Webmaster

    President: Let 2014 be the year we eliminate Al Shabaab

    The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud arrived in Addis Ababa, Ethiopia today to galvanize support from African Union partners to eliminate Al-Shabaab. Upon arrival the President stated: “We have already got off to a strong start against our enemies this year, acting with our friends and partners to demonstrate…

    Read More

      Schools’ cultural clothing

      Wearing a different school uniform from that of her friends has never made Somali-born Hawo Ali feel out of place. The 17-year-old is in her final year at Naenae College and is one of many Muslim girls in Wellington whose religious customs are being increasingly catered for at school. “I’ve never felt out of place…

      Read More

        Somali-Minnesotans wield clout from Minneapolis to Mogadishu

        When Somali-Minnesotans receive media attention, it’s often due to controversy, from homegrown suicide bombers to teetotaling cabdrivers refusing to transport alcohol. Last October, when unfounded rumors circulated that Somali perpetrators of the Kenya mall massacre were from Minnesota, national media descended on the Cedar-Riverside neighborhood of Minneapolis like locusts. When the rumors were dispersed by…

        Read More

          Xildhibaanada Kulmiye ee Wakiilada oo ku kala qaybsan Ansixintii Xeer hoosaadkoodii dhaqangalay ka DAAWO QURBEJOOG.COM

          Hargaysa 28.Jan 2014 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Ku abtirsada Xisbiga Kulmiye ayaa ku kala qaybsan Qaabkii Maalintii Shalay loo Meel mariyay Xeer hoosaadka Golahooda oo Awoodii ka rifay labadii Gudoomiye ku Xigeen. Xildhibaanadii Xisbiga Kulmiye ee ogolaa Xeer hoosaadka ansixintiisa ayaa sheegay in Cida uu Xeerkani dan u yahay uu yahay Xisbiga Kulmiye inkasta…

          Read More

            Baadhitaan Musuq Maasuq oo ay Qaramada Midoobay ku Wado Heshiisyada Shidaal baadhista ee Somaliland ee uu Saxeexay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta

            Hargaysa 28.Jan 2014 (SDN)- Guddida Qaramada Midoobay u qaabilsan la socodka arimaha Somalia iyo Eritrea (UN Monitoring Group on Somalia and Eritrea) ayaa ku hawlan sidii ay baadhitaan ugu samayn lahayd heshiisyada shidaalka iyo macdan baadhista ee ay xukuumada Somaliland la gashay ugu yaraan sideed shirkadood oo ajnabi ah. Heshiisyadan oo afar ka mid ah…

            Read More

              Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir oo ka Hadlay Khilaafka Xisbiga Kulmiye iyo Ansixinta Xeer hoosaadka Wakiilada

              Hargaysa 28.Jan 2014 (SDN)- Suldaanka guud ee beelaha Somaliland suldan maxamed suldaan c/qaadir ayaa maanta ka hadley xaalada guud ee dalku marayo isagoo si gaara uga hadlay khilaafka adage ee ka dhex aloosan xisbiga kulmiye . Suldaan Maxamed Suldan Cabdi qaadir oo Ugu Horayn ka Hadlaya Khilaafka uu la Dhutinayo Xisbul Xaakimka Kulmiye ayaa waxaanu…

              Read More

                Liiska Golaha Wasiirada ee Maamul Goboleedka Punt land oo la Shaaciyay Halkan Ka Akhri kana DHAGAYSO

                Garowe 28.Jan 2014 (SDN)- Golaha Xukuumadda Puntland ee Dolwadda Madaxweyne Cabdiweli Cali Gaas ayaa Goor dhawayd saxaafadda loo soo bandhigey. Magacyada Wasiirada waxaa saxaafadda u akhriyey Agaasimaha Guud ee madaxtooyada Puntland Dr Deeq Suleymaan Yusuf, waxaana ay wasiiradu gaarayaan 47 Wasiir, kuwaaso ay kamid yihiin raga wasiirada loo magcaabay shakhsiyaad u dhashay somaliland kuwaaso kasoo…

                Read More

                  Wasiirka Cusub ee Gaashaandhiga Somalia oo Xilkii Kala Wareegay Wasiirkii uu bedelay SAWIRO

                  Muqdisho 28.Jan 2014 (SDN)- Munaasabad balaaran oo uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Difaaca Mudane Maxamed Sheekh Xaamud ayaa maanta lagu qabtay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ,iyadoo ay kasoo qeybgaleen R/wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka arrimaha Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed,Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga C/xakiim Maxamuud Xaaji fiqi,Wasiiru dowlaha gaashaandhigga Maxamed Cali Xaggaa,Wasiir…

                  Read More

                    Germany slams Swedish Somali bandy team

                    “I am so proud of the guys,” captain Aboi Abdiirahiin told the TT news agency on Monday after the team lost to Germany by 22-1. “But I thought we’d lose by 40-0, or more.” Borlänge municipality has helped the Somali refugees pick up their clubs, despite the rarity of ice in their home country. “Soccer…

                    Read More

                      Waxaan Go’aansaday in aan Gambo/Masar CAS madaxa ku qaato oo anan iska dhigin ilaa Somaliland AQOONSI helayso By Ilham Hassan Aliweyd (Faleebo)

                      Umad kasta oo dunidan ku dhex nool waxaay leedahay Hiigsi iyo hami dheer, Wadankasta wuxuu leyey rajo iyo in uu ugu horeeyo aduunka, Jamhuryada dimuqradiga ah ee Somaliland waxaay jirtay ku dhawaad 24sano kadib la soo noqoshadii madaxbanaanidii luntay 1960kii , Halgan dheer dhib iyo rafaad ayay u soo martay sidii ay u soo ceshan…

                      Read More

                        Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land oo la Filayo inuu Saacadaha soo Socda ku dhawaaqo Golihiisa Wasiirada,Qaybo ka Tirsan Wasiirada Halkan ka Akhri

                        Garowe 28.Jan 2014 (SDN)- Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali ayaa lagu wadaa saacadaha soo aaday inuu ku dhawaaqo gollaha wasiiradda oo maalmihii ugu danbeeyay la tashiyo kala samaynayay qaybaha kala duwan ee bulshada. Wararka  ayaa sheegaya tiradda wasaaradaha inaan waxba laga badali doonin ,hase yeeshee gollaha wasiirada ay noqon doonaan kuwo cusub iyo qaar…

                        Read More

                          Somaliland Puts Armed Forces Chief Operations Commander under House Arrest

                          Hargeisa, 28 Jan 2014 (SDN) –Following alleged lengthily dispute with Somaliland armed forces chief of staff General Ismail Shaqale, Vice-President and acting President Abdirahman Abdilahi Ismail ‘Sayli’ has directed that Brigadier Abdilahi Haji Jama known as ‘Aalas’, the chief operations commander of the armed forces be put under house arrest, sources close to the armed…

                          Read More

                            GORFAYN: BUUGGA SAMO-TALIS Muna Axmed Cumar

                            Dhowaanahan waxa sida togga u soo burqanaya buugta ku qoran afka Soomaaliga oo loo guntaday run ahaantiina waa arrin aniga shaqsi ahaan I farxad geliya markasta oo aan arko buug af-soomaali ku qoran oo soo kordhay. Haddaba  waxaan dhowaan aad ula dhacay mid ka duwan kuwii hore aan u arkay waana buugga la magac baxay…

                            Read More

                              Warbixin uu Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee Somaliland Maanta Siiyay Golaha Guurtida {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 28.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Xannaanada Xoolaha ee Somaliland Dr Cabdi Aw Daahir ayaa Maanta hor tagay Fadhigii Golaha Guurtida isla Markaana ka Hor Jeediyay Warbixin dhinacyo badan Taabanaysa oo ka Waramaysa Waxqabadka Wasaarada,Dhoofka Xoolaha,Caafimaadintooda iyo Arrimo kale. Fadhigan oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golahaasi Mudane Siciid Jaamac Cali ayaa…

                              Read More