“Author Archive”
Stories written by akguled

‘’Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixina waxaan qabaa inay sida ugu dhakhsaha badan xal uga gaadhi doonto Sicir bararka umadda aafada ku noqday,Shacabkana Waxaan Leeyahay…’’ Xildhibaan C.raxmaan Dheere

Hargaysa 27. January 2018 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha guddida arrimaha bulshada ee Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan Dheere), ayaa tilmaamay in xukuumadda Muuse Biixi Cabdi, sida ugu dhakhsaha badan ay wax kaga qaban doonto sicir-bararka umadda dhibaatada ku haya, oo ilaa hadda aan wax xal ah laga gaadhin. Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan Dheere), oo u waramay Wargeyska […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Hor Tagay Golaha Guurtida Kana Hadlay Mooshin Ay Ku Wadaan Xildhibaanada Golaha Deeganku DAAWO

Hargaysa 27. January 2018 (SDN/QJ):-Mayaarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Solteco ayaa waxaa uu saaka hor tagay golaha guurtida Somaliland isla markaana waxaa uu faahfaahin ka siiyey maashriicda ay dawlada Hoose qabatey sanadkii dhamaadey ee 2017. Sidoo kale Maayar Solteco ayaa waxaa uu ka hadley mooshin ay ku wadaan Xildhibaanada Golaha Deeganka Hargaysa.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta oo Saaka Albaabada Xarunta Warfaafinta laga Xidhay iyo Wasiir Guri barwaaqo oo ka Hadlay Nidaam Cusub oo Shaqada lagu Ilaalinayo DAAWO

Hargaysa 27. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Faarax (Guri-barwaaqo) ayaa Maanta ka hadlay Nidaamka Saacadaha Shaqo ee Wasaaradda Warfaafinta.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Prof Cali Khaliif Oo Soo Dhawayn Balaadhan oo Calanka Somalia Lagu Muuneeyay Loogu qaabilay Magaalada Minneapolis Ee Dalka Maraykanka DAAWO

Minneapolis 27. January 2018 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha Maamulka Khaatumo Prof, Cali Khaliif Galaydh ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyay Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesato ee dalka Maraykanka.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Abwaan Baarleex Oo La Ooyay Xanuun Wadnaha Ah Fariina U Diray Madaxwayne Muuse Biixi DAAWO

Hargaysa 27. January 2018 (SDN/QJ):-Abwaan Cabdilaahi Xirsi Baarleex oo ka mid ah Abwaanada waawayn ee Somaliland ayaa waxaa uu la ilmeeyay Xanuun Wadnaha ah oo mudo hayay waxaana uu fariin u diray Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Isku Socodka Magaalada Hargaysa Oo Saaka Subaxii Hore Ceer-Yaantii Dhacaysay Ay Hakad Galisay Gaadiidkii Wadda Marayay DAAWO

Hargaysa 27. January 2018 (SDN/QJ):-Saaka subaxii hore ayaa Ceer-yaantii dhacaysay ay hakad galisay isku socodka gaadiidka dhex marayay magaalada hargaysa waxaana dhacday in lays arki waayo.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Wey fiican tahay in la balaadhiyo wada hadalada Somaliland iyo Somaliya oo Dawladdo kale oo dhex-dhexaad ahi soo galaan wada hadalada’’ Axmed Yuusuf Yaasiin, Madaxweyne-Xigeenkii Hore

Hargaysa 27. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay wararka soo baxaya ee sheegaya in Dalalka Sweden, Norway iyo Switzerland ay qayb ka noqon doonaan wada hadalada Somaliland iyo Somaliya, waxaanu sheegay inuu soo dhaweeynayo. Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo u waramay Wargeyska […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Danjire Cawil Cali Ducaale oo Madaxweyne Muuse Biixi ugu Baaqay inuu Mideeyo Shacabkiisa Doorashadu kala Qaybisay,Gudoomiye C.raxmaan Cirro-na u Soo Jeediyey inuu Aqbalo in laga Guulaystay DAAWO

Hargaysa 27. January 2018 (SDN/QJ):-Ambaasadoor Cawil Cali Ducaalec(Cawil) ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee uu dalku ku jiro, waxaanu farriimo u diray madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro). Waxa uu Ambaasadoor Cawil ku tilmaamay doorashadii dhacday mid xanafteeda laga sugaayo madaxweynaha inuu daweeyo, waxaanu arimahan kaga hadlay waraysi uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo Maanta Shaacisay Bilowga Odoroska Miisaaniyada Qaranka ee 2018 & Meelaha Mudnaanta la Siinayo+ Wasiiradda Maaliyadda Iyo Ciyaaraha oo ka Hadlay Khilaaf u Dhexeeyay DAAWO

Hargaysa 27. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Mudane Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa Maanta sheegay inay Wasaarad ahaan bilaabeen Odoroska Miisaaniyadda Qaranka ee Sannadkan aynu ku Jirno ee 2018,Taas oo ku Salaysnaan doonta Sida uu Yidhi Siyaasada Xukuumadda Cusub.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Arrinkaa (Dagaalka Dararweyne) Waxa U Qoolan Xukuumadda Iyo….” Sheekh Aadan-Siiro DAAWO

Hargaysa 27. January 2018 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Dagaalkii dhawaan labada Beelood ee Walaalaha ah ku dhex maray deegaanka Dararweyne oo hoos tagta degmada Ceel Af-weyn ee Gobolka Sanaag. Sheekh Aadan-Siiro wuxuu sheegay in dagaalka Dararweyne soo noqnoqday, laakiin Xukuumadihii kala dambeeyay iyo Madax-dhaqameedku ka seexdeen inay ogaadaan sababta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »