Webmaster

A response to a written statement released by the UK government on behalf of the international community [US, UK, EU, UN, SWEDEN, and DENMARK] and the Somaliland Elections Donor Working Group

Subject: Somaliland Parliamentary and Presidential Elections The president made a carefully considered, legitimate, and widely supported decision based on political, constitutional and technical grounds. The president decided to delay parliamentary elections after taking into consideration: Part 1 and part 2 of Article 8, Article 22 and Article 90 of the constitution, The decision of the…

Read More

Somalia: International community reaffirms support for timely and credible 2016 electoral process

Mogadishu, 2 September 2016 – The United Nations, African Union, European Union, Inter-governmental Authority on Development, United Kingdom, the United States of America, Sweden and Italy welcome the preparations underway for the implementation of Somalia’s 2016 electoral process. Somalia’s international partners reiterate their support for the electoral process and stress the need for its implementation…

Read More

Xisbiga Kulmiye oo Maanta Soo Dhawayn u Sameeyay Udub-yahankii Nafta u Keenay Xiligii ay Mucaaridka ahaayeen DAAWO

Hargaysa 18.Sep 2016 (SDN/QJ):-Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE, ayaa si rasmi ah u soo dhaweeyey siyaaasiyiin ka mid ahaa hormoodka xisbigii UDUB iyo xubno ka mid ahaa xisbiga WADDANI oo iska casilay. Xaflad bilan oo xisbiga KULMIYE ku soo dhaweynayey bahweynta ku soo biirtay oo lagu qabtay huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxa…

Read More

Taliyihii Guutada Sadexaad ee Ciidamada Somalia General Max’ed Goobaale & Ilaaladiisii oo Ku dhimatay Qarax lala Beegsaday DHAGAYSO

Muqdisho 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- ALLA ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dilay taliyihii guutada saddexaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya jeneraal Maxamed Rooble Jimcaale “Goobaale” kadib marki baabuur uu watay lagu dhiftay gaari ay saarraayeen walxaha qarxa. Sida uu VOA-da u xaqiijiyey afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Cabdifax Cumar Xalane, weerarka ayaa ka…

Read More

Maxkamada Distooriga ah ee Somaliland oo Maanta Guda Gashay Dacwada Xisbiga Ucid ka Dhex Taagan Iyo Dooda Labada Dhinac DAAWO

Hargaysa 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Maxkamada Sare ee Distooriga ah ayaa Maanta Guda Gashay Ka Garnaqista Khilaaf Mudooyinkii u danbeeyay ka Dhex Taagnaa Xisbiga Ucid Isla markaana u dhexeeyay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Jamaal Cali Xuseen. Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Distooriga ah Garyaqaan Aadan Xaaji Cali…

Read More

Dawladda Soomaaliya oo Dabada Kasoo Riixaysa Kooxihii Baasaaboorka Xamar Ku Samayn Jiray Somaliland Gudaheed Oo Dib U Soo Karaar Qaatay & Warbixin La Yaab Leh oo Laga Helay

Hargaysa 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Ra’yul-caamka bulshada Somaliland ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyey siyaasadda hoggaamineed ee wasiirka cusub ee wasaaradda daakhiliga Somaliland Md. Yaasiin Maxamed Faratoon ku waajihi doono, dabinnada qarsoon ee gudaha iyo dibada dalkaba daadsan ee cadawga somaliland ku minjo xaabinayo qaddiyadda Somaliland iyo nidaamka dawladnimo ee ka dhisan geyiga somaliland. Si kale…

Read More

War Deg Deg ah Siyaasi Cismaan C.laahi Cigaal “Cismaan Hindi” oo Dalka Uk Ku Geeriyooday

London 18.Sep 2016 (SDN/QJ):-  War Hada Soo Gaadhay Xafiiska Warqabadka Shabakada Qurbejoog ayaa Sheegaya inuu Maanta Magaalada London ee Cariga Ingiriiska ku Geeriyooday Siyaasi Cismaan C.laahi Cigaal “Cismaan Hindi” oo Saaxada Siyaasadda Somaliland ku soo dhex jiray Dhawr iyo Tobankii Sanno ee u danbeeyay. Alle ha u naxariistee Marxuun Cismaan C.laahi Cigaal “Cismaan Hindi” oo…

Read More

Faysal Cali Waraabe Oo Ka Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Qaadhan Bixiyayaasha Somaliland Ka Caawiya Doorashooyinka DAAWO

Hargaysa 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Jawaab ka Bixiyey Bayaan ay soo Saareen Dalalka Daneeya Geedi Socodka Dimuquraadiyada Somaliland oo Werwer ka Muujiyey Kala Qaadista labada doorasho ee Madaxtooyada iyo Golaha Wakiiladda. https://youtu.be/_iYWM57wKlE

Read More

‘’Meesha Kuma Jirto in Ninka 82 Qof ka Adkaan Waayay uu Yidhaahdo Dal Baan u Bu’ayaa inaan Xukumo’’ Eng Maxamed Xaashi oo Gantaalo Siyaasadeed ku Ganay Gudoomiye Cirro DAAWO

Hargaysa 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, wasiirkii hore ee wasaaradda maalliyada Somaliland haatanna ka mid ah odayaasha madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka ayaa guddoomiyaha golaha wakiillada ahna hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Mr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi [Cirro] ku tilmaamay in uu sababteeda leeyahay go’aanka lagu kala qaaday labada doorasho ee madaxtooyada iyo tan golaha wakiillada….

Read More

“Reer Galbeedku Waxan Yar ee ay Nagu Xiijiyeen Hala Noqdaan”Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle DAAWO

Hargaysa 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ayaa u soo Jeediyey Dalalka Daneeya Geedi Socodka Dimuquraadiyada Somaliland in Dhaqaalaha yar ee ay Ku Caawiyaan Somaliland inay iska haystaan Maadama ay Marba Wixii dantood ah ay ka shiidaal qaataan. https://www.youtube.com/watch?v=Wo3l62kxuYU

Read More

“Si Kasta Oo Somaliland U Dedaasho Marnaba Dhici Mayso IGAD Madaxdeedu Inay Ku Shiraan Maamul Goboleedkaa..” Xasan Sheekh

Muqdisho 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay hadal ka soo yeedhay Xukuumadda Somaliland oo ku saabsanaa in ay martigelin doonaan Urur-goboleedka IGAD iyo Midawga Afrika si ay Guddi xaqiiqo-raadin ah ugu soo diraan Somaliland, ka dib markii ay Madaxda IGAD Salaasadii inna dhaaftay Shir ku yeesheen magaalada Muqdisho ee Caasimadda…

Read More

Siyaasada Jir Jiroolaynta ah ee Madaxweyne Siilaanyo & Duruufaha ay Somaliland Wajahayso

Hargaysa 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Isbedelada iyo gad-gadoonka waayaha siyaasadeed ee Somaliland ayaa u muuqda inuu hadba ku soo noqonayo halkii uu hore uga hayaamay ee ay shacabku filayeen inaan dib loogu soo noqon doonin.   Mawduuca muddo kordhinta ayaa ahaa kii ugu xaasaasinaa ee xilligii uu talada dalka hayay Daahir Rayaale, dhawr goor sababay mudaharaado…

Read More

Jigjiga: Daahfurkii Arooska Qarniga, Su’aashii Maxkamadda, Jawaabtii Madaxweynaha Iyo Qori Tuurkii Lamaanaha Dabran

Jig Jiga 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wuxuu ahaa hoy la bilay oo loogu dabaal degayay lamaane is doortay. Xidid, xigaal, madax, mijo iyo wadar kale oo lamaane ahba hoolku waa camiraa. Bilic iyo ildoogsi nashaad iyo farxadi ku dheehan tahayna waa ku ladhnayd. Barnaamij dib u soo noolayn dhaqan ah oo masuuliyad, sawrac iyo sinji leh…

Read More

Beel ka Mid ah Beelaha Gobolka Sanaag oo Si adag uga Biyo Diiday Wada Hadalada ay Xukuumadu u Mudaysay inay Ka Furmaan Magaalada Burco ee Beelaha Harti Iyo Go’aano laga soo Saaray

Xiin-Galool 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Shirweynaha Samowade oo muddo 15 cisho ah Deegaanka Habarshiro ee Bariga Sanaag uga socday qaar ka mid ah Beelaha Warsangeli ee deegaamadaasi dega, ayaa waxa laga soo saaray qodobo lagu soo koobay waxyabihii ay beelahaasi isla qaateen. Shirkan oo ahaa mid ay ka qayb galeen Madaxdhaqameedka, Siyaasiyiinta, Waxgaradka, Dhalinyarada iyo Haweenka…

Read More

Ma Dhabbaa In Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Loo Diiday Safar Uu Ku Tegi Lahaa Ingiriiska?

Hargaysa 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Qaadhaan bixiyayaasha Somaliland ka taageera hanaanka kobcinta dimoqraadiyada iyo dhaqaalaha doorashooyinka ayaa war murtiyeed ay soo saareen walaac wayn kaga muujiyay go’aanka Madaxweyne Siilaanyo ee kala qaadista doorashooyinka, kaasoo ay ku tilmaameen mid aan cuskasho lahayn oo dhaawacaya axdiyaddii beesha caalamka iyo Somaliland wada galeen, isla markaana waxay ugu baaqeen Madaxweyne…

Read More

Maxaa Kala Qabsaday Wasiir Caddaani iyo Odayaasha Reer Ceel Afweyn? Waxbaan.. iyo Waxba..!

Ceerigaabo 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Caddaani), ayaa sheegay inay nabad ka dhex-islaaxiyeen laba Beelood oo shaqaaqo dhimasho iyo dhaawac sababtay horraantii bishan ku dhex-martay deegaannada Dogoble iyo Dararweyne oo ka tirsan degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag. Hase-yeeshee, qaar ka tirsan Odayaasha mid ka mid ah labada Beelood…

Read More