Webmaster

    Wasiirka Cadaalada Somaliland oo ka hadlay Burcad badeeda dalka la keenay

    Hargeysa April 04,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Cadaalada ee Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid ayaa Maanta faahfaahin ka bixiyay Maxaabiis Budhcad badeed ah oo ay dawlada Sishalis ku soo wareejisay Xukuumada Somaliland si ay Xabsigooda ugu dhamaystaan jeelasha dalka. Wasiirka Cadaaladu waxa uu xusay in Somaliland iyo beesha caalamku ay ka wada shaqaynayeen mudo dheer isdhaafsiga maxaabiista Budhcad…

    Read More

      Raashin Gargaar ah oo maanta loo qeybiyada dadka ku nool degaanada Xeebaha ee Saaxil

      Hargeysa April 04,2012(SDN)-Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Maxamud Cali Saleebaan “Ramaax” iyo Mas’uuliyiin kale ayaa Maanta Deeq raashin ah gaadhsiiyay dadka ku nool deegaanada dhinaca xeebaha ee Gobolka Saaxil. Waxaa deeqdan oo dhamayd Lixdan Tan oo raashin kala duwan ah dalka keentay hay’ada Islamic Relief Origination iyadoo loogu talo galay deegaamada xeebta bariga iyo galbeedka ee gobolka…

      Read More

        Jaaliyada UK ee reer Somaliland oo qalab ugu deeqay ciidamada Wadooyinka Togdheer

        Burco April 04,2012(SDN)-Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Togdheer Saleebaan Ducaale Ubaxle “Dhego-Cade” ayaa Maanta kala Wareegay qalab ay adeegsadaan Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka haweenkan oo ka mid ah Jaaliyada Somaliland ee ku nool Magaalada Manchester ee Cariga Ingiriiska. Deeqdan qalabka ah oo isugu jirta agabyada kala duwan ee ay isticimaalaan ciidanka ilaalada nabadgalyada wadooyinka wuxuu taliyuhu…

        Read More

          Taliyaha Ciidamada Somaliland oo booqday aagagii dhawaanta dagaaladu ka dheceen

          Ganbadha April 03,2012(SDN)-Taliyaha ciidamada Qaranka Somaliland General Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqale) oo hogaaminaya Saraakiil sarsare oo ciidanka ka tirsan ayaa saaka waabarigii booqday goobihii dhawaantu dagaalada ka dheceen ee Sool iyo Buuhoodle. Taliyaha ciidamada Somaliland ayaa goobaha warbixino uga dhegeystay abaanduuleyaasha ciidanka ee dagaalada dhawaanta la galay kooxo degaanka ah. Taliyaha ayaa ciidamada ku amaanay…

          Read More

            Maamul-gobolleedka Puntland oo qirtay xaddiga khasaare ee ka soo gaadhay gacantii ay Maleeshiyada Buuhoodle ka siiyeen dagaal ay ciidanka Qaranku ku jabiyeen

            Hargeysa 04, April 2012 (Qurbejoog.com)- Maamul-gobolleedka Puntland oo hore u sheegtay in ciidankoodu ka barbar dagaalameen maleeshiyaadka Buuhoodle ee 1-dii bishan ay ciidanka qaranka Somaliland dagaalka kula galeen degaanka Sool-joogto, ayaa qiratay xaddiga khasaare ee ka soo gaadhay gacan-siintii maleeshiyaadkaas. Wasiirka Kalluumaysiga Puntland Mr. Maxamed Aaden Faarax, ayaa ka hadlay khasaaraha dhinacooda ka soo gaadhay…

            Read More

              Islamist rebels bomb Somali theatre, killing 6

              At least six people, including two of Somalia’s top sports officials, were killed when a female suicide bomber struck a ceremony at Mogadishu’s national theatre in an attack Islamist insurgents said was aimed at killing senior government figures. Al Shabaab rebels claimed responsibility for the blast on Wednesday that killed the heads of Somalia’s soccer…

              Read More

                Qaraxyada Soo noqnoqday ee Soomaaliya iyo dareenka Shacabka Somaliland ee ku wejahan wadahadal dhexmara labada dhan

                Hargeysa April 04,2012(SDN)-Shacabka reer Somaliland ayaa naxdin ku qaabilay qaraxyada soo noqnoqday ee Soomaaliya khaasatay kii maanta dhacay ee lagu laayay Masuuliyiinta ka tirsan DFKMG ah ee Soomaaliya. Dadaka isugu yimaada goobaha lagu khaxweeyo iyo fagaareyaasha doodaha siyaasadeeed ayaa waxa hadal heynta u badani ay aheyd sida xaalada amni ee Soomaaliya ay u saameyn kareyso…

                Read More

                  For Immediate Release Prime Resources Limited Petrosoma Limited

                  Prime Resources and its affiliate company, Petrosoma is pleased to announce a joint venture between Petrosoma and Jacka Resources, an Australian oil exploration company quoted on the Australian Stock Exchange. To facilitate the joint venture, Prime assigned it rights in the production sharing agreement with the government of Somaliland for the oil block formally known…

                  Read More

                    Qaraxii Maanta Muqdisho iyo Tiiraanyada Bahda Ciyaaraha Soomaaliyeed

                    Muqdisho April 04,2012(SDN)-Waxa Maanta Mgaalada Muqdisho Qarax ismiidaamin ah ku geeriyooday Guddomiyihii Olypiga Soomaaliyeed iyo madaxa xiriirka Kubedda cagta Soomaaliya oo ka qeybgalayay munaasibad loo sameeynayay sanad guuradii kowaad ee TVga Soomaaliya. Mudenayaasha ku geeriyooday qaraxa maanta ee Adan Yebaroow Wiish iyo Siciiid Mugaaanbi ayaa waxa si weyn uga naxay guud ahaan bahda Ciyaaraha Soomaaliyeed….

                    Read More

                      Wasiir ku-xigeenka Amniga oo ka hadlay Shuruuc ay u gudbiyeen Golaha Wasiiradda

                      Hargeysa, 04, April 2012 (SDN)- Wasiir ku Xigeenka Amniga Qaranka ee Wasaarada Arrimaha Gudaha ee  Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa Maanta cadeeyay in Golaha Wasiirada ay u gudbiyeen Xeerka Ciidanka Booliska isla markaana ka hadlay arrimo ku saabsan nabadgalyada guud ee Qaranka. Wasiir ku Xigeenka Amniga Qaranka oo Xogwaran siiyay Idaacada Radio Hargeysa ee ku…

                      Read More

                        Mitt Romney oo noqonaya hogaamiyaha Xisbiga Jamhuuriga ee la tartami doona Obama

                        Maryland April 03,2012(SDN)-Tartanka Musharaxnimada madaxweynenimoee xisbiga Jamhuuriga ah ee dalka Mareykanka ayaa u muuqda mid soo afmeermaya,ka dib guul baaxad leh oo uu gaadhay Mitt Romney xalay. Romney ayaa ku guuleystay tirada u badan ee xubnaha Jamhuuriga ee sadexda Gobol ee Wisconsin,Maryland iyoDC. Musharaxa kale ee Santoroum ayaa u muuqda ruux aan quusan balse waxa dhawaan uu…

                        Read More

                        Barcelona Iyo Bayern oo Guryahoodii u Kala Direy Ac Milan Iyo Marsseile.

                        Barcelona-April-04-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku falanqeyneynaa koobka horyaalka yurub oo si habsami ah u socda. Waxaa hore loo soo ciyaarey lugtii hore oo ay soo badiyeen Bayern Munich,Real Madrid,Chelsea,Barcelona waxay barbardhac la gashey Ac milan taas oo qaarna faraxsanyihiin qaarna wadnaha farta ku haya. Haddaba Akhyaartay ciyaarihii caawa foodda la isla galey oo ahayd lugtii…

                        Read More

                          Dr, Gaboose: Maxaa iiga Soo dhex Baxay Jawaabihii, Qoraalkii, Cinwaankiisu Ahaa Dr, Gaboose Hogaamiyaha Keliya ee Xilka ka qaadi kara halka Siilaanyo Kaga Tago

                          Marka Hore Waxa aan ahay Shiqsi Madaxbanaan ( Independent politician) oo Ka Madaxbanaan Qabyaalad, nin Jeclaysi, iyo Xusbiyaysiba. Qoraalkii aan cabirtay Fakarkayga, Kaas oo aan ku bayaamiyey in Dr, gaboose Yahay Shiqsiga Keliya ee bedeli kara Axmed Siilaanyo ee Jooga Wadankii imunka , Qoraalkaas ayaa Waxaa iiga soo dhex Baxay Jawaabo badan. Waa Marka Koowaad,…

                          Read More

                            Somali Refugee Returns to Homeland, Runs for President

                            Lewiston, Maine (MMD Newswire) April 3, 2012 — Originally hailing from one of Somalia’s major clans, Said Issa Mohamud, made official his candidacy for President of Somalia and now plans to help transition his homeland to a fully functioning modern democratic state. Mohamud left Somalia in 1991 when its government collapsed, and moved his family…

                            Read More

                              A Taste of Hope in Somalia’s Battered Capital

                              MOGADISHU, Somalia — Up until a few weeks ago, all visitors who landed at Aden Abdulle International Airport in Mogadishu were handed a poorly copied, barely readable sheet that asked for name, address — and caliber of weapon. No more. Now visitors get a bright yellow welcome card that has no mention of guns and…

                              Read More

                                Darawlakii Fooxle Oo Qarxiyay Sir Culus Oo Musuq Maasuqa iyo cadalad darada ay ku xidhanyihiin masuliyiinta xaqdarada ugu xidhan siilaanyo oo la xidhiidha rashinka madaxtooyadu lunsatay

                                Darawlakii Fooxle Oo Qarxiyay Sir Culus Oo Musuq Maasuqa iyo cadalad darada ay ku xidhanyihiin masuliyiinta xaqdarada ugu xidhan siilaanyo oo la xidhiidha rashinka madaxtooyadu lunsatay . Faysal Aaden Bojaar oo ahaa dirawalkii gaadhiga taliye ku xigeenka booliska Somaliland Cabdiraxmaan Liibaan Fooxle ayaa soo bandhigay dalab kaga yimid Taliye ku xigeenka, kaasi oo la xidhiidha…

                                Read More