Webmaster

Magacyada Sadex Khabiir oo Xukuumadu u Saartay ka Soo Talo Bixinta Wakhtiga ugu Haboon ee Adeega Zaad lagaga Saari Karo in Lagu Diro Boqol Dollar Wax ka Yar

Hargaysa 31. January 2017 (SDN/QJ):- Guddiga wasiirada ah ee uu Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay inay ka soo tallo bixiyaan wakhtiga ugu haboon ee ay shirkadda Telesom ku fulin karto amarkii dawladda, ayaa saddex xubnood u xilsaaray ka soo tallo  bixinta wakhtiga ugu haboon ee ay Telesom ku fulinayso amarkaas. Guddiga ayaa soo magacaabay saddex muwaadin…

Read More

Doodii Musharaxiinta Madaxweynaha Somalia oo Fashilantay iyo sababta ka dambeysa oo la ogaaday

Muqdisho 31. January 2017 (SDN/QJ):- Waxaa maanta lagu waday in magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta golaha Shacabka dood loogu qabto Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya, Dooda ayaana qorshuhu ahaa in si toos ah loo daawado Telefishinada. Xarunta golaha Shacabka oo dooda ka dhaceysay waxaa ku balansanaa 12-Musharax Madaxweyne in ay ku doodaan si toos…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xafiiskiisa Ku qaabilay Wefti Sare oo Qaramada Midoobay Ka Socda oo Dalka u Yimid Sidii ay Uga Qayb qaadan Lahaayeen Gurmadka Abaaraha DAAWO

Hargaysa 31. January 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefti Ka Socda Qaramada Midoobay oo Dalka u Yimid Sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen Gurmadka iyo Samato bixinta dadka iyo Duunyada ay Abaartu haleeshay.  

Read More

Soomaalida Maraykanka oo Wadnaha farta ku haysa iyo Sharciga cusub ee dalkaas oo loo Sharaxay DAAWO

Washington 31. January 2017 (SDN/QJ):- Soomaalida ku nool gudaha dalka Maraykanka ayaa waxaa si wanaagsan loogu sharaxay sharciga cusub ee uu soo dajiyay Madaxweynaha dalka Maraykanka Mr. Donald Trump kaas oo dad badan ku beeray cabsi hor leh . Sharcigaan cusub oo khuseeya 7 dal oo Soomaaliya ku jirto ayaa waxa uu noqonayaa mid dhibaato…

Read More

Qiimaha Shiidaalka oo Suuqyada Somaliland Kor uga Kacay & Maceeshadii oo Halkeedii Taagan Xili Si Khasab ah lagu Jabiyey Sarifka Dollarka DAAWO

Hargaysa 31. January 2017 (SDN/QJ):- Qiimaha Shiidaalka ayaa Mar Qudha Kor u Kacay 10 Liter ee Baatroolka ah oo Markii hore taagnaa 7 Dollar ayaa hada Maraya 8 Dollar,Shirkadaha Maamula Haamaha Kaydka Shiidaalka ee Berbera Ayaan ka hadlin Sababta keentay Kor u Kaca Shiidaalka,Sidoo kale Xukuumada ayaa ilaa hada Xal ka gaadhin is waafajinta hoos…

Read More

‘’Hadaanu Roobku Di’in Lagama Hadli Karo Doorasho iyo Wixii la Mid ah,Xisbiyaduna Talo ayay soo Jeediyeen,Madaxweynahana ismaanu arag’’ Gudoomiye Saleebaan Gaal DAAWO

Hargaysa 31. January 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Guurtida ayaa beeniyay Warar sheegaya inuu Kulan Gaar ah la qaatay Madaxweyne Axmed Siilaanyo Waxaanu xusay in Xiligan ay dalka ka taagan tahay Xaalad abaareed oo Saamayn ku yeelatay Nolosha dadka iyo Duunyadaba.

Read More

Qaar ka mid ah Askartii Dalka Kenya looga dilay Weerarkii Kulbiyow ee Dalka Soomaaliya oo la soo bandhigay!! DAAWO

Nairobi  31. January 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Kenya ayaa shaaca ka qaaday in kaliya sagaal askari ay kaga dhinteen dagaalkii ka dhacay deegaanka Kulbiyow, hase ahaatee qaar kamid ah saxaafada Kenya ayaa tabineysa in dhimashadu ay gaareyso ilaa 68 askari Kooxda AlShabaab oo weerarkaas qaaday jimcihii lasoo dhaafay ayaa dhankeeda sheegatay in 70 kamid ah ciidamada…

Read More

Sida uu u dhacay Weerarkii Kulbiyow iyo Meydadka Askar Kenyan ah oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada)

Muqdisho 31. January 2017 (SDN/QJ):- Kooxda Al Shabaab ayaa so bandjhigtay sawiro ku aadan sida uu u dhacay Weerarkii maalintii jimcaha ku qaadeen Saldhig Ciidamada Milatariga Kenya ku lahaayeen Deegaanka Kulbiyow ee gobolka Jubada Hoose. Weerarkan Al Shabaab ku qaadeen Deegaanka Kulbiyow waxa ay ku dileen sida ay sheegeen 67-askari oo kattirsanaa Ciidanka Kenya, waxaana…

Read More

Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Soo Kormeeray Dugsiyo Waxbarasho oo Ku Yaala Gobolka Gebilay & Waxa uu ku soo arkay DAAWO

Hargaysa 31. January 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Mudane C.laahi Ibraahin Habane oo ay Weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boosaha iyo Maamulka Heer Gobol iyo Mid degmo ee Gobolka Gebilay ayaa Kormeer ku soo Maray Dugsiyo Waxbarasho oo ku yaala Degmada Arabsiyo ee Gobolka Gebilay.

Read More

Maxay Tahay Shaqooyinka uu Qabto Ururka Badbaaddada Hooyada Iyo Caruurta ee Safe Mother and Child Organisation oo Hargaysa ka Jiraa?

Hargaysa 31. January 2017 (SDN/QJ):- Hoodo Cabdiraxmaan Waa Gudoomiyaha Ururka Badbaada Hooyada iyo Dhallaanka Safe Mother and Child Organisation Loona soo Gaabiyo Samco oo ka Jira Mgaalada Hargaysa. Hoodo Cabdiraxmaan iyo Dr Ilyaas Jibriil oo Xubnaha Ururka ka mid ah ayaa Tafaasiil ka bixiyey Ujeedooyinkii loo aasaasay Ururkan iyo Waxqabadkii u hirgalay ilaa iyo hada…

Read More

Waa Imisa Lacagta kasoo xarootay Diiwaan galinta Musharaxiinta Madaxweyne,Halkeese La Mariyey Dhaqaalihii ka soo Baxay Xildhibaanada Labada Gole?

Muqdisho 31. January 2017 (SDN/QJ):- Guddiga Doorashooyinka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo gabo gabeeyay diiwaan galinta Musharaxiinta dooneysay in ay u tartamaan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya, Halka uu Gudoonka Baarlamankuna Magacaabay Gudi u gaar ah la socodka doorashada waxaana si rasmi ah loo diiwaan galiyay 24-Musharax oo xilkaasi u tartami doona. Musharaxiinta ayaa mid kasta oo kamid…

Read More

Wararkii ugu Dambeeyay ee Internet la,aantii ka jirtay Muqdisho iyo qaar kamid ah gobolada dalka

Muqdisho 31. January 2017 (SDN/QJ):- Xalay ayaa waxaa magaaladda Muqdisho laga dareemayey baahida dhinaca Adeegga Internet-ka, taasi oo saamayn xooggan ku yeelatay dhamaan Xafiisyadda Hay’adaha Dowladda iyo Shirkadaha Khaaska, Xarumaha Xawaaladaha iyo dhamaan dadka macaamilka la ah Adeeggaasi oo dhan . Shirkadaha ugu waa wayn Dalka Soomalaida Sida Shirakadda Isgaarsiinta ee Hormuud oo ka mid…

Read More

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo Xilkii ka Qaaday Xeer Ilaaliyihii Qaranka Dalkaasi!!

Washington 31. January 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dalka Maraykanka Donald Trump ayaa si deg deg ah xilkii uga qaaday ku simaha xeer ilaaliyaha guud ee Maeaykanka Sally Yates. Xilka qaadistan ayaa ku soo beegamaysa ka dib markii ku simaha xeer ilaaliyaha ay amar ku siisay sharciyaqaanada wasaaradda garsoorka ee maraykanka in aanay difaacin amarka madaxweynaha ee…

Read More

Magacyada Muslimiintii lagu dilay Canada iyo Ninkii dilkaasi ka dambeeyay oo la qabtay (Daawo Sawirro)

Quebec 31. January 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada booliiska dalka Canada ayaa gacanta ku dhigay nin dhalinyaro ah oo loo heesto in uu ka dambeeyay weerarkii habeen hore lagu qaaday Masjid muslimiinta ku cibaadeestaan oo kuyaala magaalada Quebec ee dalka Canada. Weerarkan waxaa ku dhintay 6-qof oo kamid ahaa Jameecada masjidka ku cibaadeesanayay, waxaa sidoo kale weerarkaasi…

Read More

Guddiga Anshaxa Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo la magacaabay (Akhriso Magacyada)

Muqdisho 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Baarlmaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta magacaabay Guddi loo xil saaray Ilaalinta Anshaxa iyo asluub-wanaagga iyo Bedqabka Geeddi socodka Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. Guddigan la magacaabay ayaa waxaa ku jira Aqoonyahano Soomaaliyeed oo si weyn dalka looga yaqaan, waxaana xubnaha Guddiagan kamid ah Prof Cabdi Ismaaciil Samatar…

Read More

Ururka Midowga Africa oo u Doortay Gudoomiyaha Cusub ee Ururkaas Wasiirka Arrimaha Dibada ee Dalka Chad & Balanqaadka uu Sameeyay

Addis Ababa 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Shirmadaxeedka Ururka midawga afrika ayaa maanta ka furmaya Magaalada Adds ababa  Caasimadda dalka itoobiya kaasi oo socon doona laba maalmood. Shir madaxeedkan oo ah shirmadaxeedkii 28 aad Waxa lagu doortay Gudoomiyaha Ururka Midowga Africa oo uu Ku Guulaystay Wasiirka Arrimaha Dibada ee Dalka Chad Moussa Faki Mahamat Waxaanu helay…

Read More

Haweenayda kaliya ee madow ee dhashay laba carruur ah oo caddaan ah, arrintaasi oo ah mid naadir ah AKHRI+DAAWO

London 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Hooyo madow oo ka soo jeeda Nigeria oo la yidhaahdo Cathene Howarth, oo saygeeda Richard uu caddaan yahay, ayaa noqotay haweenayda kaliya ee madow ee dhashay laba carruur ah oo caddaan ah, arrintaasi oo ah mid naadir ah,Waxay dhashay markii hore wiil caddaan ah oo indhihiisu buluug yihiin, imikana waxay dihatay…

Read More

Maamulka Heer Gobol Iyo Degmo Ee Wajaale Oo Si Adag Uga Hadlay Laba Kamid Askarta Lyu Policeka Oo Soo Galay Xuduuda Somaliland Mid La Qabtay & Mid Dhaawac ah DAAWO

Wajaale 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Dagaal is rasaasayn ah ayaa dhex maray Ciidamada Booliska Somaliland iyo Kuwa Liyuu Booliska ee Is maamulka Kililka Shanaad ee Dalka Itoobiya, Dagaalkaas oo ka dhacay deegaan ka Tirsan Xuduudka Somaliland ee deegaanka Wajaale.

Read More