Wefti ka Socda Dawlad Deegaaneedka Somalida Itoobiya oo Booqasho ku soo Maray Shan Gobol oo ka Mid ah Dalkaas
Diri Dhaba 23.October 2013 (SDN)- Waftigan oo ahaa waftigii ugu balaadhanaa Dhanka DFI ee abid meel uwada baxa guud ahaanba dalka itoobiya ayaa waxay socdaal dheer oo dhinaca dhulka ah ku soo mareen 5 gobol oo ka mid ah gobolada deegaanka Soomaalida Itoobiya iyadoo ay ku wehelinayeen DhankXukuumada Madaxweynaha iyo Madax sare, waxayna socaalkaa dheer…
