Arday Hargeysa Maanta Imtixaan loo gelayay Deeq waxbarasho u fadhiistay
Hargeysa April 07,2012(SDN)-Gudoomiyaha Gudida Imtixaanaadka qaranka Daa’uud Axmed Faarax ayaa maanta shaaciyey inay imtixaankii kala saarista u fadhiisteen arday tiradoodu gaadhayso 243, lagana doonayo inay soo baxaan afartameeyo arday oo deeq waxbarasho ku tegi doona dalka Suudaan. Gudoomiyaha oo xafiiskiisa ugu waramayey Saxaafada ayaa sheegay in si adag loo qaabeeyey qaadista imtixaanaadka lagu kala saarayo ardaydaas,…
