Siyaasi Somaliland Dillaal Uga Ahaa Maleeshiyo Beeleedyo Dhawaan Ku Soo Biiray Oo Garowe Lagu Xidhay
Garowe:01-Janu-2013(SDN)-Wararka Naga Soo Gaadhay Magaalada Garowe ee Maamul-Goboleedka Puntland ayaa sheegaya in xalay Siyaasi Cabdiraxmaan Xirsi Uurbeyte lagala Baxay Hutel uu ka Deggenaa Magaaladaas. Siyaasigan ayaa sida ay sheegayaan Goob Joogayaal ku sugnaa Hutel Global oo ah meesha uu Deggenaa, ayaa xaqiijiyey in Xalay ciidan Hubaysan oo loo malaynayo inay ahaayeen kuwa Maamulku ay…
