaa 1967-dii C/risaaq Xaaji Xuseen oo kaalin weyn ku lahaa halgankii gobanima doonka Soomaalida. Maanta  Maadaama uu Ra’isal wasaare Cabdirisaaq Xaaji Xuseen Ahaa Xubin muhiim ah oo ka Baxday Dadka Somalida, waxanu Halkan idiinku Haynaa Taariikh nololeedkiisii…

                              Read More