Hargaysa 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka warbixiyey Kulan ay Maanta Murashixiinta Sadexda Xisbi qaran la Yeesheen Haldoorka Abwaanada Somaliland
https://www.youtube.com/watch?v=V0jfAUCxVCw
