Webmaster

Maayarka Berbera Mr Cidin oo Daadifeeyay Digreeto uu Madaxweyne Muuse Biixi ka soo Saaray Dhulka Raadsiga ee Magaalo Xeebeedka Berbera Luuqad adagna Kula Hadlay Wasiirka Hawlaha Guud DAAWO

Berbera 04. January 2018 (SDN/QJ):-Maayirka Berbera Cabdishakuur Cidin ayaa Dedefeeyey Digreeto Madaxweyne Muuse Biixi Gacanta Dawlada kusoo Caliyey Dhulka Raasiga Berbera, Waxa uu Maayirka Magaaladda Berbera uu si adag ugu Jawaabay Hadal shalay ka Soo yeedhay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Dhulka iyo Guryayta oo ku amray Maayirada Magaalooyinka dalku in dhulka ay u hayaan danta guud ay…

Read More

Waa Ayo Sadexda Wasiir ee Raysal Wasaaraha Somalia uu Ku Bedelay Sadex Wasiir oo uu Xilal Muhiim ah ka qaaday? iyo Halka ay Dhalasho ahaan ka soo Jeedaan!!

Muqdisho 04. January 2018 (SDN/QJ):- Laba wasiir waxay horey xilal uga soo qabteen dowladdii madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud, balse midka saddexaad waa nin ku cusub siyaasadda oo ganacsade ah. Halkan ka akhriso taariikhdooda oo kooban: Axmed Ciise Cawad: Waa safiirkii Soomaaliya u fadhiyey Maraykanka. Wuxuu wax ku bartay Canada. Ka hor intii uusan noqon…

Read More

‘’Waxaan Ku Faraxsan Ahay In Aanan Dheg U Dhigin Madaxda Iyo Dadka Damcay In Ay Igu Qalqaaliyaan In Aan Ku Milmo Arrimo Dawlada Iyo Qabiilo Ka Dhexeeya Oo Aanan Raali Ka Ahayn Sida Ay Wax Ku Wadaan’’ Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Somalia!!

Muqdisho 04. January 2018 (SDN/QJ):-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa isbedel ku sameeyay golihiisa wasiirrada, wuxuuna xilalka ka qaaday saddex wasiir. Warbixinta ka soo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo uu akhriyay wasiirka warfaafinta waxaa lagu sheegay in xilalka laga qaaday wasiirrada kala ah, Yusuf Garaad (Arrimaha dibadda), Khadra Axmed Ducale (Ganacsiga iyo warshadaha)…

Read More

Afar Go’aan oo Ka Soo Baxay Shirkii Maanta ee Golaha Wasiiradda Xukuumadda Somaliland SAWIRO

Hargaysa 04. January 2018 (SDN/QJ):- Kal-fadhigii labaad (2aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi kuna wehelinaayey madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo ka qabsoomay hoolka shirarka golaha wasiirada ee Madaxtooyada Somaliland, ayaa dood-dheer oo ay yeesheen ka dib waxa shirkaasi…

Read More

“Waanu Daba-galaynaa Wixii Sharci-Darro Ku Baxay Ee Dhul Iyo Dhismayaal Ah…” Wasiirka Hawlaha Guud DAAWO

Hargaysa 04. January 2018 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud ee Somaliland Maxamed Ducaale Qambi, ayaa sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi soo saaray Wareegto uu Dad la siiyey kaga joojinayo Dhulka Danta guud ee Raasiga Berbera, kaasi oo dhawaan Dad Xukuumadihii hore siisay hawlo ka bilaabeen. Shir-jaraa’id oo Wasiirka Hawlaha Guud ku qabtay Xafiiskiisa Hargeysa…

Read More

Ra’iisal-wasaaraha Somalia Xasan Khayre oo Isku-shaandhayn Ku Sameeyay Xukuumaddiisa iyo Dareennada Ku Xeeran

Muqdisho 04. January 2018 (SDN/QJ):-Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa xilalkii ka qaaday Saddex wasiiro ka tirsanaa xukumadda Soomaaliya, isaga oo magacaabo Wasiirro cusub oo buuxin doona xilalka ay Banneeyeen saddexda Wasiir. Ra’iisal wasaare kheyre ayaa xilalkii ka qaaday Wasiirkii arrimaha dibeda Yuusuf Garaad Cumar Axmed, Wasiirkii arrimaha gudaha Cabdi Faarax Juxa iyo…

Read More

Maayarka Caasimadda Oo Dawladda Dhexe Ku Wareejinaya Wixii Dhul Dan-guud Ah Ee Dawladda Hoose Gacanta Ku Haysay

Hargaysa 04. January 2018 (SDN/QJ):- Maayarka Magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko), ayaa sheegay inay Dawladda dhexe ku wareejinayaan Dhulka Danta Guud ee ay hadda Gacanta ku hayaan. Maayarka oo Shalay Shir-jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Hargeysa ayaa yidhi “Dhulka Danta Guud waxaanu ku wareejinaynaa Hay’adaha Dawladda ee ay khusayso Annaga oo sii marinayna Xafiisyada Sharci…

Read More

Guddi Hoosaad Wakiillada Ah Oo Baadhaya Sidii Loo Kharash-gareeyay Miisaaniyad-sannadeedkii 2016-ka Oo Golahaa Hor-taalla

Hargaysa 04. January 2018 (SDN/QJ):- Guddiga ilaalinta iyo Daba-galka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Shalay kulan la yeeshay Hanti-dhowraha Guud iyo Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Somaliland, waxayna ka wada-hadleen Xisaab-xidhka Miisaaniyad-sanadeedkii 2016-ka oo Hor-taalla Golaha Wakiillada. Kulankan Saddex Geesoodka ah oo Albaabbadu u xidhnaayeen, ayaa markii uu soo dhamaaday waxa ujeeddadiisa faahfaahiyey Guddiga…

Read More

Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Oo Sheegay In Aanay Wax Weyn Ahayn In Wasiir Soomaaliya Ka Socdaa Yimaaddo Gobolka Sanaag DAAWO

Hargaysa 04. January 2018 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Dawladda Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo socdaal ku tagay Magaalada Badhan ee Bariga Gobolka Sanaag ee Somaliland, ayaa halkaa dib uga noqday Shalay isla-markaana gaadhay Magaalada Dhahar oo ah Xuduudka Somaliland iyo Soomaaliya. Wasiirka Qorshaynta Qaranka oo Socdaalkiisa Badhan uu Xad-gudub ku ahaa Somaliland, isla-markaana Ciidammada…

Read More

Madaxwayne Muuse Biixi Oo Sheegay In Dhalinyarada Timaha La Baxday Laga Xiirayo Kuwa Surwaalka isku Dhajinayana Mid Kaakiya Oo Adag Loo Xidhayo DAAWO

Hargaysa 01. January 2018 (SDN/QJ):- Madaxwayanaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in uu talaabo qaadi doono dhalinyarada timaha la baxda,kuwa dharka ku dhagan xidhan iyo dhaqamada shisheeye ee wadamada dibaada laga soo waarido oo dalka ku soo badanaya  mudooyinkan danbe Somaliland. Hadalkan ayaa madaxwaynaha Somaliland ka soo yeedhay xiligii lagu jiray ololaha doorashada…

Read More

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Dhanbaalkiisa Curashadda Sannadka Cusub ee 2018

Hargaysa 31. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu Hambalyo iyo Salaan ku saabsan munaasabadda Sannadka Cusub ee miilaadiga 2018-ka awgeed u dirayaa dhammaanba Shacbi weynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee ku dhaqan gudaha iyo dibedda dalka.   Madaxweynuhu mar labaad waxa uu Munaasabada Sannadka Cusub oo ka mid ah munaasabadaha Fasaxa Qaran…

Read More

Wasaaradda Shaqo gelinta Somaliland oo Habeenkii Xalay Hawl gal ka Samaysay Dooxa Weyn ee Hargaysa Iyo Darbi Jiif la Xareeyay DAAWO

Hargaysa 31. December 2017 (SDN/QJ):-Hawlgal ay habeenkii xalay ka samaysay Wasaaradda Shaqo-qelinta qaranku dooxa magaaladda Hargaysa ayay ku xaraysay 14 ka mid ah Caruurta darbijiifka ah kuwaas oo lagu daryeelayo xarunta dhaqancelinta ee xaafada Maxamed Mooge. https://www.youtube.com/watch?v=Kt4Xr92ypJA&feature=youtu.be

Read More

‘’Maayarka Hargaysi Waxaa Uu Ka Dhigay Dowladdii Hoose Shirkad Uu Gaar U Leeyahay” Xoghayaha Fulinta Dowladda Hoose DAAWO

Hargaysa 28. December 2017 (SDN/QJ):-Xoghayaha fulinta Dowladda Hoose ee Hargaysa Cali Xasan Cawaale ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Khilaaf xoogan oo ka dhex abuuran isaga iyo Maayarka Hargaysa Cabdiraxaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” waxaanu sheegay in maayarku qarashka dowlada hoose si aan sharci ahayn u istcmaalo oo shaqaalahii bilaa mushar yahiin.

Read More