Webmaster

Xaalada Sariifka Oo Halkii Ugu Saraysay Abid Gaadhay Somaliland & Rajo dhiga Shacabka ee Talaabooyinkii Xukuumadu Shaacisay

Hargaysa 20. June 2017 (SDN/QJ):- Shacabka Oo Ilaa Hada Ku Jahawareeray Balan Qaadyo Been U Badan Oo Ka Soo Baxaya Banka iyo Wasaarada Maaliyada Somaliland ayaa Ilaa hada Ku Guul Daraystay, In ay Xal Ka Gaadhan Sariifka, Dadka Dhaqaalaha Ka Faalooda Waxay qireen in Labada Masuul Ee Madaxweyne Siilanyo U Magacabay  Maaliyada Iyo Banka Ay…

Read More

Jabuuti Oo Sheegtay In Eratariya La Wareegtay Jaziirad Ay Ku Muransan-yihiin Iyo Midowga Afrika Oo Hadlay Xiisaddan

Addis Ababa 20. June 2017 (SDN/QJ):- Midowga Afrika ayaa Mar Kale ugu baaqay dowladaha Jabuuti iyo Ereteria in ay xasilooni muujiyaan, ka dib markii dowladda Jabuuti ay deriskeeda Asmara ku eedeysay in ay la wareegtay  Dhul ku yaalla Xuduudka labada oo ay ku muransan yihiin. Wasiirka Arimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa sheegay in…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya  Oo Wada Hadal Iyo Dib u Heshiisiin Ugu Baaqay Al Shabaab DHAGAYSO

Muqdisho 20. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi farmaajo ayaa waxa  uu wada hadal  iyo dib u heshiisiin  waxa uu ugu baaqay masuuliyiinta Sar sare ee Al shabaab. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Dowlada Soomaaliya ay diyaar u tahay Wada hadal ay la gasho ee Al shabaab si loo Badbaadiyo dhiiga Shacabka Soomaaliyeed Daadanaya…

Read More

Xiisadii Diblomaasiyadeed Ee Wadamada Khaliijka Oo Cirka Isku Sii Shareertay Iyo Boqortooyada Sucuudi Carabiya Iyo Imaaraadka Oo La Sheegay Inay Ogolaadeen Baasaboorka Somaliland

Hargaysa 20. June 2017 (SDN/QJ):- Waxa cirka isku sii shareeray khilaafkii Dibblomaasiyadeed ee wadamada Khaliijka ka dhex qarxay,iyada oo dhawr wadan oo khaliijka kamid ahina ay go’doon galiyeen dalka Qadar oo ay ku eedeeyeen inay taageeto kooxaha Argagixisada. Warar xog ogaal ah oo aan helayno ayaa waxay sheegayaan in khilaafkaa Diblomaasiyadeed uu wadamada Khaliijku uu…

Read More

Somali: Ciidanka Loogu Magac daray Xasilinta Amniga oo Qaaday Talaabooyin aanay Jelaysan Shacabka Muqdisho!!!

Muqdisho 20. June 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada amaanka Soomaaliya ayaa xiray jidcadeyaasha soo gala qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo arrintan aysan jecleysan shacabka caasimada. Tallaabadan ayaa timid ka dib weerarkii lagu hoobtay ee habeeno ka hor ka dhacay Maqaayadaha Pizza House iyo Posh Traets oo ku yaalla degmada Hodan. Dhagxaan shub ah iyo…

Read More

Askar ka tirsan Milateriga Somalia oo ku Dhaqaaqay Talaabo aan Looga Baran

Muqdisho 20. June 2017 (SDN/QJ):- Ciidamo ka tirsan Mileteriga Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ku dhaqaaqay talaabo lagu farxo oo lama filaan ka noqotay dad badan. Askar ka tirsan guutada 60-aad ee Miletariga Somalia ayaa lacago ay ka jareen mushaharkooda u qeybiyay barakacayaal ku nool degmada Howlwadaag ee gobolkan Banaadir.   Ciidamada ayaa waxay siinayeen…

Read More

Taliyaha Ciidamada Difaaca Puntland oo Bogaadin ujeediyay Ciidamada Ku sugan Buuraha Galgalo DHAGAYSO

Garowe 20. June 2017 (SDN/QJ):- Taliyaha Ciidamada Difaaca Puntland  Janaraal Siciid Dheere ayaa waxa uu bogaadin u jeediyay Ciidamada Difaaca Puntland ee kusugan Buuraha Galgalo kuwaas oo dagaal xoogan kula jira Al shabaab. Taliyaha oo qayb ka ahaa wafdi Wasiiro ah oo gaaray Galgalo ayaa waxa uu sheegay in ay halgameen Ciidamada kusugn Buuraha Galgalo…

Read More

‘’Markuu  Hoggaanku Asqoobo, Bulshaduna Way Wajaqdaa’’ Siyaasi C.raxmaan Caddami

Hargaysa 20. June 2017 (SDN/QJ):- Muddo sideetan sannadood ah Somaliland waxa xukumayay boqortooyadii Ingiriiska. Horumarka dalka iyo in bulshada loo adeego waxa mudnaanta ka lahaa danaha boqortooyadu ka leedahay Somaliland sidaa daraadeed bulshadu umay arkayn maamul iyaga ka wakiil ah. Gobanimadii iyo israacii Soomaaliya ka dib dawladihii rayidka ahaa Somaliland umay dhaamin gumaysigii Ingiriiska, saraakiishii…

Read More

Ciidanka Waddanka Ciraaq oo Guluf Ciidan Ku ekeeyay Magaaladda Qadiimiga ah ee Mosul & Sida Kooxda Daacish Isugu Adkaynayso Magaaladaasi

Mosul 20. June 2017 (SDN/QJ):- Ciidanka Qaranka Ciraaq ayaa weerar culus ku haya magaalada Mosul qaybteeda qadiimka ah, dagaalka oo galay maalintii koowaad ee ay ciidanka Ciraaq ku doonayaan inay dib uga qabsadaan magaalada kooxda ISIS. Ciidanka qaarka ah ee Ciraaq iyo booliska Fadaraalka ayaa ka ruqaansaday galbeedka iyo koonfurta magaalada ayaa la kulmaya iska…

Read More

Wax Ka Baro Fadliga Qur’aanka Kariimka ah Akhrintiisa Bishan Ramadaan oo ah Bishii Qur’aanku soo Degay DAAWO

Hargaysa 20. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaynu Ku Jirnaa Ayaamihii Ugu Danbeeyay ee Bishii Barakaysan ee Ramadaan oo Koobsatay Fadaa’il Tiro badan isla markaana uu Alle SWT ugu Talo galay inay ka faa’iidaystaan adoomihiisa Muslimiinta ah ee adeecay. Waana bishii qur’aanka kariimka ahi soo degay. Waxaa Darsigan Soo Jeedinaya Sh.Cabdirashiid Cali Suufi Xafidahullaah

Read More

Weligaa Ma Ka Fikirtay Sababta Dadka Qaarkiis Ugu Naaxaan Bishan Barakaysan ee Ramadaan & Qaabka ugu Haboon ee Looga Feejignaan Karo

Hargaysa 20. June 2017 (SDN/QJ):- In kasta oo bisha Ramadaan ay dadka soomaa saacado aad u badan cunt iyo biyo laa’n ku joogaan, gaar ahaan marka ay sida sannadahan u dambeeyey dhacayey ay k usoo hagaagto bilaha xagaaga. Haddana waxaa marar badan oo kale dhacda in la arko dad Ramadaanka ku sii naxaa, halkii laga…

Read More

Dalxiisayaal Reer Galbeed ah oo Lagu Weeraray Dalka Maali & Cida Weerarka ka Danbaysay

Mali 20. June 2017 (SDN/QJ):- Dalxiiseyaal reer Galbeed ahaa oo ku sugnaa dhul-dalxiis ayaa lagu weeraray dalka Maali. Waxa weerarka geystay niman hubeysan, sida ay baahisay wakaalada wararka ee Reuters. Dad ka ag-dhawaa goobta ay toogashadu ka dhacday ayaa sheegay inay maqlayeen xabbad ka dhacaysa goob qurux badan oo dalxiiska loo tago. Afhayeen u hadlay…

Read More

Korneyl Ka Tirsan Ciidanka Qaranka iyo Xildhibbaano Ka Tirsan Dawladda Hoose ee Hargeysa oo Isku Haysta Dhul Dan Guud ah oo Ku Yaala Xaafadda Shacabka oo La Baloodheystay DAAWO

Hargaysa 19. June 2017 (SDN/QJ):- Muuqaal si qarsoodi ah loo soo duubey, ayaa soo bandhigay Korneyl ka tirsan ciidamada Qaranka Somaliland iyo xoghayha dawladda hoose ee Hargeysa oo ay welinayaan xildhibbaano ka tirsan golahaasi oo isku haysta sida oo kale na ku muransan lahaashiyaha dhul ku yaala degmada 26ka Juun ee magaalada Hargeysa. Korneylka, ayaa…

Read More

‘’Dhulbahante Hargaysa Waxba Loogama yeedhin karo,Dadkan Waa La haystaa Nin La Haysto Dhiibistiisuna Duco uma Baahna Waxa loo Dirsaday Waxay ahayd in la Xoreeyo,Markaa Heshiis waxan lama Odhan Karo’’ Garaadka Guud ee Dhulbahante DAAWO

Buuhoodle 19. June 2017 (SDN/QJ):- Garaadka Guud ee Beesha Dhul bahante ayaa Qaadacay Wada hadaladii Magaaladda Hargaysa ay Ku yeesheen Xukuumadda Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo ee uu Hogaamiyo Prof Cali Khaliif Galaydh. ‘’Dhulbahante Hargaysa Waxba Loogama yeedhin karo,Dadkan Waa La haystaa Nin La Haysto Dhiibistiisuna Duco uma Baahna Waxa loo Dirsaday Waxay ahayd in la…

Read More

Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo Hada Ka Hadlay Cidda Lahayd Erayada iyo Laxanka Heesta Soomaaliyeey Toosoo Isku Tiirsada oo uu Sheegtay Abwaan Reer Koonfureed ahi DAAWO

Hargaysa 19. June 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Boobe Yuusuf Ducaale sida oo kale na ah taariikh ururiye kuna xeel dheer gabayada, suugaanta iyo fanka Soomaaliyeed oo si weyn loogga yaqaano guud ahaan Soomaalida dhexdeeda, ayaa si cad u soo bandhigay ciddii sameysay erayada iyo weli ba laxanka heesta “Soomaaliyeey Toosoo Isku Tiirsada.”, oo muddooyinkii dambe ay…

Read More

Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika oo Ka Hadlay Xiisadda Jabuuti iyo Eriterea Iyo Ciidamo Eriterea ah oo Qabsaday Qaybo Ka Mid ah Dhulka Jabuuti DAAWO

Jabuuti 19. June 2017 (SDN/QJ):-Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika ayaa ka hadlay xiisada ka soo cusboonaatay dalalka Jabuuti iyo Eritrea, kaddib markii Ciidamada Eritrea ay qabsadeen dhulka lagu muransan yahay ee xuduuda labada dal ay wadaagaan. Afhayeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaa sheegay in xiisada u dhaxeysa dalalka Khaliijka ay sababtay inuu dib u…

Read More

Maxkamadda Darajada Kowaad ee Ciidanka Somalia Oo Xukun Dil ah Maanta Ku Riday Askarigii Dilay Wasiirkii Hawlaha Guud Cabaas Siraaji DAAWO

Muqdisho 19. June 2017 (SDN/QJ):-Maxkamadda Darajadda Kowaad ee Ciidanka Qalabka Sido ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku riday mid ka mid ah eedeysanayaashii loo heystay dilkii wasiirkii Howlaha Guud iyo dib u dhiska Marxuum Cabbaas Siraaji. Dacwadan oo todobaadkii hore la soo gabagabeeyay kaddib markii ay maxkamadu dhageysatay kiiska, ayeey ugu danbeyntii maanta go’aan…

Read More