Gudida Dhismaha Wadada cad Ee Isku Xidha Hargeysa iyo Sallaxley Oo Deeq lacag dhan89,524 dollar Lagu Wareejiyay DHAGAYSO CODADKA CALI SANYARE IYO WASIIR MAXAMED MUSE ABEES+Sawiro
Hargeysa Jan 31,2014(SDN)-Guddoomiyaha guddida wadada cad ee isku xiri doonta degmooyinka Sallaxley iyo Ina Guuxaa Md Cali Ibraahim Sanyare ayaa Hargeysa lagu guddoonsiiyay Lacagahii u tirada Badnaa ee soo ka gaara Qurbejooga degaanka Hargeysa intii dib loo bilaabay qeybtii labaad ee dhismaha Wada Cad. Md Sanyare ayaa intaa raaciyay warbixin uu uga waramayo marxaladihii ay…
