Webmaster

Maxay Xal U Arkaan Hogaamiyayaasha Kala Hadafka Ah Ee Ku Loolamaya Dalkaasi Suuriya Muddo Shan Sano ah

London 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wakiillada matalaya kooxaha mucaaradka ee Suuriya ayaa soo bandhigey qorshohooda oo ku saabsan sida loo dhamayn karo collaadda shanta sano qaadatay ee ka socota dalkaasi.   Golaha sare ee wadahadalka ee Sucuudiga uu taageerayo oo hadda ku kulansan London, ayaa waxa uu saadaalinayaa saddax hannaan.   Waxa  kale oo uu guddigu…

Read More

Dawlada Iiraan oo Xabsiga u Taxaabtay Tiro door ah oo ka Mid ah Dumarka Dharka Xayaysiiya,Xarumo Albaabada loo Xidhay & Sababta eedayntooda

Tahran 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Jamhuuriyada Islaamka ah ee Iran waxa xabsiyada loo taxaabay ugu yaraan 30 haween ah oo dharka xayaysiin jiray waxana lagu eedeeyey inay bedelayaan muuqaalka islaamiga ah ee wadankaasi leeyahay.   Warbaahinta dalka Turkiga badankeeda ayaa Xalay waxay baahinaysaa dhacdadaasi oo ka dhacday magaalada Mashhad.   Dhanka kalena waxaa albaabada la isugu…

Read More

Boqortooyada Sucuudiga oo Beeniyay in Safiirkoodii ay kala Baxeen Dalka Ciraaq

Riyadh 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Boqortooyada Sucuudigu waxay beenisay warar uu daabacay wargayska Independent ee dalka Britain oo sheegayey in sucuudigu kala baxeen safiirkoodii u fadhiyey dalka Ciraaq.     Sarkaal ka tirsan wasaarada arimaha dibada ee Boqortooyada Sucuudiga oo u waramay maanta Wakaalada wararka ee Sucuudiga ee WAAS ayaa ganafka ku dhuftay wararka uu wargayskaasi…

Read More

Weriyeyaasha ka hawlgala Kenya oo Muddaharaad ka dhigay Nairobi iyo Nuxurka Cabashadooda

Nairobi 08.Sep 2016 (SDN/QJ):-Weriyayaasha ka hawlgala Warbaahinta kala duwan ee waddanka Kenya, ayaa Bannaan-bax cabasho ah ka sameeyey Maanta Caasimadda dalkaas ee Nairobi, waxaanay ka cabanayaan Khatar badan oo ay sheegeen in ay soo food-saartay hawshooda.   Dhawr Weriye, ayaa sannadkii lasoo dhaafay Kenya ugu dhintay xaalado aan sharraxaad laga bixinin dalka Kenya. Xilli dambe…

Read More

Arabsiyo: Xisbiga Kulmiye oo ka Daba Raray Xisbiga Waddani iyo Weriye Caan ah oo Taageero u Muujiyey Xisbiga Kulmiye DAAWO

Arabsiyo 08.Sep 2016 (SDN/QJ):- Sadex Cisho ka Hor Markii Xisbiga Waddani uu Ku Qaabilay Degmada Arabsiyo Xubno ka Mid ah Isbedel doonka ka soo Digo rogtay Xisbiga Kulmiye ayaa Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed Iyo Mas’uuliyiin kale Waxay Maanta  ka qayb galeen Xaflad lagu dardar gelinayay Xafiiska Xisbiga Kulmiye ee…

Read More

“Malaha Waxa haboonayd inuu Faysal Cali Waraabe isaga biro Xisbiga KULMIYE,Dacwadii Maxkamada Saree e Xisbiga Ucidna Waa La Mudeeyay” Murashax Jamaal Cali Xuseen DAAWO

Hargaysa 08.Sep 2016 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa uu kula taliyay Guddoomiye Faysal Cali Waraabe inuu isaga biiro Xisbiga Xukuumiga ah ee KULMIYE, isla markaana uu dhibta ka daayo Xisbiga UCID. https://www.youtube.com/watch?v=yWLMMUrDcGE

Read More

Weftigii Somaliland Ee Ku Sugnaa Isu-tagga Imaaraadka Carabta Ayaa La Kulmay Boqorka Raysal Khayma Xukuma, Sheikh Saud Bin Saqr Al Qaasim DAAWO

Raysal Khayma 08.Sep 2016 (SDN/QJ):-Weftigii Jamhuuriyadda Somaliland, kuna sugnaa Dubai, ayaa martiqaad rasmi ah ka helay boqorka xukuma Raysal Khayma oo kulan balaadhan la yeeshay weftigii Somaliland ee halkaa u joogay meelmarinta heshiiskii taariikhiga ahaa ee ay kala saxeexdeen 05/09/2016, Somaliland iyo Shirkada DP World, weftigaasi oo ka kooban Wasiirada Arrimaha Dibeda, Qorshaynta Qaranka, madaxtooyada,…

Read More

Ugaaska Guud Ee SAMAROON Oo Ku Baaqay Wada-hadallo Laga Yeesho Muranka Dhuleed Ee Waqooyiga Hargeysa DAAWO

Ottowa, 8 September, 2016-(SDN/QJ): – Ugaaska Guud ee Beelaha Samaroon Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi, ayaa ku baaqay Wada-hadallo Guud oo laga yeesho Muranka Dhuleed ee ka taagan Lixda Goobood ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa, si loo baajiyo Colaad sokeeye oo ka qarxa halkaasi. Ugaaska oo ka hadlayey Kulan uu Qurba-joogta Beelaha Samaroon ee Kanada…

Read More

Xukuumada Somaliland oo Xabsiga dhigtay Gudoomiye Ku Xigeenkii Ururka Solja

Hargaysa 08.Sep 2016 (SDN/QJ):-Ciidamada booliska Gobolka Togdheer ayaa xabsiga u taxaabay galabta Guddoomiye Kuxigeenka Ururka SOLJA Weriye Keyse Axmed Digaale, kadib markii laga soo qabtay gurigiisa oo uu wkahtigaa ku sugnaa.   Ma jiro war rasmiya oo ka soo baxay Ciidamada booliska Somaliland oo la xidhiidha Xadhiga Weriyaha  iyo sababta loo soo xidhay. Hasayeeshe waxa…

Read More

Shirka Madasha Hoggaanka Qaranka oo maalintii labaad si habsami leh uga socda Muqdisho

Muqdisho, 8 September 2016 (SDN/QJ) Shirka Madasha Hoggaanka Qaranka ayaa maalintii labaad si habsami leh uga socda Xarunta Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho. Shirkan oo uu shir guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa ka qeybgalaya Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari, Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka, Mudane…

Read More