Webmaster

Wefti uu Hoggaaminaayo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Norway oo Hada Gaadhay Magaalada Muqdisho

Muqdisho 29. June 2017 (SDN/QJ):-Wefti uu hoggaaminaayey wasiirka wasaaradda Arrimaha dibadda dalka Norway Mr.Borge Brende, ayaa goor dhaweyd gaadhay magaalada Muqdisho ee caasimadda u ah dalkaasi Somaliya. Weftigan reer Norway, ayaa waxa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey raysal wasaaraha dalka Somaliya iyo weli ba sida oo kale mas’uuliyiin ka tirsan dawladda oo…

Read More

“26ka Juun waa Maalin Qaran oo Shacbiga Reer Somaliland oo Dhammi ay Wada Lee Yihiin Bari iyo Galbeed ba.”.Murashaxa Madaxweynaha WADDANI DAAWO

Hargaysa 29. June 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi(Cirro), ayaa guud ahaan shacabka Somaliland si weyn ugu hambalyeeyey maalinta xornimada Somaliland ee 26ka Juun oo ku beegneyd maalintii ay madaxbanaanida ka qaadatay guumeystahii Ingiriiska, waxaana uu sheegay in maalintaasi ay tahay maalin qaran oo ay wada lee yihiin shacabka reer Somaliland oo dhan…

Read More

Mujaahid Boobe oo Si Adag uga Hadlay Khudbaddii Madaxweyne Farmaajo ee 26ka Juun+ Jawaab Kulul Ka Bixieyy Hadal Ka Soo Yeedhey Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya DAAWO

Hargaysa 29. June 2017 (SDN/QJ):- Mujaahid/Siyaasi Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) oo sida oo kale na ah qoraa iyo taariikh-yahan xeel dheer, ayaa si aada uga hadlay qaladaad dhinaca magacyada gabayo iyo taariikho ku jiray khudbad habeenkii 26kii Juun uu magaalada Muqdisho ka jeediyey Madaxweynaha dalkaasi Somaliya Md.Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kuwaasi oo ku saabsanaa gabayadii loo…

Read More

Khilaafkii Mudada Aamuska Ku Jiray Ee Ka Taagnaa Golaha deganka Magaalada SAYLAC Oo mar kale Istaadhmay + Xukuumada Oo u maaro wayday ? DAAWO

Hargaysa 29. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Degmada Saylac ka Taagan Khilaaf Siyaasadeed oo ka Dhashay Kadib Markii aqlabiyada Golaha Deegaanka ee Degmadaasi ay Xilkii ka qaadeen Maayarkii Magaaladaasi oo awood badan ku lahaa dhanka Xukuumadda iyagoo Sidoo kale Doortay Maayarkii Bedeli lahaa Mas’uulkaas Hore.

Read More

Kulmiye oo Laba Garab Magacyo uu Ula Baxay Muran iyo Dood Dhalisay Golaha Guusha Kulmiye Iyo Golaha Xooga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 29. June 2017 (SDN/QJ):- “Kayse oo ah afhayeenka Golahan cusub oo ay maskaxdiisa ka soo maaxatay innuu Golahan sameeyo ee aanu halkan ,maanta kaga dhawaaqnay.” Guddi xubno tirro yar oo qaarkood xillal Wasiir ku-xigeen dhawr Wasaaraddood ka soo noqday xukuumadda Axmed Siilaanyo iyo xubno adeegayaal gacan yare ka ah Wasaaradda maaliyada iyo Xafiiska Agaasimaha…

Read More

Wasiirka Amuuraha Dibada ee Qatar oo Magaalada Washington Kulan Xasaasi ah Kula Qaatay Dhigiisa Dalka Maraykanka

Washington 29. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha dibada ee dalka Qatar Sheekh C/raxmaan Maxamed Al-Taani oo booqasho ku jooga dalka maraykanka ayaa kula kulmay dhigiisa Mr: Rex Tilerson caasimada Washington, iyagoo ka wada hadlay sidii cunaqabataynta ay uga qaadi lahaayeen dawladaha uu Sacuudigu hormoodka ka yahay dalka Qatar. Hase ahaatee kulankan labada mas’uul oo aan…

Read More

Aqalka Cad ee Looga Arimiyo Maraykanka oo Ku Hanjabay inay Weerar Gantaalo ah ku qaadi doonaan Ciidanka Qaranka Suuriya

Washington 29. June 2017 (SDN/QJ):-Maamulka guriga cad ee looga taliyo dalka maraykanka ayaa ku hanjabay xalay in weerar dhinaca gantaalaha ah ay ku qaadi doonaan ciidamada qaranka Suuriya, iyagoo ku eedeeyey in ay diyaarinayaan u adeegsiga hubka kimikada ah dagaalka sokeeye ee ka socda dalkaasi. Afhayeen u hadlay guriga cad Mr: Sean Spicer, waxa uu…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Beesha Caalamka u Soo Jeediyey in Aqoonsiga ay Somaliland Xaqa u Leedahay aanay Kala Masuugin

Hargaysa 28. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Somaliland Dr  Sacad Cali Shire, ayaa fariin u diray Beesha Caalamka, waxaanu ugu baaqay inay qaranimada iyo madax-banaanida Somaliland qiraan oo ay ictiraafaan, waxaanu xusay in aan la isku khaldi karin Somaliland iyo Somaliya, oo ay kala yihiin laba dal, oo kala madax banaan, waxaanu tilmaamay…

Read More

Qisooyinka Miirdoorsanka ku Dhacay Ordogan iyo Safarka Bashaar Al Asad  ee Magaalada Xalab DAAWO

Istanbul 28. June 2017 (SDN/QJ):- Wakhti la isu diyaarinayay tukashada salaadda Ciidda ee shalay oo Axad ahayd ayaa waxa mar kali ah dadkii ku tukanayay masaajidka weyn ee Istanbul waxa ay ka war heleen Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan oo xaalad miyir doorsoon ah galay kooxdiisa ilaalada gaarka ahina dibadda ula baxeen.   Sida uu shalay…

Read More

Ciidamadda Jabuuti oo Dhoola Tus Mileteri Ku Muuneeyay Maalinta Gobonimadooda DAAWO

Jabuuti 28. June 2017 (SDN/QJ):- Dalka Jabuuti ayaa waxaa Shalay looga dabaal degay xuska 40 sanno guurada ka soo wareegtay markii dalkaasi xornimada ka qaatey dalka Faransiiska oo guumeysan jiray. Ciidamada kala duwan ee Dalka Jabuuti ayaa waxaa ay socod garaaadis ah isla markaana hanjabaad u muuqdeen ay ku soo mareen wadada , halkaas oo…

Read More

Sarkaal Sare oo Iska Casilay KULMIYE & Eedahii ugu Cuslaa oo uu Goob Fagaare ah Kaga Miisey iyo Xisbiga uu Ku Biirey oo uu Ku Dhawaaqey DAAWO

Hargaysa 28. June 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Mahdi oo ka mid ah saraakiisha ugu sar-sareysa Xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE, ayaa ku dhawaaqey in uu gebi ahaan ba iska casilay Xisbigaasi isaga oo madal uu ka hadlaayey ku caddeeyey sababaha iscasilaadiisa iyo weli ba sida oo kale Xisbiga uu ku biiraayo.   Siyaasi Cali Mahdi,…

Read More

Xoghayaha Ciyaaraha WADDANI oo Eedahii ugu Cuslaa u Soo Jeediyey Wasaaradda Ciyaaraha+ Sheegayna in Ay Ku Fashilantay Ciyaarahii Dalka DAAWO

Hargaysa 28. June 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha ciyaaraha Xisbiga WADDANI Md.Yoonis Axmed Yoonis, ayaa eedahii ugu cuslaa u soo jeediyey wasaaradda Ciyaaraha Somaliland oo sheegay in ay kala qoqobto isla mar ahaantaana u kala abtiriso dhallinyarta ciyaaraha ee magaalada Hargeysa, waxaana uu sida oo kale sheegay in wasaaradda Ciyaarahu ay takoor ku heyso ciyaaraha degmooyin ka…

Read More

Warbiximihii ay Warbaahinta Dunnidu ka Qoreen Xornimadii Luntay 26-kii Bishii June 1960-kii

Hargaysa 28. June 2017 (SDN/QJ):- Doraad oo kale  kale, 26 Juun 1960, waxay dadkii wakhtigaa ku dhaqnaa geyigan Somaliland u ahayd guul iyo gobanimo. Waxay ahayd habeenkii u horaysay ee ay ku seexdaan xorriyad dhulkooda ay ku maamushaan, kadib markii ay 12 habeennimo xaqiijiyeen gebagebaynta habeenkii dheeraa ee ay muddada 86-ka sannadood ah la halgamayeen,…

Read More

Maxkamadda Sare Ee Maraykanka Oo Dhaqan-gelisay Amarkii Trump Uu Dalkaa Kaga Mabnuucayey Dadka Lix Dal Oo Muslimiin Ah

Washington 28. June 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda ugu sareeysa dalka Maraykanka, ayaa sheegtay in ay ogolaatay qeyb kamid ah amarradii uu Madaxweynaha dalkaasi Donald Trump uu Dadka Lix Dal oo Muslimiin ah kaga mamnuucay in ay galaan dalkaasi iyo weliba in si ku meel-gaadh ah loo hakiyo qaxootiga dalkaasi geli jiray. Maxkamadda sare ayaa Isniintii Doraad…

Read More

Aragtida Uu Adduunku Ka Qabo Maraykan Oo Aad Isku Beddeshay Doorashadii Doland Trump Ka Dib

Washington 28. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynenimada Donald Trump ayaa “saamayn wayn ku yeelatay sida uu Adduunku u arko dalka Maraykanka”, sida lagu sheegay deraasad ballaadhan oo la sameeyay. Daraasaddan waxaa sameeyay xarunta cilmi-baadhista ee Pew Research Center oo waraysi la yeelatay sannadkan in ka badan 40,000 oo ruux oo ku kala nool 37 dal.  …

Read More

Sixiroole Ka Towbad Keenay Sixirkii Uu Samayn Jiray, Iyo Wixii Ugu Yaabka Badnaa Ee Uu Arkay DAAWO

Jidaha 28. June 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Xaamid Aadam Muusaa waa nin u dhashay dalkaasi Suudaan, wuxuuna ahaa nin saaxiroole ah, oo dadka dhibaato u gaysan jray, ninkaani ayaa ka towbad keenay sixirka iyo falalkii xumaa uu ku dhaqaaqi jiray. Xaamid wuxuu ka sheekaynayaa, waxyaabihii ugu yaabka badnaa eee uu kala kulmay sixirkaasi iyo wixii maskaxdiisa…

Read More