Madaxwaynaha Galmudug oo Dhaliil u jeediyey Puntland DHAGAYSO
Cadaado , 29 September, 2016-(SDN/QJ) :– Madaxwaynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Gulled oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado ayaa ka hadlay dhacadii maanta ka dhacay duleedka degmada Gaalkacyo. C/kariin ayaa tacsi u diray qoysaskii ay ka geeriyoodeen ciidamo uu sheegay inay ahaayeen kuwa Galmudug waxyeelo kasoo gaartay dagaal saaka ka dhacay duleedka degmada…
