Webmaster

Maamulka Gobolka Salal & Saraakiisha Ciidamadda Booliska Iyo Qaranka oo Kormeer Ku soo Maray Deegaano ay Duqeeyeen Diyaarado Dagaal Iyo Wixii ay Soo Arkeen DAAWO

Saylac 23. June 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Salal Md, Axmed Maxamed Xaashi oo ay wehelinayaan taliye ku xigeenada ciidanka booliska iyo ciidanka mulatariga ee Bariislay ayaa kormeer ku tagay deegaano kamid ah gobolkaasi, oo maalmihii u dambeeyey diyaarado aan haybtooda la garanayn rasaas ku garaacayeen. https://www.youtube.com/watch?v=_HyJTh2WoKs

Read More

Somaliland Maxay ka Tidhi Diyaarado Dagaal oo Duqaymo ka geystay Gobolka Selel? “Qumacyadii baannu geynaynaa Jabuuti” DAAWO

Hargaysa 23. June 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inay baadhitaan ku waddo Diyaarado Duqaymo ka geystay habeennadii u dambeeyey deegaanno kala duwan oo ka tirsan Dhul-daaqsimeedka iyo Xeebta Saylac ee gobolka Selel, kuwaas oo aan weli si rasmi ah loo aqoonsan dawladda ama dalka leh. Diyaaradahaas duqaymaha geystay oo Cabsi iyo argaggax badan ku…

Read More

Gabdho Soomaaliyeed Oo Dalbaday In La Toogto Ama Magan Galiyo La Siiyo Iyo Waxaa Ay Qoonsanayaan DAAWO

Muqdisho 23. June 2017 (SDN/QJ):-Kadib markii haween ka tirsan ciimada Seerdija ay shaqadii ka ruqseysay ayaa waxaa baaqyo cabasho ah ka soo saaray haweenkii ay saameynta ku yeelatay shaqadaasi laga fadhiisiyay. Haweenkan askarta ah oo da’kasta iyo daraja kasta leh ayaa dawlada Soomaaliya go’aan ku gadhay inaanay ka sii mid ahaaneynin ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed,…

Read More

Ma Jiraa Dariiqyo Lagu Xakamayn Karo Sicir Bararka Ka Taagan Suuqyada Somaliland? DAAWO

Hargaysa 23. June 2017 (SDN/QJ):- Dhawrkii Bilood ee u danbeeyay Waxaa Suuqyada Somaliland ka Taagnaa Sicir barar Xadhkaha goostay Kaas oo Saamayn Ku yeeshay nolosha Mujtamaca. Sicir bararkan ayaa ka dhashay Hoos u dhac xoogan oo Ku yimid Shilling Somaliland Iyo Kor u Kac Weyn oo ku Yimid Qiimaha Lacagta Dollarka. Go’aamo dhawr ah oo…

Read More

Nuxurka Inqilaabka Lagu Dhuftay Dhaxalsugihii Boqortooyada Sucuudiga DAAWO

Riyadh 23. June 2017 (SDN/QJ):-Boqorka Dalka Sacuudiga ayaa isbadal weyn ku sameeyay qaabka dhaxalka Boqortooada dalkaasi, waxa uuna Wareegto uu soo saaray ku eryay amiir Maxamed Bin Nayef oo ahaa ninka iska lahaa dhaxalka Boqortooyada. Boqor Salmaan Bin Cabdul Casiis, ayaa wareegto kasoo baxday xafiiskiisa darajada Dhaxalka Boqortooyada uga qaaday amiir Maxamed Bin Nayef, waxa…

Read More

Khilaaf ka taagnaa Ceelasha Biyaha Botor ee Gabiley ka Cabto oo Xal laga Gaadhay & Maamulka oo ka hadlay DAAWO

Gebiley 23. June 2017 (SDN/QJ):-Khilaaf ka taagnaa Ceelasha Biyaha Botor oo ah Ceelasha ay Gabiley Biyuhu uga yimaaddaan, Khilaafkaas oo u dhexeeyey Maamulka Dawladda ee gobolkaas iyo Dad Shacab ah oo Deegaanka deggan oo qaarkood Shaqaale ka ahaayeen Ceelashaas, ayaa la soo afjaray. Masuuliyiin Dawladda ka tirsan oo Maayerka degmada Gabiley ka mid yahay, Taliska…

Read More

‘’Sicir Bararku Waa Aafo la Bilaabantay Xukuumadan,Waana Aafo ay Inagaga Tegayso’’ Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani

Hargaysa 23. June 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani Cismaan Afgaab Nuur, ayaa hadlay sicir bararku heerka uu ka marayo Somaliland, waxaanu sheegay in Masuuliyadda Sicir bararka ay sabab u tahay Xukuumadda, waxaanu tilmaamay qiimo dhaca ku yimid shilinka Somaliland inay sabab u tahay Xukuumaddu. Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani Cismaan Afgaab…

Read More

Qiimaha Sarifka Dollarka oo Gaadhay Halkii Ugu Saraysay,Amaradii Iyo Qorsheyaashii Xukuumadda oo Fashilmay

Hargaysa 23. June 2017 (SDN/QJ):- Qiimaha sarrifka dollarka ee suuqyada Hargeysa ayaa u muuqda inaanu sare u kac mooyee jirin wax hoos u soo noqonayaa, waxaanu halkii dollar marayaa halkii abid ugu saraysay oo ah in halkii dollar laguugu bedelayo 9500 oo ah lacagta Somaliland, halka markaad lacagta Somaliland sidato laguugu bedelayo 9600 halkii dollar….

Read More

Qareenadii Kiiska Dilka ah Ee ugu Layaabka Badna Ee Ceerigaabo Ka Dhacay Oo Hadlay & Baaq loo Diray Guddida Caddaalada ee Heer Qaran DAAWO

Ceerigaabo 23. June 2017 (SDN/QJ):- Sadex Qareen oo Ku Sugan Magaaladda Ceerigaabo ayaa Ka hadlay Dil la Yaab leh oo Ka dhacay Magaaladda Ceerigaabo Waxayna eedaymo u soo Jeediyeen Dhinacyo ka Mid ah Kuwa Kiiskan ku eedaysan Isla markaana Jidh dil loo gaystay Xubno ka Mid ah Qareenada. Waxay Sadexdan Qareen Ku doodeen in Xeer…

Read More

Mudane C.raxmaan Talyanle oo Ka Hadlay Wada Hadaladii Iyo Heshiiskii Somaliland Iyo Khaatumo

Hargaysa 23. June 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Cabdiraxmaan Talyanle), sidoo kalena ka tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Waddani, ayaa ka hadlay shirkii dhawaan dhexmaray Xukuumadda Somaliland iyo Maamulka Khaatumo ee lagu soo gunaanaday shirarkii dhawrka ahaa ee dhexmaray, waxaanu sheegay inuu taageersan yahay shirkan iyo qodobadii ka soo baxay, waxaanu tilmaamay inuu aad ugu faraxsan…

Read More

Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia Xasan Cali Kheyre Oo Soo Saaray Amar Ka Farxiyey Shaqaalaha Dowlada Soomaaliya!!!

Muqdisho 23. June 2017 (SDN/QJ):-Wasiiru Dowlaha Maaliyadda Somalia Maxamuud Xayir Ibraahim, oo ay wehliyaan Wasiirka Warfaafinta Eng. Abdiraxman Cumar Osmaan Yarisow, Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Axmed Yusuf Muumin Siraaji ayaa kormeer howleed ku tagay Bankiga Dhexe si ay uga qayb qaataan dadajinta mushaharka shaqaalaha ee bisha May oo Ra’iisul Wasaare kheyre amray in la bixiyo…

Read More

Guddida Wanaag Farista Oo Fariin U Diray Dhallinyarada,Ganacsatada Dalka & Laamaha Amaanka Somaliland

Hargaysa 23. June 2017 (SDN/QJ):- Guddida Wanaag Farista iyo Xumaan Reebista Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa Shir Jaraa’id oo ay ku qabteen Xafiiskooda Magaalada  Hargeysa, waxay baaq ugu direen  qaybaha kala duwan ee bulshada  iyo Laamaha amaanka . Guddoomiye ku xigeenka Wanaag Farista iyo Xumaan Reebista Somaliland ,Xaaji Cawil Xuseen Cali  ayaa dhallinyaradda u digay gaar ahaan…

Read More

Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Mudug oo sheegay in ay hayaan xog ku saabsan Weeraro ay qorsheenayaan Al Shabaab

Mudug 23. June 2017 (SDN/QJ):- Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Mudug  Gaashaanle Sare Aadan Nuur Qaal oo warabaahinta kula hadlay Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu ka hadlay Xaalada Amaan ee Gobalka Mudug gaar ahaa Magaalada Gaalkacyo. Taliyaha oo dhawaan loo magacaabay xilka uu hayo ayaa waxa uu ka hadlay waxqabadka muda kooban uu xilka taliyaha Qaybta…

Read More

Dowlada Somalia Oo Mamnuucday In Dalka La Keeno Nooc Ka Mid Ah Gaadiidka & Xog Ku Aadan Sababta amarkani ku Yimid

Muqdisho 23. June 2017 (SDN/QJ):- Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo dhulka dowlada Soomaaliya ayaa soo saartay amar lagu mamnuucay in dalka la keeno nooc ka mid ah gaadiidka yar yar ee raaxada.   Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo dhulka ee xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Wasaarada ay mamnuuceyso in Gudaha Soomaaliya la keeno Gawaarida dhanka…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Gaadhay Dalka Ugandha,Xog Ku Aadan Ujeedka Socdaalkiisa Iyo Maqaam Hoose oo Lagu Soo Dhaweeyay DAAWO

Kampala 23. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda.   Booqashadan ayaa ka dambeysay kaddib markii uu casuumaad rasmi ah uu ka heley dhigiisa Uganda Yoweri Museveni. Madaxweynaha iyo wafdiga la socda oo booqashada ay qaadan doono muddo labo cisho ah…

Read More

Masrixiyad Ku Saabsan Khuraafaadka ay Somalidu ka Aaminsan Tahay Laylatul Khadarka DAAWO oo Ha Qoslin

Hargaysa 23. June 2017 (SDN/QJ):- Tobanka Cisho ee u danbeeya Bisha barakaysan ee Ramadaaan Waxaa ku Jira Habeen ka khayr badan Kun Sannadood Waa Habeenka Laylatul Qadri Kaas oo Nebigeenii Muxamed NNKH uu u banbixi jiray Citikaaf iyo Cibaado badan Maadaama habeenkaasi uu Fadli badan leeyahay Isla Markaana ummada Islaamka uu Nebigu ku dardaaray inay…

Read More