Uncategorized

“Magaaladii burco ayaa laba daamood u qaybsane ma buuhoodle iyo seemaal ayaad wax ka taraysaa” Mujaahid Dhaga Weyne {DHAGAYSO}

Hargaysa 22.July (SDN) Afhayeenka Golaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Ibraahin C.laahi Xuseen Dhego Weyne ayaa Xukuumada ugu baaqay inay iska Maydhaan eedo Musuq Maasuq iyo Cadaalad darro oo ay u hore ugu jeediyeen Dawlada.

Afhayeenka oo ka Hadlayay Magaalada Hargaysa ayaa tilmaamay in Xukuumadu ku Jahawareertay Golaha ay kaga dhawaaqeen Caasimada hargaysa waxaanu taas badalkeeda ka dalbaday inay badka soo dhigaan waxyaabaha ay isku difaacayaan.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/dhago(12).mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com