Dhaq dhaqaaqa Xaami ah oo Ku Saabsan Soo Xulida Xubnaha Punt Land uga Mid Noqonaya Labada Aqal Baarlamaan ee Somalia oo Si Dardar leh uga Socda Deegaamada Puntland
Garowe 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Deegaannada Puntland ayaa waxaa laga dareemayaa dhaq dhaqaaqyo xooggan oo ay wadaan odayaasha beelaha Puntland oo ay kusoo xulayaan xubnaha kamid noqonaya labada aqal ee Soomaaliya iyo waliba xubnaha ergooyinka ee sii kala dooranaya xubnaha. Caasimadda Puntland ee Garoowe waxaa laga dareemayaa dhaq dhaqaaq xooggan, waxaa laga dareemayaa caasimadda in…
