Webmaster

    Prime Minister meets with farmers: “strong export led agriculture sector key to securing Somalia’s future”

    His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed today met with farmers to discuss the challenges they face and the help the government can provide to Somalia’s agriculture sector.  The Prime Minister set out his vision of restoring the country’s strong export led agriculture sector as a key part of Somalia’s economic recovery. Farmers from Middle…

    Read More

      Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo kulan la qaatay beeralayda : “ Wax-soosaarka beeruhu waxa ay laf-dhabar u yihiin xaqiijinta mustaqbalka Soomaaliya”

      Muqdisho Jan 29,2014(SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiweli Shiikh Axmed ayaa maanta kulan la qaatay beeralayda Soomaaliyeed si uu ugala hadlo caqabadaha haysta iyo kaalinta ay Dowladda Federaalku ku saacidi karto  beeralayda sidii ay kor ugu qaadi lahaayeen wax-soosaarka dalka, waxana Ra’iisul Wasaaruhu ka sheegay kulanka in xukuumaddiisu ay muhiimad weyn siin doonto…

      Read More

        Ciidanka Booliska ee Gobolka Sanaag oo Caawa Ku Guulaystay Soo Qabashada Gacan ku dhiigle dilay Xubin Komiishanka Doorashooyinka Heer Gobol

        Ceerigaabo 29.Jan 2014 (SDN)- Ciidamada Booliska ee Gobolka Sanaag ayaa Galabta Gacanta ku  soo Dhigay Gacan ku dhiigle Sharmaarke Sahal Oogle oo Todobaadkii Tegay ku dilay Degmada Oog Marxuun la Odhan Jiray Axmed Aadan Raanbe . Sida uu Shabakada Qurbejoog.com u Xaqiijiyay Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Sanaag Gaashaale Xasan Ismaaciil Yuusuf Gacmo Yare Waxaa…

        Read More

          “Shirgudoon Waa Eray Xaaraan ah oo Kulmiye ku Danaystay” Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale {DHAGAYSO}

          Hargaysa 29.Jan 2014 (SDN)- Wasiirkii Hore ee Wasaarada Warfaafinta ee Somaliland Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa Maanta Meel adag iska Taagay Qaabkii looga Hadlay Qodobkii Sagaalaad ee Heshiiskii Istanbul ee dhex maray Somaliland iyo Somalia . Boobe Yuusuf Ducaale Waxa uu ku dooday in Ummada Somaliland ay Xaq u leedahay soo Bandhigida Gabood faladii uu…

          Read More

            Madaxweynaha Somalia oo Gaadhay Addis Ababa Sheegayna inay Guul ka Gaadheen Cadowga dalka

            Addis Ababa 29.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa gaaray Addis Ababa, si uu uga qeyb galo shirka 22-aad ee Midowga Afrika. Soomaaliya ayaa aaminsan in la labo jibaarayo taageerada ku aadan cirib tirka Al-Shabaab. Madaxda dalalka Afrika ayaa diiradda saari doonan agenda 2063 oo dhigayo meesha qaaradda Africa la…

            Read More

              Kulankii Kowaad oo Maanta Dhex Maray Madaxweynaha Puntland Iyo Golihiisa Wasiirada Daawo

              Garowe 29.Jan 2014 (SDN)- Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali(Gaas) ayaa maanta kulankii ugu horeeyay madaxtooyada kula yeeshay inta badan wasiiradda uu ku dhawaaqay maalinkii shalay. Kulanka waxaa madaxwayne Gaas ku weheliyay madaxwayne ku xigeenkiisa Eng.Cabdixakiin Cabdilaahi Cumar,waxana uu ahaa kulan is-barasho iyo in qof kasta shaqada loo igmaday uu si hufan uga soo dhalaalo….

              Read More

                Dulucda Ugu Weyn ee Shirka ku Saabsan Kobcinta Dhaqaalaha Somaliland Ka DAAWO QURBEJOOG.COM

                Hargaysa 29.Jan 2014 (SDN)- Wasaaradda Qorshaynta  iyo Horumarinta Qaranka Somaliland iyo Baanka Aduunka ayaa maanta Shir balaadhan  ka furay Hotel Ambassador ee Magaaladda Hargeysa,Shirka waxaa lagu lafo gurayey siddii loo kobcin lahaa  dhaqaalaha Somaliland, loonana dagaalami lahaa  Sabool-nimada, Sixirbararka, iyo siddii loo saldhigi lahaa Siyaasadda Kharashaadka Miisaaniyadda. Shirkaasi ayaa Wax lagu casuumay dad ka badan…

                Read More

                  Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland oo Ka Hadlay Qorshayaal Hor leh Ka DAAWO QURBEJOOG.COM

                  Hargaysa 29.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa maanta ka Hadlay Qorshe ku wajahan Bilicda Caasimada Hargaysa iyo Magaalooyinka Waaweyn ee dalka iyadoo Hawl galo Dhir beeris ah oo ay ka samaynayaan Magaalooyinka dalka . Wasiirka Arrimaha Guduhu Waxa uu Sheegay in Maayarka Magaalada Addis abab uu…

                  Read More

                    Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Madax Sare oo Ka Tirsan Finland Kulamo kula Yeeshay Helsinki

                    Helsinki, 29.Jan 2014 (SDN)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka  Somaliland Md. Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-Toosiye) oo Maalmahanba Booqasho ku Joogey dalka Finland, gaar Ahaan Magaalada Caasimadda ah ee Helsinki ayaa  waxaa uu la kulmay madax kala duwan oo ka tirsan xukuumadda Finland. Wasiirku intii uu ku guda jiray booqashadiisa waxaa uu la kulmay soo dhowayn aad u heersaraysa…

                    Read More

                      Shirweyne lagaga arrinsanayo Kobcinta Dhaqaalaha Somaliland oo Hargaysa ka Furmay

                      Hargaysa 29.Jan 2014 (SDN)- Wasaaradda Qorshaynta  iyo Horumarinta Qaranka Somaliland iyo Baanka Aduunka ayaa maanta Shir balaadhan  ka furay Hotel Ambassador ee Magaaladda Hargeysa. Shirka waxaa lagu lafo gurayey siddii loo kobcin lahaa  dhaqaalaha Somaliland, loonana dagaalami lahaa  Sabool-nimada, Sixirbararka, iyo siddii loo saldhigi lahaa Siyaasadda Kharashaadka Miisaaniyadda. Shirkaasi ayaa Wax lagu casuumay dad ka…

                      Read More

                        Madaxweyne Cabdiweli Oo God Madow ku Riday Maamulkii Khatumo, Horboodayaasheediina Xilal Wasiirnimo Ku Taxay

                        Garowe:29-Jan-2014(SDN)-Madaxweynaha Cusub ee Maamul-Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa Dhirbaaxo Siyaasadeed Oo Miisaan Leh Ku legday Kooxda Dibad-wareegga ah ee Khaatumo. Madaxweyne Gaas ayaa ugu Horrayn Madaxweyne Ku Xigeen ka Dhigtay Nin dhalasho ahaan ka soo Jeeda Deegaanka Buuhoodle oo inta Badan saldhig u ahayd raggii sheegan jirey Maamulka Khaatumo oo haatan Gabalkiisu dhacay….

                        Read More

                          Poaching-militancy link: Missing the woods for the trees

                          KOLKATA: An undercover probe revealed recently that Somali group al-Shabaab, which took responsibility for the Nairobi mall carnage last September, uses proceeds from the illegal ivory trade to fund its terrorist operations. Investigation sponsored by the Los Angeles based Elephant Action League tracked the money trail connecting elephants massacred in Kenya to ivory buyers in…

                          Read More

                            “waxaan ka rabnaa diyo 100 halaad ama in ay noo qisaasaan askariga waday baabuurka dilay marxuumka oo ka tagay toddobo carruur ah” Suldaan Axmed

                            Muqdisho:29-Jan-2014 (SDN)-Qoyska iyo  Ehelka Ninkii shalay Ciidanka Amisom ku Dileen Magaalada Muqdisho, ayaa Markii ugu horraysay war ka soo Saaray meesha ay wax u marayaan. Qoyska ayaa sheegay inay Maanta Kulamo la leeyihiin Saraakiisha AMISOM si la isula meel dhigo Mag-dhawga laga Bixin Doono Wiilka la Jiidhay. Suldaan Axmed oo adeer u ah marxuum Salaax…

                            Read More

                              “dadku waxay aaminsan yihiin meelaha dowladda degto ay amni Yihiin, meesha ay wasiirada degan yihiina uu sicir barar ka jiro” Guddoomiye Tarsan.

                              Muqdisho:29-Jan-2014(SDN)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Ahna Duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, ayaa Ka Hadlay Dhibaatada ay dadka Reer Muqdisho iyo Noloshoodaba ku Hayso Wasiirrada Xukuumadda Ka Tirsan ee isku Urursanaya Goobo Kooban oo Magaalada Ka Mid ah. Guddoomiye Tarsan oo Ka hadlayey Madal Wasiirka Arrimaha Guduhu xilka kula Wareegayey, ayaa Xusay in  Hannaanka Golaha Wasiirraddu u…

                              Read More

                                Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Sheegay inay Dagaalka Al-shabaab Soo Af-Jari Doonaan Sanadkan 2014-ka

                                Addis Ababa:29-Jan-2014(SDN)-Madaxweyne Xasan can you help me with my homework Sheekh Maxamuud oo Haatan ku Sugan Magaalada Addis Ababab oo uu Kaga Qayb gelayo Shirka 22-aad ee Midowga Afrika, ayaa Sheegay Inay Guulo La Taaban Karo ka Gaadhay Xukuumaddiisu Kooxaha Islaamiyiinta ah ee ay dagaalka kula jirto.   Madaxweynaha ayaa sheega inay Sanadkan Dawladdiisu jiif…

                                Read More

                                  Madaxweynaha Maraykanka Oo Khudbad-sanadeedkiisa ku soo Daray Arrimo Ku Saabsan Somalia

                                  Wanshinton:29-Jan-2014 (SDN)-Madaxweynaha Waddanka Maraykanka Barack Obama ayaa Khudbaddiisa “State of The Uninion” oo uu Saacado ka Hor soo Gebogebeeyey ku soo Daray Arrimo ku saabsan Somalia. Madaxweyne Obama, ayaa Khudbadiisan Sanadlaha ah  oo uu kaga Hadlayey Arrimo badan oo Caalamka ku Saabsan ku soo hadalqaaday Mushkiladaha ka Taagan somalia iyo Hannaanka Maraykanku ula Macaamilo waxa…

                                  Read More

                                    Hay’adda Xuquuqda Qaxootiga u Doodda ee UNHCR Oo Soo Saartay War Farxad Geliyey Soomaalida Ku Dhiban Dalalka Dibadda

                                    New york:29-Jan-2014(SDN)-Dadka Soomaalida ah ee Qaxootinimada ku Jooga Dalal kala Duwan oo caalamka ah ayaa markii ugu horraysay Helay War Farxad leh oo kaga yimi Hay’adda qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR. Hay’addan  ayaa markii ugu horraysay Ka Dalbatay Waddamada ay ku sugan yihiin Dadka Soomaaliyeed ee Qaxootiga ahi inaanay ku dhiirran inay…

                                    Read More

                                      Ma Cadaaladbaa? Ka Bogo Beelaha ay ka soo jeedaan Gollaha Wasiirada Puntland ee uu magacaabay Cabdiweli Gaas

                                      Garoowe Jan 29,2014(SDN)-Madaxweynaha cusub ee maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya Md Cabdiwweli Gaas ayaa shalay soo bandhigay golahiisa wasiirada,hadaba gollahan oo tiradiisu tahay 47 xubnood ayaa la isweydiinayaa in loo qeybiyay hab cadaalad ku saleysan., ka bogo oo adigu isu jaawaab. 1-Ismaaciil Maxamed Warsame Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha Dhulbahante 2-Axmed Cilmi Cismaan (Karaash)…

                                      Read More