Webmaster

    Rabshad ka Dhalatay Gaadhi AMISOM Leedahay oo Qof Rayid ah ku Jiidhay Gudaha Magaalada Muqdisho

    Muqdisho 28.Jan 2014 (SDN): Gaadiid ay leeyihiin Ciidamada AMISOM ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku jiiray Muwaadin Soomaali ah oo ka mid ahaa Dadka ku nool Magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa Ninkaan oo Taksile ahaa ku jiiray Meel u dhaw Tareebiyaano ee Magaalada Muqdisho,waxaana Goobta ka Cararay Gaarigii AMISOM ee wax jiray. intaa kadib ayaa waxaa goobta…

    Read More

      Wasiirka Wasaarada Beeraha oo Sheegay in Deegaamo ka Tirsan Gobolka Saaxil ay ka Beerayaan Timir

      Berbera 28.Jan 2014 (SDN)- Wefti uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda Beeraha Proffosor Faarax Cilmi Geedoole iyo wefti uu hogaaminayo ayaa gaadhay deegaano ka tirsan xeebaha Gobolka Saaxil.   weftiga oo ka kooban mas’uuliyiin ka  tirsan wasaaradaha Beeraha iyo Hay’adda G I Z ayaa   Ujeedada Socdaalkoodu tahay sidii dalaga timirta loogu beeri lahaa deegaanadaasi.   Weftiga oo…

      Read More

        “Waanu ka Fikiraynaa Waxaanu ka Yeelayno Talaabadii Shalay Golaha Wakiilada ka Dhacday” Gudoomiye Xigeenka Wakiilada {DHAGAYSO}

        Hargaysa 28.Jan 2014 (SDN)- “Somaliland 23sanadooda ayeynu kusoo dhaqmayne xeerar keena iyo dastuurka,inta uu jira aqalka golaha wakiiladu waxa uu lahaa shirguddoon dastuurka ayaana tilmaamaya lakiin nasiib daro waxa shalay dhacday in shirguddoonkii la baabiiyey oo la yidhi guddoomiye kaliya ayaa jira labada ku xigeenka shirguddoonka ka mid maaha” Waxaa Maanta Sidaa ku Tiraabay Gudoomiye…

        Read More

          Ururka Suxufiyiinta Solja oo Digniin u diray Ururka SonSaf oo ay ku eedeeyeen inay dabada ka riixayaan Xeer ka dhan ah Saxaafada

          Hargaysa 28.Jan 2014 (SDN)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa Si adag uga Hadlay Talaabooyin uu Ururka Jilayaasha aan Dawliga ahayn ee SonSaf ku Wado Xeer ka Dhan ah Xoriyada iyo Madax banaanida Saxaafada Sidaana Waxaa lagu Sheegay Warsaxaafadeed uu Maanta Soo Saaray Gudoomiye ku Xigeenka Ururka Solja Maxamed Cabdi Guuleed iyo Xoghayaha Guud ee…

          Read More

            Gudoomiyaha G/haweenka Xisbiga ucid laanta Uk oo soo dhaweynayasa Xubnahii ku soo biirey xibiga Ucid

            London 28Jan13(SDN) waxaan hambalyo u  dirayaa dhamaan madaxda Xisbiga Ucid , Xubnihii cusub  ee ku soo biiray   iyo waliba taageeraysha xisbiga  Ucid meel kasta ay joogaan.Allaah mahad leh Anoo ku hadlaya Magaca  Garabka Haweenka ee Uk  Marwo Farduus Cige  iyo Gudoomiye ku xigeenada xisbiga iyo garabyada haweenka London,Biristol,Birmiham,Lacter,Manchuster,Cardif,iyo dhamaan waxaha London  waxaanu  hambalyo iyo bogaadin u…

            Read More

              Gudoomiye ku Xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada oo sida Fiinta uga Qayliyay Talaabadii Shalay Awoodahooda Goluhu ku dhimay,Canbaarayna u Jeediyay Gudoonkooda

              Hargaysa 28.Jan 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada Somaliland Mudane Cali Yuusuf Axmed Ayaa Sheegay In Xeer Hoosaadkii Shalay ay ansixiyeen Mudaneyaasha Aqalka Wakiiladu uu baal marsan yahay sharciga iyo dastuurka u yaala somaliland. Waxa uu Ayaan darro iyo wax laga xumaado ku tilmaamay in xeerkaasi uu baabiiyey idil ahaantiiba shirguddoonka Golaha…

              Read More

                Sarkaal Ka Tirsan Safaaradda Somalia ee Nairobi Oo Maalintii Afraad Gacanta Ugu Jira Ciidanka La Dagaalanka Argagixisada Kenya

                Nairobi:28-Jan-2014(SDN)-Wararka Ka Imanaya magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa  sheegaya in diblumaasi ka tirsan safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ay xidheen ciidamada Kenya gaar ahaan kuwa la dagaalanka waxa loogu yeerdh argagixisada. Wararka ayaa intaas ku daray in Diblomaasigaasi uu ciidanka gacanta ugu jiro Maalintii Afraad oo isku xigta.   Sarkaalkan ayaa la sheegay…

                Read More

                  Saylici Oo Meesha Ka Saaray inuu Xabsi Guri U Diray Abaanduulaha Ciidanka Qaranka

                  Hargeysa:28-Jan-2014(SDN)-Iyadoo ay wali taagan tahay Khilaafkii  Abaanduulaha iyo Taliyaha Ciidanku, ayaa Haddana Waxa Ku Lug Lahaanshaha Khilaafkaas Meesha ka Saaray Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici. Abaanduulaha ayaa isagu Madaxweynaha ku Eedeeyey inuu Xabsi Guri ku xidhay muddo afar maalmood ah, balse waxa warkaas Been abuur ku sheegay Madaxweyne KU xigeenka Saylici. Madaxweyne…

                  Read More

                    Ciidanka Ammaanka Oo Saaka Baadhitaano Guri-Guri ah Ka Wada Magaalada Garoowe iyo Sababta Keentay

                    Garoowe:28-Jan-2014 (SDN)-Wararka Naga soo Gaadhay Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland, ayaa sheegaya in Halkaasi Saaka Ciidamadu ka Bilaabeen Hawlgallo Ballaadhan oo aan hore loo arki jirin. Hawlgalkan saaka Magaaladu ku Waabariisatay ayaa lagu macneeyey inuu ka dambeeyey Dil fool xun oo Habeenkii xalay magaaladaas loogu geystay Nabadoon Caan ahaa oo maamulkaas u dhashay. Ciidanka…

                    Read More

                      Sirdoonka Ehiopia Oo Nairobi Ka Afduubay Xubno ONLF Ka Tirsanaa

                      Addis Ababa:28-Jan2014 (SDN)-Ururka Dagaalka Kula Jira Dawladda Ethiopia ee ONLF ayaa  Sheegay in  Laba Xubnood oo ka Tirsanaa lagu afduubtay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. Xoghayaha arrimaha dibedda ONLF Cabdi Mahdi ayaa VOA-da la hadlay ayaa sheegay in dadkaas ay afduubteen sirdoonka dalka Ethiopia, Isla-markaana ay arrintaasi khiaamo tahay. Xoghaye Cabdi Mahdi ayaa sheegay in…

                      Read More

                        Ra’isal Wasaare Cabdiweli Oo Markii Ugu Horraysay Faahfaahin Ka Bixiyey Weerarkii Maraykanku Ku Qaaday Saraakiisha Al-shabaab

                        Muqdisho:28-Jan-2014(SDN)-Ra’isal wasaaraha cusub ee Somalia Cabdiweli Sheekh Axmed, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Duqayntii Maraykanku Laba Habeen ka Hor ka Geystay Gobolo ka mid ah Goobaha Shabaabku Gacanta ku hayaan. Ra’isal wasaaraha ayaa war uu Boggiisa twitterka Soo Dhigay ku sheegay in Duqayntaas lagu Dilay Hoggaamiye Sare oo ka Tirsanaa Alshabaab, kaas oo lagu…

                        Read More

                          “Mayd aan CID-da la soo marin oo aan la qorina lama aasi karo”Guddoomiye Tarsan

                          Muqdisho:28-Jan-2014(SDN)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa Dadweynaha Magaalada Muqdisho ku soo Rogay Amar keenay inay Aad u hadal hayaan. Guddoomiye Tarsan  oo la Hadlay warbaahinta ayaa sheegay inaanu Haatan wixii ka dambeeya aqbali doonin in la aaso qof aan la soo marinin Xarunta dambi baadhista CID-da oo aan si rasmi ah loo diiwaangelinin….

                          Read More

                            Burburkii Kulmiye Oo Waji Kale Yeeshay Iyo Kaadiriyiinta Sarsare Oo Ka Bacoobay Guddidii Dhawaan Madaxweyne Siilaanyo Turxaan-bixinta u Diray oo Aan Wali Tallaabo Qaadin+ Maxamed Kaahin Oo Qaylo-dhaan Kula Dhex Dhacay Beeshiisa.

                            Hargeysa:28-Jan-2014(SDN)-Wali waxa taag iyo Maaro loo La’yahay Khilaafka Ragaadiyey Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye. Hoggaanka Sare ee Xisbiga oo haatan isku dhinac ah ayaa si weyn uga Ashkatoonaya Culays ballaadhan oo kaga imanaya Dhinaca Madaxtooyada, kaas oo uu soo Abaabulo wasiir Samaale oo isagu Haatan Libin siyaasadeed Gacanta ku Haya, maadaama uu dhawr jeer…

                            Read More

                              Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo maanso cusub soo bandhigay:DUNDUMO MAYDH

                              Hargeysa Jan 28,2014(SDN)-Maansadan la magac baxdey (Dundumo Maydh) oo uu curiyay Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, Caawa oo ay taariikhdu tahey 28/01/2014. Wasxay daba socotaa silsiladii Garbadiir ee uu bilaabey Abwaan Axmed awgeedi ee sida qotoda dheer uga warameysey wacyiga jira, iyo marxalada adage e dalku marayo. Xildhibaanku wuxuu ku bilaabey sidatan:- dedan maahee daalacan, geedi…

                              Read More

                                Rabow waxaa na daashadey dircuno iyo hudhmo u-dirir ilko fiiqan dabato ah dalqadana cilaan ka ah dulyaraana jinac ka ah

                                Aniga oo aan weliba ku-talax-tegeyn oo ilaalinaaya milgaha iyo nabadgelyada ay maanta S/land ku fadhido, bal hadana aan sar-kaxaadiyo oo sibirta u-yara-saaro aragtideyda iyo ogaan-shaheyga gaaban: bal aynu  sadar yar ka soo qaadano abwaan ahmed awgeedi gabeygiisii cusbaa ee garbo-diir ee taabatey quluubtii shacabka reer S/land kuye ” Rabow waxa idaashadey daruur heemameysoo misna aan…

                                Read More

                                  Somalia: Does Not Play Well With Others

                                  January 27, 2014: Al Shabaab continues to survive because their appeal to Somali nationalism, and the idea that Somalis are superior to all their neighbors (which is one reason Somalis have been preying on their neighbors for centuries) appeals to enough young men to provide new recruits. Aligning itself with al Qaeda brings in foreign…

                                  Read More