Webmaster

    Somaliland: Fiscal and Budget Reforms

    By: Ahmed H Arwo, Somaliland Presidential Economic Advisor The idea of planning for medium term is a fundamental step towards better budgeting and within the principle of better accountability. It is cornerstone for enhanced resource management and strengthening good governance. It ought to give an amble time for consultation, review and discussion prior to its…

    Read More

      Sirdoonka Maraykanka oo Cod Dheer kaga Digay Weeraro Argagixiso oo Mar kale lala Beegsado Kenya

      Nairobi 30.Jan 2014 (SDN)- Madaxa hay’adda sirdoonka qaranka Mareykanka ayaa Arbacadii shalay ka digay weerarro cusub oo kooxda Al-Shabaab ay ka geysato dalka Kenya.  James Clapper ayaa u sheegay xubnaha guddiga sirdoonka ee aqalka odayaasha Mareykanka in dowladaha Bariga Afrika ay wajahayaan caqabad la xiriirta ka hor-tagga weerarrada argagaxisada ah.  Hase yeeshee wuxuu sheegay inay…

      Read More

        Wasiirka Wasaarada Beeraha oo Canaan Xoogan u Jeediyay Hay’adaha ka Shaqeeya Arrimaha La Dagaalanka Ayaxa

        Boorama 30.Jan 2014 (SDN)-Wasiirka wasaarada Beeraha somaliland Prof  Faarax Cilmi Geedoole iyo wafti uu hogaaminayo  oo Hawlo shaqo ku joogay xeebaha Galbeed ee somaliland   ayaa maanta gaadhay degmooyinka Lughaya ,Garbo Dadar,iyo Deeeganada Hoos yimaada. Waftigan uu wasiirku hogaaminayay ayaa waxa y soo mareen deegaanada Saylac halkaasi oo ay u kuur galayeen  Ayax dhowaan Ku Habsaday Deegaanada gobolkaasi ka tirsan Wasiirka…

        Read More

          Deegaano ka Tirsan Gobolka Sool oo la Sheegay inay soo Gaadheen Kooxo Alshabaab ah oo ka soo Cararay Buuralayda GalGala

          Xidh Xidh 30.Jan 2014 (SDN)- Deegaanka Xidhxidh ee gobolka Sool ayaa lagu soo waramayaa in uu noqday dhufays labaad oo ay kooxda Galgala degan ee Alshabaab u isticmaasho xaruntooda labaad ee ay ka dageen Somaliland, halka buuraha Galgala oo toddobaadkan dagaal ba’ani ku dhex maray ciidanka daraawiishta Puntland ay ka ahayd bogcada ugu haboon ee ay gabaadsadaan…

          Read More

            “Qabyaaaladu Waa Waxa kala Qaybiyay Shacabka Magaalada Burco” Badhasaabkii Hore ee Togdheer Jaamac Biin

            Burco 30.Jan 2014 (SDN)- Guddoomiyihii hore ee Gobolka Togdheer Xukuumaddii Rayaale, ayaa si weyn u dhaliilay kala qaybsanaanta Bulsho ee ku soo korodhay  Gobolka oo saameyn weyn ku yeelatay isdhex-galka iyo samaan ku wada noolaanshiyaha dadweynaha, xanuun badana ku haysta dadka Indheer garadka ah. Jaamac Cabdilaahi Warsame (Biin), ayaa Gobolka Togdheer badhasaab ka ahaa labadii…

            Read More

              ”Soomaaliya waxaa ka go’an nabad iyo horumar” Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Ka Hadlay Shirka Madaxda Midowga Afrika oo maant furmay.

                Adiis Abba 30Jan13(SDN) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Mohamud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka qeyb-galay Shirka Madaxda Midowga Afrika oo maant furmay. Wafdigan ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Arimaha Dibadda Mudane Abdirahman Ducaalle Beyleh, Wasiirka Gaashaandhiga Mudane Maxamed Sh. Xassan, Wasiirka Arimaha Gudaha Mudane Cabdullahi Goodax Barre, Saffirka Soomaaliya u…

              Read More

                Diyaarad Maanta Soo Fadhiisatay Markii 1aad Madaarka Magaalada Laascaanood iyo Wasaarada Duulista oo ka hadashay

                Laascaanood 30.Jan 2014(SDN) Wasaaradda Duulista Hawadda iyo Gadiidka Cirka Somaliland ayaa faahfaahin ka bixisay Diyaarad siday alaabo ganacsi oo maanta fadhiisatay Madaarka magaalada  Laascaanood oo mudo xidhnaa. Arintaasi ayaa waxa lagu sharaxay War saxaafadeed oo uu maanta soo saaray Afhayeenka Wasaaraddaasi Md. Saddaam Maxamed Axmed, kaas oo isagoo dhamays tiran u dhignaa sidan:- “ Wasaaradda Duulista…

                Read More

                  Tacsi: MARXUUM C/RAXMAAN TUBEEC

                  Hogaanka sare ee xisbiga Ucid Musharaxa Jagada Madaxweyne Iyo Ku Xigeenkiisa ,Gudida fulinta,Golaha dhexe iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga ucid waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, iyaga oo  uga Tacsiyeeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid MARXUUM  C/RAXMAAN TUBEEC Kaas oo  Maanta  ku Geeriyoodey Wadanka Ethiopia,Gaar Ahaan  Magaalada Addis Ababa ( Inaa Li Laahi Waa Inaa Ileyhi…

                  Read More

                    Warsaxaafadeed: Afhayeenkii Hore ee Xisbiga Ucid UK

                    Anniga oo ah Cabdiladiif Cumar oo ahaa afhayeenkii xisbiga Ucid ee xilkii iska casilay taariikhudu markay ahayd 28/01/2013 in aan ka jawaab celiyo warsaxafadeed uu soo saaray  ninka sheegtay  Xoghayaha Saxaafadda ee Xisbiga UCID ee magaciisu yahay Md. Yuusuf Keyse Cabdillaahi.  Warsaxaafadeedkaasi oo ku taariikhsnayd 29/01/2014 waxa uu ku beeniyay is-casilaadii 14 xubnood ee ka…

                    Read More

                      Madaxweyne Xasan Oo Ku Gooddiyey inuu Soo Iibsan Doono Hub iyo Saanad Militari oo uu Kula Dagaalamo Al-shabaab, Baaq Cusubna u Diray Qaramada Midoobay

                      Addis Ababa:30-Jan-2013 (SDN)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo Haatan Magaalada Addis Ababa Kaga Qaybgelaya Shirka 22-aad ee Hoggaamiyayaasha Qaaradda Afrika, ayaa Ka Hadlay Arrimo Dhawr ah oo dawladiisa ku Saabsan iyo Tallaabooyinka ku qorshaysan Mustaqbalka Dhaw. Madaxweynaha ayaa isagoo u warramayey Warkaalada Wararka ee Reuters, waxa uu Carrabka ku dhuftay inuu Dhawaan Soo Iibsan doono…

                      Read More

                        Sheekh Xasan Daahir Oo Laga Saaray Xabsigii uu Ku Jirey, Loona Wareejiyey Aqal Muqdisho Ku Yaalla

                        Muqdisho:30-Jan-2014(SDN)-Wararka laga  Helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Oday Xasan Daahir Aweys si Rasmi ah looga saaray Xarunta Habar Khadiija oo Xarun u ah Ciidama Nabad-sugidda. Sheekha ayaa La Sheegay in Haatan wixii ka Dambeeya aanu ku Jirin doonin Xaruntaas, maadaama arrintaas laga Gaadhay Heshiis Buuxa. Sheekha ayaa la Sheegay inuu Wixii imika ka Dambeeya…

                        Read More

                          Wararkii Ugu Dambeeyey Deegaanka Walla-weyn Oo Ciidamo Dawladda Ka Wada Tirsani Shalay Ku Dagaalameen

                          Walla-weyn:30-Jan-2014(SDN)-Warka ka Imanaya Saaka Degmada Walla-weyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose, ayaa sheegaya inaan saaka Halkaas wax iska Hor imaad ahi ka Dhicin, balse Ciidamadii ka Wada Tirsanaa Dawladda ee Shalay Halkaas ku Dagaalamay Wali is Horfadhiyaan. Wararka ayaa intaas ku daray in Labada dhinac ay isku Hub urursanayaan, balse ay kala dhex galeen Maamulka Sare…

                          Read More

                            Human Right Watch Oo Soo Saartay Warbixin Fajac Ku Ridday Hoggaanka Dawladda Somalia iyo Is Barbar dhig Lagu Sameeyey Meelaha Gacanta Ugu Jira Xukuumadda iyo Al-shabaab

                            New  York:30-Jan-2014(SDN)-Hay’adda Xuquuqda Aadamiga u Doodda ee Human Rights Watch, ayaa Soo Saartay Warbixin dheer oo ay ku Iftiiminayso inaan Shacabka Somaliyeed isu dhaamin Xoogaga Alshabab iyo Dawladda Ku Meel Gaadhka ah ee Somalia. Warbixin dheer oo Hay’addu soo Saartay, ayaa lagu sheegay in dhamaanba Dedaaladii Dawladdu Caqabad ku noqdeen Ammaanxumo iyo Aqoondarro dhinaca Hanaanka…

                            Read More

                              Somaliland: The Unwanted Gift

                              By Nouri Omer Abdillahi My last trip to Addis was a very pleasant one. I was there to pick up my daughter Layla who was arriving from New Orleans as an unaccompanied minor; therefor it was nice for me to meet her at the Airport. When she got there we got to hangout, and ate…

                              Read More

                                Somaliland: Why not Recognize the Country that is More Viable than Somalia?

                                By: Lee Mwiti On the face of it, Somaliland has all the basic characteristics required for statehood: a settled population, a largely defined territory (bar a dispute with Puntland) and a central government in effective control. Indeed, it has its own flag, currency, army, police and holds regular–and democratic–elections. Adventurous travellers to the region located…

                                Read More

                                  “Waxa dalka soo gaadhay Engineero Itoobiyaan ah oo samayn doona qaabka loo qurxinayo caasimadda Hargeysa” Wasiirka Arrimaha Gudaha

                                  Hargaysa 29.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland  Md. Cali Maxamed Waran Cadde, ayaa sheegay inay Hargeysa soo gaadheen khabiirro Itoobiyaan ah oo samayn doona qaabka loo qurxin doono Caasimadda Hargeysa si loo fuliyo qorshihii uu hore ugu baaqay ee kor u qaadista bilicda magaalooyinka.   Cali Waran cadde oo maanta saxaafadda kula hadlayey golaha…

                                  Read More

                                    Maareeyaha Madbacada Qaranka oo Maanta Hortagay Gudida Daba Galka Hantida Qaranka ee Wakiilada iyo Eedo Musuq Maasuq oo loo haysto

                                    Hargaysa 29.Jan 2014 (SDN)- Mareeyaha Guud ee madbacadda  Qaranka Somaliland Cabdilaahi Maxamed Jaamac (Caray)  oo uu weheliyay Ku xigeenkiisa  ayaa maanta  hortagay Guddiga dabo-galka hantida qaranka ee Golaha Wakiiladda Somaliland oo ay yeesheen fadhi albaabadu u xidhan yihiin oo maamulka madbacadda ay wax kaga weydiiyeen waajibaadkooda shaqo. Kulankaas ka dib ayaa Maareeyaha Madbacadda qaranku uu…

                                    Read More