Hawlgallo Ballaadhan Oo Lagu Xidhxidhay Somali iyo Ajaanib Badan Oo Nairobi Ka Socda
Nairobi:01-02-2014(SDN)-Hawlgallo Ballaadhan oo Ilaa iyo Shalay ka Socday Magaalada Nairobi ayaa Lagu Xidhxidhay Dad Badan oo Ajaanib ah kuwaas oo somali badani ku jirto. Howlgalka oo ciidanka Kenya ay ka sameeyeen waxaa lagu soo xidhxidhay Somali badan oo wali ku jirta Jeelasha, iyadoo la sheegayo in Baadhitaano lagu hayo. Saraakiisha hormuudka u ahayd howlgalkani ayaa…
