Hargaysa 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Maanta ka hadlay Kulan ay la Yeesheen Hal doorka Abwaanada Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=sZmdJl-hJCI&feature=youtu.be
